en
Feedback
Cish mud'main.❤️

Cish mud'main.❤️

Open in Telegram

Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️

Show more
869
Subscribers
No data24 hours
-57 days
-430 days
Posts Archive
Dhib malahan wixi aad horay usoo sameesay hadii aad kasoo laabato aadna dhaxda xirato kana faaideesato dadaal farabadanna aad latimaado waqtiga haray kuwaas oo ahaa in aad iska soo dayacday maalmahaan oo qur'aan aadan soo aqrin salaadaha waajibka ah aadan waqtigooda ku gudan taraawiixna aadan tukashadeeda kaso faaideesan iyo waxkasto wanaag ah ee lasameeyo aadan soo sameen kuwaa badalkoodana aad samaysay in social media aad waqtiga isaga lumiso iyo waxkstoo waqtiga laiskaga dilo Soo laabo garo qiimaha maalmahaan yeynan kula mid noqonin maalmaha kale ee sanadka waxaad kujirtaa maalmo ay jeclaanlahaayeen dadka qabriyada kujiro in lasiiiyo sey ugu faaideestaan

Midka caasiga ahoow kulligeenba sidaas ayaan nahayee haka quusanin naxariista alle acmaaasha xunxun aaad sameesay darteed Mee
Midka caasiga ahoow kulligeenba sidaas ayaan nahayee haka quusanin naxariista alle acmaaasha xunxun aaad sameesay darteed Meeeqa ayaa naarta laga xoreeyy maalmahaan ee adigoo kale ahaa Ibnu rajab

Maalin dhaaf baynu uu qaadanayna barashada nabbigeena maxamed SCW

Voice message00:30

Voice message01:15

Voice message03:24

Voice message03:10

Voice message03:02

Voice message02:14

⏬متوفر تنصيب سورس زدثون ⏬ مدفوع مع الاوامر المدفوعه .... ✅آمن للحسابات وحمايه قويه ✅ ضمان شهـر أو شهرين على حسب مدة ✅الاشتراك ✅ ❤️ الاوامر المـدفوعه ❤️ همسه . تهكير . حفظ التسجيل الصوتي . صوره للموقع عبر القمر الصناعي . رشق لايكات انستاء ومشاهدات تيك توك .تشغيل الأغاني في المكالمات .. وغيرها الكثير الكثير ✅ التنصيب بمقابل ✅ - للتـــواصل : @PHPSB - للمحظورين : @I8IUBOT

Goorma ayaad noqonaysaa mid u dagdaga una tartama kheyrka Goorma ayaad ka faaideysanysaa waqtiyada qaaliga ah ee laga yaabo i
Goorma ayaad noqonaysaa mid u dagdaga una tartama kheyrka Goorma ayaad ka faaideysanysaa waqtiyada qaaliga ah ee laga yaabo ineysan kusoo marin markale Goorma ayaa dareemaysaa bishan in ay tahy bil qiiimo iyo fursad qaali ah Goorma ayaad kasoo laabanaysaa heesahaan io musalsaladan iyo waxyaalaha waqti lumiska ah ee ramadaanka dhaxdiisa aad sameynayso Ramadaan wa 4 qura'aaan aqris adkaarta oo aanan marna shay kaa xayireenin inaad aqriso iyo waajibaadkaada aad adkaysid ziyaado aa la imaadid ugu faaideyso fursaddaan

La soco mawduuc qiimo badan aan ku wada baran doono shakhsigii ugu wanaagsana ee soo mara dunida Nabbi maxamed SCW siina gudbi.🎤

Kala soco Telegram kaa Cish mud'main barnaamijka nolashi Rasuulka SCW maalin walba. https://t.me/cishmudmain
Kala soco Telegram kaa Cish mud'main barnaamijka nolashi Rasuulka SCW maalin walba. https://t.me/cishmudmain

Voice message03:06

Voice message01:59

Voice message02:45

Hadii uu shaydaanka shalay iga adkaaday maanta waxaan ku dhabar jabinayaa towbadkeen iyo inaaan wanaajiyo cibaadooyinkayga *S
Hadii uu shaydaanka shalay iga adkaaday maanta waxaan ku dhabar jabinayaa towbadkeen iyo inaaan wanaajiyo cibaadooyinkayga *Sufyaan Al thowri* Ramadaan wa 3 manta hadii labadaan bari aadan kasoo faaideesanin ee aad iska soo dayacday alle usoo laabo ee kudadaal acmaasha wanaagsan wa maalmo yaree

" فاغتنموا أوقاته قبل الندم🧡🌙