en
Feedback
𓊆 ُاَلــرَّشِـــيْد 𓊇

𓊆 ُاَلــرَّشِـــيْد 𓊇

Open in Telegram

○•°[ 𝑲𝒖 𝒔𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒐𝒘 𝑱𝒂𝒏𝒆𝒍𝒌𝒂 𝑨𝒍-𝑹𝒂𝒔𝒉𝒊𝒊𝒅 ]°•○ 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 ༺༻ ༺༻ 📖 𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧 📑 𝐀𝐱𝐚𝐝𝐢𝐭𝐡 📚 𝐀𝐪𝐰𝐚𝐚𝐥 🔊 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐚𝐝𝐚𝐫𝐚𝐭 🎧 𝐀𝐧𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝 ༺༻ 𝐇𝐣: ☾︎21-04-1443☽︎ 𝐌𝐢: ☾︎26-11-2021☽︎

Show more
1 715
Subscribers
+224 hours
+37 days
-430 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '24
September '24
+11
in 0 channels
August '24
+14
in 0 channels
Get PRO
July '240
in 0 channels
Get PRO
June '240
in 0 channels
Get PRO
May '240
in 0 channels
Get PRO
April '240
in 1 channels
Get PRO
March '240
in 1 channels
Get PRO
February '240
in 2 channels
Get PRO
January '240
in 1 channels
Get PRO
December '230
in 1 channels
Get PRO
November '23
+3
in 0 channels
Get PRO
October '23
+8
in 0 channels
Get PRO
September '23
+9
in 0 channels
Get PRO
August '23
+9
in 0 channels
Get PRO
July '23
+21
in 0 channels
Get PRO
June '23
+14
in 0 channels
Get PRO
May '23
+7
in 0 channels
Get PRO
April '23
+5
in 0 channels
Get PRO
March '23
+13
in 0 channels
Get PRO
February '23
+7
in 0 channels
Get PRO
January '23
+11
in 0 channels
Get PRO
December '22
+6
in 0 channels
Get PRO
November '22
+9
in 0 channels
Get PRO
October '22
+11
in 0 channels
Get PRO
September '22
+15
in 0 channels
Get PRO
August '22
+55
in 0 channels
Get PRO
July '22
+7
in 0 channels
Get PRO
June '22
+67
in 0 channels
Get PRO
May '22
+85
in 0 channels
Get PRO
April '22
+234
in 0 channels
Get PRO
March '22
+193
in 0 channels
Get PRO
February '22
+137
in 0 channels
Get PRO
January '22
+169
in 0 channels
Get PRO
December '21
+253
in 0 channels
Get PRO
November '21
+204
in 0 channels
Get PRO
October '21
+327
in 0 channels
Get PRO
September '21
+831
in 0 channels
Get PRO
August '21
+561
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
25 September0
24 September0
23 September0
22 September0
21 September0
20 September0
19 September+2
18 September+2
17 September0
16 September0
15 September+1
14 September0
13 September0
12 September0
11 September+2
10 September0
09 September0
08 September+2
07 September+2
06 September0
05 September0
04 September0
03 September0
02 September0
01 September0
Channel Posts
• سورة القمر | القارئ خالد القحطاني -

