en
Feedback
•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

•●▬▬ⁱᵗ,ˢ𝓶𝓮≛⃝𝗦𝗔𝗠𝗥𝗜𝗜𝗧𝗔 𝘗𝘌𝘈𝘏ᶜʰᵃⁿⁿᵃˡ 🦋💋💗

Open in Telegram

XANUUNKU ka𝘮𝘢 yimado cadowgag ee wuxu yimaada dad ad ku kalsonthy oo ad jceshahy💔🥺

Show more
1 198
Subscribers
No data24 hours
-37 days
-2430 days
Posts Archive
Markuu wanagu ku ekaa ,, Waa taad iga weecatey ,,,😢🚶 dawadaa man Hanan ruux daryeel ii huro misna Dareen jaceyl ii muujiya
Markuu wanagu ku ekaa ,, Waa taad iga weecatey ,,,😢🚶 dawadaa man Hanan ruux daryeel ii huro misna Dareen jaceyl ii muujiya ma heshey dawadey ruux daacado ku jaceyl ,, aymo horo durkey xasuuso daxlestey sideydoo kle ma dawata waqtigana ma iska kaa dawa maraa dayaxuna ma weheshataa 🥹💥🫵

,,😢❤️ Albabka qalpigeyga weli kaman xiran ayansamey sidii ayan ku ahay adna maxaad ii ilgoysaa waan is aaminaa isma iloobi k
,,😢❤️ Albabka qalpigeyga weli kaman xiran ayansamey sidii ayan ku ahay adna maxaad ii ilgoysaa waan is aaminaa isma iloobi karno noo adkey axdigii dhaxdeedana ahaa 🥹🫂💘

,,💔🥲🥹 alla maxaan ciishodey anoo u bahna cidlada in la igu wehliyo maxaan garabkeyga kaga wayey qalpi aan jaceyl ii haanin
,,💔🥲🥹 alla maxaan ciishodey anoo u bahna cidlada in la igu wehliyo maxaan garabkeyga kaga wayey qalpi aan jaceyl ii haanin maxaan dhihi jirey calafka ayaa na isku keen ogol hada waxaan ahay naftii naxriista badned misna dulaadka badneed 💔🫰

Quus jaceyl ,,,🥹 💔 Nafteyda qanaca baro xanunka qalpigaga Garey bal garo 🥹💔,, Dantaada qabso mar garo hadafkaga waad gaar
Quus jaceyl ,,,🥹 💔 Nafteyda qanaca baro xanunka qalpigaga Garey bal garo 🥹💔,, Dantaada qabso mar garo hadafkaga waad gaariye ee aad keyso ,, Adoon dib u qoomaneeyn nasiibkii kaa qalocdey kajaro xasuusahga ka quuso qofan ku tabin ka Saar qalpigaga ee iloow 💔😢,, Nafteyda dib isku qabo wixii qoran waa qoraale qar iyo ha iska ridin qorsho iyo go.aan yeelo mar UN hadafkaga wad gariye☝️💪 ,, Nafteyda quusta baro go.aan qaado quwad yeelo runta qaabilo🤏😓 ,, ka maran naftii kaa marantey ka tir qalbigaga ee iloow🚶💔 ,,

,,,😭😔🤲 Ilaahow Ani ma arko waxa ayada qalbigeda ku jira lakin adiga waad aragta waxa ku jira gudaha qalbigeeda ❣️😭 Ilaaho
,,,😭😔🤲 Ilaahow Ani ma arko waxa ayada qalbigeda ku jira lakin adiga waad aragta waxa ku jira gudaha qalbigeeda ❣️😭 Ilaahow hadey sacadyar uu qalbigeeda murugo yar daremo ilaahow faraxd ugu badel Hadey xanusatana cafimad igu badel 😔🫰 Ilaahow ayada adiga dartaa Ayn isku imaney adigana I jecleysiyey adiga qalbigeyga boos ugu yeeley ilaahow inta cumrgeda ka dhiman farxad igu dhameyy 😪🤲

𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐧. 𝐁𝐚𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐩𝐢𝐠𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐱 𝐋𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐚𝐝𝐧𝐚 𝐖�
𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐧. 𝐁𝐚𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐩𝐢𝐠𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐱 𝐋𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐚𝐝𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚𝐝 𝐈𝐠𝐮 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐓𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐧 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐃𝐨𝐫𝐭𝐚𝐚,,, 𝐌𝐜𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐢𝐛𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐢 𝐃𝐡𝐢𝐛𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐫𝐚𝐫𝐭𝐚𝐝 𝐀𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐲𝐲 𝐚𝐧𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐢 𝐈𝐢 𝐃𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐲𝐲 𝐀𝐚𝐝𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐈𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐀𝐧𝐬𝐡𝐚𝐱𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐝 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐭𝐚𝐡𝐲𝐲 𝐇𝐚𝐛𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐠𝐚𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐡𝐲𝐲

