en
Feedback
Erayo jacayl❤️

Erayo jacayl❤️

Open in Telegram

📈 Analytical overview of Telegram channel Erayo jacayl❤️

Channel Erayo jacayl❤️ (@obsiiyeh) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 12 628 subscribers, ranking 1 973 in the Motivation & Quotes category and 589 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 12 628 subscribers.

According to the latest data from 08 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by 208 over the last 30 days and by 11 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

Channel description not provided.

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 09 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Motivation & Quotes category.

12 628
Subscribers
+1124 hours
+267 days
+20830 days
Posts Archive
📍WARGELINN
Fadlan Taxadarra, ❗️❗️⚠️ Maalmahan waxa markale dib u bilaabatay tuugo hackers ah kuwaasoo akoono badan oo telegram jabsadey, iyagoo fariin lifaaq la socda udiraya kadibna qofka lifaaqa furra sifudud xogtiisa lagu jabsankarro, lana hakin karro akoonkiisa ! Fadlan fariin lifaaq la socdo oo aanad ka fiirsan hafurin (intaad furin kafiirso), hana sii faafin fariimaha noocan ah. Adiga ma laguusoodiray fariin noocan ah?

"Wanagsanan lahayda hadii aad qaladkayga intaad igu cananato, kadibna ishegayso waxan qaladka ku galay, taa badalkeeda adna marka aad qalad gasho intaan kugu cananto kadibna ku shegayo waxad qaladka ku gashay. Kadib aan is cafinayno iskuna laabxaadhnanayno , waayo qofna ma jecla inu waayo qalbi uu isaga darts uga hadhay san ku neefle oo dhan

Sideen qalbigeeyga oga dhaadhiciyaa inaad qof xun tahay ood idhawacdey😢💔

Sow lugooyadedii Ileelelin mayso🥲

Ileeen hawli Adun kama dhamaato

Markaad xidhan tahay xijaabka Waxaad tahay xuralcayn yar❤️👏

Anu baaa lalabayooo Cashaqu ilulaayeee Show jacaylka laabtiyo Lubigaba kumad hayn🤍

Gobi waxay u hoyataaa Guri nabadi taaaal

Qalbiyada dhaawacmow Sow markale dhaymo iyo bogsiimo helimaysaan😢💔

Haku qeexin wayaha sida ay manta kuu tahay🤍

Way samaan ayaantuye haka tagin saladaha❤️

Ninkii gobonimo donayow Gocasho waa ceeeb👍❤️

Jimce wangsan inta jimcaysatay

Arinkeeygu mooyaaan Sida ega uuuu yahay😒

Hadal xaqiiq ah waaye @Abderezaksomali
Hadal xaqiiq ah waaye @Abderezaksomali

Maxay kula tahay adigu??? @Abderezaksomali
Maxay kula tahay adigu??? @Abderezaksomali

photo content

Jacayl aan ixtiraam lahayn Waa shaax aan sunkor lahayn. Jacaylka waxa dhadhan u yea waa ixtiraamka qof jeceshahay. @Abderezaksomali

Waa idinka mashqulaye Hada ka fiirsada cashirada🤣

"Jacaylka guurka ka hor" miyuu yimada mise guurka kadib💯❤?