Iftinka Nolosha✨🤍
Open in Telegram
Ku So Dhawaw Iftinka Nolosha⚡ Xiriir sameyso Xabiibi halagu so diree Adoon aanba ogeyn Hadiyadahaad jeceshay iyo iphonada aad heshide❤️ eraya jaceyl🌹 xigmadoyin🌹 Shekooyon🌹 oraahayo🌹
Show more5 035
Subscribers
No data24 hours
-167 days
-11730 days
Posts Archive
5 035
✨ Ciid Mubaarak / Eid Mubarak ✨🌙
كل عام وأنتم بخير 🤍تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤍
Ciid wanaagsan dhammaan umadda Soomaaliyeed,
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii 🤲
Farxad, nabad iyo barwaaqo ayaan idiin rajeynayaa. 💫
5 035
Sawirkii Ugu Qurxda Badnaa Aan Noloshayda Arko📷❤️
Mashaa Alllah❤️ The Last Friday in Ramadan
اللهم تقبل صيامنا 🤲❤️
5 035
Bishi ramadaan kala bar ayaan joognaa: 15 maalin oo qura aya noo harsan. Bal aan is xisaabino sxbyaal Maxa kheyr ah qabanay? Imisa jeer quraanka dhameenay? Imisa Habeen tarawiix ama salatul leyl dukatay? Maalinki Imisa wardi sameesay? Imisa jeer jameecada ku dukatay? Is badal dhanka kheyrka ma dareentay?
Bal is weeydi qof walo intaan su’aal. Wixi kuso baxa eeg.
Fadlan 15 haray aan ka wanaagsanaano 15ki naga tagay. Ogaaw sida kuwaas oo kale aye u dhamaan doonaan hada ka faaidesan Anaga lee qasaarnay.
Allah na waafajiyo kheyrka. Aamin.
5 035
Si Wax loo qaribaa
La qaadaa dhigayaa
Qawaaniinta Aduunkaa
La qaloocinayaa
Qaran dhan oo Dhisan baa
Qasab loo Dumiyaa
Duni Qiiq ka baxaa
Qoryo lagu Shidayaa
Qab iyo Kibirbaa
Leeysku qoonsanayaa
Qalalaasa Dagaalbaa
Loo qiildayayaa
Qiimihii Noloshaa
La qasaarinayaa
Qalad baa Qalad lagu saxayaa.
Allah u naxariisto Waa Erayadii Abwaan C/kariin Shire Xuseen (Sandheere).
Barnaamijkii Madasha ee Hornafrik baan ku xasuustaa.
5 035
𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗮𝗮𝗻.🌙
Fadliga Bisha Ramadaan:
Bisha Ramadaan waa bisha ugu fadliga badan bilaha oo dhan, waana bisha Alle si gaar ah u sharfay.
▪︎ Soonku waa cibaado gaar ah:
Nabi Muxammed ﷺ wuxuu yiri: “Soonku anigaa iska leh, anigaa kaa abaal-marinaya,
Taas waxay muujinaysaa darajada sare ee soonka.
▪︎ Nabi Muxammad ﷺ wuxuu si gaar ah u sharfay soonka, wuxuuna ummadda baray fadligiisa iyo sida loo guto si sax ah.
▪︎ Nabi Muxammad ﷺ wuxuu yiri:
Soonku waa gaashaan kaa difaaca dambiga iyo naarta.
▪︎ Qur’aanka ayaa la soo dejiyey:
Bisha Ramadaan waa bisha Qur’aanka, akhrintiisana ajar badan ayaa ku jira.
▪︎ Albaabada Jannada waa la furaa
Albaabada Naarta waa la xiraa, shayaadiintana waa la xakameeyaa.
▪︎ Dambiyada waa la dhaafaa:
Qofkii Ramadaan sooma iimaan iyo ajar ayuu helaa, dambiyadiisii hore waa loo dhaafaa.