,,,🫰🫂 Inakaston manta garabkeyga ka wayey qalbigii dacada ahaa ax Buu yiri marku wayey,,💔😔 ruuxdaa ugu tirahda hankeygii
,,,🫰🫂 Inakaston manta garabkeyga ka wayey qalbigii dacada ahaa ax Buu yiri marku wayey,,💔😔 ruuxdaa ugu tirahda hankeygii samiir qaado 🤌🥹 Wejigagii quruxda lahaa iyo Weydhada xasusta leh weli labteeyda kama bixin 🫀❣️ Hadii mantey wada jirkeeni lumeyy waqtiigi iyo dharahaha quruxda badanaa ee aan Soo wada qadaneyy ayaa weli qalbigeyga ka tirmin ,,, 😢🫶

,,,😭🫂 Adaa dagoo wadnaheyga dooqiyo iyo jaceylkaba barey misna manta adaa dhib badeyy 💆‍♂👨‍🦼‍➡️ Nafteyda adaa yacey adig
,,,😭🫂 Adaa dagoo wadnaheyga dooqiyo iyo jaceylkaba barey misna manta adaa dhib badeyy 💆‍♂👨‍🦼‍➡️ Nafteyda adaa yacey adigoo ka dabiibi Kara dabka iyo olalka qalbigeyga ku shidan 🔥😭💔 Hadan shaleyy dadka kugu jeclaa misna kugu dharan jireyy adoo shleyy igu digtey mantana Kuma Deen karo 👥🫵😢 Hadad mantey I deesey misna nafteyda aad daryeli weyso adigoo Ii diirnaxaya nafteydana adan duleyn waxaan doonayo garo macaan aad Ii dareen😢😆😭

''😢💔 𝑹𝒖𝒏 𝑨𝒉𝒂𝒏𝒕𝒊𝒊 𝑺𝒊 𝑿𝒂𝒅 𝑨𝒚𝒂𝒏 𝑲𝒖𝒖 𝑱𝒆𝒄𝒍𝒂𝒅𝒆𝒚𝒚 𝑾𝒆𝒍𝒊𝒃𝒂 𝑯𝒆𝒆𝒓 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑴𝒂𝒓𝒂𝒚𝒂 �
''😢💔 𝑹𝒖𝒏  𝑨𝒉𝒂𝒏𝒕𝒊𝒊  𝑺𝒊  𝑿𝒂𝒅  𝑨𝒚𝒂𝒏 𝑲𝒖𝒖  𝑱𝒆𝒄𝒍𝒂𝒅𝒆𝒚𝒚  𝑾𝒆𝒍𝒊𝒃𝒂 𝑯𝒆𝒆𝒓 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑴𝒂𝒓𝒂𝒚𝒂 𝑵𝒂𝒇𝒕𝒆𝒚𝒅𝒂  𝑰𝒐  𝑫𝒂𝒓𝒆𝒆𝒏  𝑨𝒂𝒏  𝑿𝒂𝒌𝒂  𝑴𝒆𝒆𝒏  𝑾𝒂𝒂𝒚𝒐  𝑯𝒂𝒅𝒊𝒊  𝑨𝒂𝒅  𝑴𝒂𝒏𝒕𝒂  𝑰𝒈𝒂  𝑻𝒂𝒈 𝑻𝒂𝒏𝒂  𝑳𝒂.𝑨𝒂𝒏𝒕𝒂  𝑴𝒂𝒏𝒐𝒍𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒐  𝑯𝒂𝒅𝒂𝒏𝒂  𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏  𝑫𝒐𝒐𝒓 𝒃𝒊𝒅𝒂𝒂 𝑱𝒂𝒄𝒆𝒚𝒍𝒌𝒂𝒈𝒂 𝑰𝒏𝒂𝒏 𝑰𝒔𝒌𝒂 𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂 𝑻𝒊𝒓𝒐 𝑾𝒆𝒍𝒊𝒃𝒂 𝑨𝒏𝒐𝒐 𝑺𝒊𝒅𝒉𝒂𝒃𝒂 𝑲𝒖 𝑱𝒂𝒄𝒆𝒚𝒍 💔😢

,,,💔🥹 Runtii kuma iloobi karo hadana kuma soo wici karo 😭💔 waan ku daneya mar weliba balse aniga ima danesid 👥👎 Qoral k
,,,💔🥹 Runtii kuma iloobi karo hadana kuma soo wici karo 😭💔 waan ku daneya mar weliba balse aniga ima danesid 👥👎 Qoral kuma soo diri karo blse mar weliba adigo keliya ayan kaa fikiraa 🫠😓 kuma arko mar weliba lkn aad baan kugu xiisa adiga,,🥹🫂 Mar welboo aan is dhoho u dhowow ayada balse waad iga sii fogataa 🫂🚶 Erey Kuma dhihi karo hadana adiga si dhaba ayan ku jecladeyy ❤️🫶😢

,,,,🚶‍♂‍➡️😪 Raadinta aan mantey ku soo radinayo hadii ay kula noqotey jaceylakaga in uu daciif iga dhigeyy balse malin baa
,,,,🚶‍♂‍➡️😪 Raadinta aan mantey ku soo radinayo hadii ay kula noqotey jaceylakaga in uu daciif iga dhigeyy balse malin baa dhici donta in aad aniga isoo raadiso anigoo doorbidayo maqnan shahaga ogowna markasina nafteyda waxey ku jirta sey magacaga qalbigeyga oga tiri laheed ,,,,,😭🥹

,,,💔💯 𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊. 𝑾𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒆𝒚 ,𝒘𝒂𝒂𝒚𝒐 ,𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒆𝒚𝒚 𝒃𝒐𝒔𝒌𝒂 ,𝒂�
,,,💔💯 𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊. 𝑾𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒆𝒚 ,𝒘𝒂𝒂𝒚𝒐 ,𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒆𝒚𝒚 𝒃𝒐𝒔𝒌𝒂 ,𝒂𝒂𝒏 ,𝒌𝒖 ,𝒍𝒆𝒆𝒚𝒉𝒂𝒚 ,𝒒𝒂𝒍𝒊𝒃𝒊𝒈𝒂𝒈𝒂 𝒊𝒏 𝒖𝒖 𝒒𝒐𝒇 ,𝒊𝒈𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒕𝒐 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒎𝒂𝒓 𝒅𝒂𝒎𝒃𝒆 𝒂𝒂𝒏 𝒐𝒈𝒂𝒂𝒅𝒆𝒚 𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙 𝒃𝒐𝒐𝒔𝒂 𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒍𝒂𝒉𝒆𝒆𝒏 𝒒𝒂𝒍𝒊𝒃𝒊𝒈𝒂𝒂𝒈𝒂 😰🤌💔

Hamigii nafteydaay Haween boqoradeedaay Haasaawe taan wadaagnee Hami guur u qaaday Hooy inaan wada galnoo Hanad ii xanbaartaa
Hamigii nafteydaay Haween boqoradeedaay Haasaawe taan wadaagnee Hami guur u qaaday Hooy inaan wada galnoo Hanad ii xanbaartaan Haminayaaa macaaneey Hadal aan dhameeyee Howsha ila qabo oo Hamigeyga ii rumee Haween boqoradeedaay Hubaal waan ku sugayaa Hanti tan Ugu qaalisaney Hadal aan dhameeynee Howsha ila qabo oo Hamigeyga ii rumee🫴🥺❤️‍🔥

Nafteydii kuu war wareysey misna aad adiga hantiidey hadad meel cidlaha aad uga dhaqaqdeyy dhibi maayo iswaga 💔👥 si kastoo
Nafteydii kuu war wareysey misna aad adiga hantiidey hadad meel cidlaha aad uga dhaqaqdeyy dhibi maayo iswaga 💔👥 si kastoo aad walbahar ula donto nafteyda  niyadeyda erey iidhiso ku dhafsado kama helo 🥺🤌 anigoo wadnaheyga qudheyda ku warabshey codkaga kana dhooreyy wax yeelo hadad mantey warkeyga deyseyy waxba ku noqon maayo wanagii aan isku baraneyy iyo jaceylkii aan wadagneyy hadii aad ka wargtey kuma soo wici doono ☎️😷 keli nimadana culeys kuma daremi dooni 🥹👤😰