▪︎ Habeenka Laylatul Qadr:
Waa habeen ka khayr badan 1000 bilood, cibaadadiisuna ajar aan la qiyaasi karin ayay leedahay.
▪︎ Ducada soonka waa la aqbalaa:
Nabigu ﷺ wuxuu yiri ducada soonka waa la aqbalaa gaar ahaan marka qofka uu afuro.
▪︎ In laisku naxariisto iyo sadaqo badan:
Ramadaan waa bisha wax-la-wadaagga, naxariista iyo caawinta masaakiinta.
🤲 Ilaahay hai naga dhigo kuwii ka faa'idesta Ramadaankan iyo kuwii ilahay bishan uu iga dhigo mid barako, naxariis iyo dambidhaaf leh, Ilaahay hai naga aqbalo soonka, salaadda, akhrinta Qur’aanka iyo camalka suubban.🤲❤️
5 035
Fariin ku socota Dhallinyarada 🌙
Waxaa inagu soo wajahan bisha barakeysan ee Ramadaan fursadda ugu weyn ee isbeddel iyo ajar lagu kasbado.
Ogaansho keliya ha ku ekaan, ka faa’iidayso!
Waqtigaaga hagaaji, ka fogow waxyaabaha aan faa’iidada lahayn, la saaxiib Qur’aanka Kariimka ah, salaadaha jamaacada ku dadaal, camalkaagana ka dhig mid ikhlaas leh.
Ha noqon mid habeenkii maalaayacni ku soo jeeda maalintiina hurda. Ka faa’iidayso bishan qaaliga ah.
Waa bil isbeddel adiguna noqo mid isbeddel sameeya. 🤍
5 035
Marka aan arko duruufaha iyo waayaha adduun ee gedisan oo igu riixaya in aan mid mid uga tanaasulo himilooyinkii aan muddo dheer ku riyoonayey.✊🙌
5 035
Ka saar noloshaada waddooyinka qaldan ee aan dantaada ku jirin
Qaad wado sax ah oo aad sifiican u qorsheesay kana soo fikirtey
Naftaada kala tasho waxa kuu fiican
Iyo waxa kuu xun waayo dadku wey ku dhumin doonaan❤️
Haben wnagsan zxbyaal👌❤️
5 035
Repost from 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱 😎
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :
@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠
~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
5 035
Repost from 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱 😎
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :
@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠
~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
5 035
Repost from 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱 😎
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :
@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠
~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
5 035
Repost from 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱 😎
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :
@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠
~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
5 035
Repost from 𝗧𝗲𝗮𝗺 𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱 😎
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :
@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin
𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠
~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
5 035
Hooyo hadalkeda maxa ka xasuusata 😒 " ii cun ani baahi ima hayso " 😭
Hooyo alow aduun iyo aqirabo ku naxariiso🤲
🥹😭👍
5 035
"A small step you take may be the beginning of your progress.😍
"Tallaabo yar oo aad qaado waxay noqon kartaa bilowga horumarkaaga.😍
5 035
Yeelo Saaxiib iyo Asxaab laakiin Ha hilmaamin Dadki Aduunkan ku keenay oo ku soo saaray, Xusuusnow in ay ku sugayso in aad Dad koriso, tababarto, heerna gaarsiiso, Xiriiri qaraabada, Xaq-dhawr Deriska, Xushmee dadka✨❤️✅
ɪɢᴜ ʟᴀsᴀʟɪʏᴀʜ ʜᴀʙᴇᴇʙᴋᴇɴᴇʜ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ (sᴄᴡ)❤️😘
❣️subax wangsan ᶠᵃᵐⁱˡʸ❣️
5 035
Hadii aad Ogaan lahaydeen😳✨
Nimcada guurka ka Dambaysa👰
midkiina doob iyo.dareen ku joog masii ahadeen😂🥰
𝕞𝕒 𝕚𝕤𝕜𝕦𝕣𝕒𝕒𝕔𝕟𝕒𝕪🤣
//🌹subax wanagsan 🌹//