♡︎ 𝑾𝑨𝑿𝑨𝑵 𝑳𝑨𝑮𝑨 𝑭𝑰𝑰𝑹𝑺𝑨𝑵𝑩𝑨 🥱🤚 𝑯𝑨𝑫𝑯𝑨𝑾 𝑭𝑨𝑱𝑨𝑪 𝑲𝑼𝑮𝑼 𝑵𝑶𝑸𝑫𝑬 😿💔 𝑯𝑨𝑫𝑬𝑬𝑹 𝑲𝑨 𝑭𝑬𝑬𝑱𝑰�
♡︎ 𝑾𝑨𝑿𝑨𝑵 𝑳𝑨𝑮𝑨 𝑭𝑰𝑰𝑹𝑺𝑨𝑵𝑩𝑨 🥱🤚 𝑯𝑨𝑫𝑯𝑨𝑾 𝑭𝑨𝑱𝑨𝑪 𝑲𝑼𝑮𝑼 𝑵𝑶𝑸𝑫𝑬 😿💔 𝑯𝑨𝑫𝑬𝑬𝑹 𝑲𝑨 𝑭𝑬𝑬𝑱𝑰𝑮𝑵𝑨𝑾🤌🏻🥹 𝑫𝑨𝑫𝑩𝑨 𝑲𝑼 𝑭𝑼𝑫𝑬𝑫𝑺𝑨𝑫𝑬𝑬 😒🙌 𝑨𝑫𝑶𝑶𝑵 𝑼𝑩𝑨 𝑭𝑨𝑵𝑨𝑯𝑨𝒀𝑵 😾🫶 * 𝑼𝑺𝑯𝑬𝑬𝑮 𝑰𝑵𝑨𝑫 𝑭𝑰𝑰𝑪𝑨𝑵𝑨𝑻𝑨𝑯𝒀 🥺🫶❤️*

Nolosheydaba is maan laheen faraxadada moye murugadada ayad admiga kle ayad uga sheeken dontaa balse waa ay dhacdeyy 💔😭😌 M
Nolosheydaba is maan laheen faraxadada moye murugadada ayad admiga kle ayad uga  sheeken dontaa balse waa ay dhacdeyy 💔😭😌 Marnaba ha u ogalan in uu qof noloshada buugi uu  qoraa ka noqdo 📝☝️ Runtii adiga dartaa ayan dadkoo dhan  is kaga indha tiraa balse adiga jaceylka aan ku qabo maxad isaga indha tirtaa Mar weliba 🫵💔🥹 kuma faraxsani inan ka sheekeyo xanunka qalbigeyga inan ka shekeyo nafis ayan ka raadiya 😭😪 Waxa jira kuwa malinba malinta ku xikta xirir cusub sameysta   halka anigana malin kasta aan adigo keliya kugu hamiyo  blse waxey u muuqata Mar markiisa kle in aad ka sii durkeyso qalbigeyga 😔😭👥 ma.adaa awood badan oo ma.anaa nafteyda qiima beesheyy mise adaa nasiib badano qalbigeyga sbb la.aan adiga kuu jecladeyy 😰🫵🫶 Weligey farxadada ima dhibin balse nafteyda maxaad farxad ugu quuri la.adahay 😭🥹😢

Mar walba higso noloshada mar walba ahaw qofka tahay gul darada haka murgonin hadaaba mar ogtahay iney guul kadambeyso iska i
Mar walba higso noloshada mar walba ahaw qofka tahay gul darada haka murgonin hadaaba mar ogtahay iney guul kadambeyso iska ilali niyad jabka sida urumehso riyadada 🔥🔥 Wan idin salamey akhayarteyda❤️

🂱𝗸𝗮𝗹𝗮𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗯 𝗰𝗶𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗲𝗲𝗱𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗼 𝗸𝗹𝗲 𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮
🂱𝗸𝗮𝗹𝗮𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗯 𝗰𝗶𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗲𝗲𝗱𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗼 𝗸𝗹𝗲 𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗺𝗮 𝗲𝗲𝗱𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗶𝗱 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆𝗼 😔 𝗹𝗸𝗻 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗹𝗲𝗲 𝗱𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗻𝘂𝘂𝗻 𝗴𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗮𝗵 🥺💔

Waxaan daremaa kelinimo weliba aad u daran 👤🥹 Markii aad adiga iga fogatey ayey nafteyda ka fogateyy farxado dhan 🥹☝️ Waa
Waxaan  daremaa  kelinimo  weliba  aad  u daran 👤🥹 Markii  aad  adiga iga  fogatey  ayey nafteyda ka fogateyy farxado dhan 🥹☝️ Waa run adiga hada ilama jogtid balse maqanan shahaaga xanunka aan ka qadeyy ayaa wuxuu noqdeyy cudur aan dawo laheen weliba aniga  igu dhex nuul 🧑‍🦼‍➡️🙇🏌‍♀ Xitaa hadii aan maqlayo codkaga kuma filno nafteyda murugadii iyo xanunka aad igaga taktey ayan weli la tahayaa isheydana ilinta kama dhamato 🥹😭 Nolol qeebsigeni iyo farxadan soo wada qadaney ayey nafteyda had iyo jeer ka samri la.adahay inta nolosheyda ka dhimana kama sabri doono balse waan ku sugi doona gortey ahaataba 🥹🫵💔