2
•━━━━❃ ﷽ ❃━━━━• ▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒▒ Assalaamu Caleykum, Mahad oo idil Allah ayaa leh, Naxariis iyo Nabad gelyona Nabigeena Muxammad korkiisa allah ha yeelo. ▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔▔ intaas ka dib ; 🔹️Waa maxay yowmu Tarwiya? 🔸️Waa maxay yowmu Carafa? 🔹️Waa maxay yowmu Naxr? 🔸️Waa maxay yowmul Qar? 🔹️Waa maxay yowmu Nafiir al awal? 🔸️Waa maxay yowmu Nafiirka labaad? 🔹️Maxay yihiin ayyaamu tashriiq? ♦️Maxeyna tahay sababta loogu magacaabay magacyadan? ༺༻ ༺༻༻༺༻ ༺༻ 🔹️#YOWMU_TARWIYA: Waa maalinka sideedaad ee bishan dil xija, waxaana magacan loogu magacaabay waayo xujaajta markey mako ka tagayaan oo ay mina u socdaan waxay horay usii qaadan jireen biyo waayo mina xiligaa biyo lagama heli jirin. #Tarwiyana_waa qaadid yacni biyaha ayey ximbaarayeen. 🔸️#YOWMU_CARAFA: Waa maalinka sagaalaad ee bishan dil xija, waxaana loogu bixiyay magacaa waayo xujaajta ayaa ku sugan maalintaa banka carafo. 🔹️#YOWMUN_NAXR: Waa maalinka tobanaad ee bisha dil xija, waxaana loogu bixiyay waa maalin la gowracayo udxiyada oo alle loogu dhawaanayo. 🔸️#YOWMUL_QAR : Waa maalinta kow iyo tobanaad ee bisha dil xija, waxaana loogu bixiyay magacan, waa maalin ay dadka ku nagaanayaan mina oo ay nasanayaan xujaajta. 🔹️#YOWMUL_NAFIIR_AL_AWAL: waa maalinka labo iyo tobanaad ee bishan dil xija, waana maalinka dadka degdegsan ay laabanayaan marka ay dhagax tuuraan kadib. 🔸️#YOWMUL_NAFIIR_AL_THAANI : waa maalinka 13aad ee ayaguna ay laabanayaan xujaajta kale dhagax tuurka kadib. 🔹️ #AYAAMU_TASHRIIQ: waa 3da maalmood ee ku xigta yowmul naxri oo ah maalinka ciidda waana maalmaha 11, 12, 13aad ee bishan dil xija, waxaana magaca loogu bixiyay dadka ayaa maalmahaa cunidda,cabidda iyo alle ku mahadinta, Waxaana loogu bixiyay magacan waayo dadka waxay hilibka usoo bixin jireen qoraxda si uu u qalalo, Marka ay dhacdo qoraxda maalinka 13aad waxaa dhamaaday ciiddii carafo. •┈┈• ❀ 🍃🌸🍃 ❀ •┈┈• ༼ @Ar_RaShiiD ༽
118
3
🍃 #فـــضل_حــــــامل_الــقـرآن 📖 FADLIGA UU LEEYAHAY QOFKA QURAN XAMBAARSAN 🎙Shiikh:- #Abuubakar_Xasan_Xoosh (Allaha dhowr
🍃 #فـــضل_حــــــامل_الــقـرآن 📖 FADLIGA UU LEEYAHAY QOFKA QURAN XAMBAARSAN 🎙Shiikh:- #Abuubakar_Xasan_Xoosh (Allaha dhowree)
130
4
💐💐 ﴿كَذلِكَ نَقُصُّ عَلَيكَ مِن أَنباءِ ما قَد سَبَقَ وَقَد آتَيناكَ مِن لَدُنّا ذِكرًا﴾ 🌾 سورة ❃.طه . 🌸 القارئ✺.ماجد الحازمي . 🌹👁‍🗨 | t.me/ar_rashiid |🌹 💐@Kheyr_wade 💐💐
127
5
sticker.webp
99
6
🍃 Adoomada allow Sidax u kaalmeysta arimihiina aduun way idin fududaane bi idnillah #Sabarka iyo Salaada iyo Salliga nabiga ﷺ. 🔸 As-Sabru, Was-Salaah: Alle wuxuu ina leeyahay {وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ  .....(45)} [Surat Al-Baqarah 45] "Kaalmeysta Sabarka iyo salaada...". Salaadoo la kaalmeysto iyo sabarka waxay yareeyaan culeysyada qalbiga iyo midka nafsiga. Sido kale waa matoorka nolosha iyo baa bi-iyaha istereska sido kale waa furaha Farxada iyo Liibaanta ~ Dar-daarankii nabi muuse uu kula dar-daarmay Qoomkiisii, wuxuu ku yiri alle kaalmeysta o sabra... {قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ اسْتَعِينُوا بِاللَّهِ وَاصْبِرُوا ۖ ..... (128)} [Surat Al-A`rāf 128] 🔸 Xaalka Salaada iyo nabigeena marka ay arin ku adkaato: Rasuulka alle ﷺ, wuxuu ahaa hadii ay arin la soo gudboonaato Salaad ayuu Ucararijiray. Waxaana Sunna ah qofka mu'minka ahi hadii ay arin soo wajahdo in uu kaalmeysto Salaada iyo ducada 🔸Salaadu waxay xalisaa mushkiladaha koonka o idil: Alle markuu Qabto Dayaxa, iyo Qoraxda Nabigu (ﷺ) wuxuu ina yiri Salaad la imaada.., sido kale dhul gariirku marka uu dhacana Salaad ayaa nala amray ✔️Salaada waxay xalisaa mashaakisha koonka ka dhaca. Adoonka allow Sideena u xalinen dhibaatooyinkaaga !?. 🔹 Salliga nabiga ﷺ: Hadii uu qofka badiyo salliga nabiga ﷺ,  Alle ayaa uga filnaada wixii murug  iyo hammi ah , dambigiisana alle wuu u dhaafaa. Sida nabiga ka sugan.
112
7
🍃 Adoomada allow Sidax u kaalmeysta arimihiina aduun way idin fududaane bi idnillah #Sabarka iyo Salaada iyo Salliga nabiga ﷺ. 🔸 As-Sabru, Was-Salaah Alle wuxuu ina leeyahay {وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ  .....(45)} [Surat Al-Baqarah 45] "Kaalmeysta Sabarka iyo salaada...". Salaadoo la kaalmeysto iyo sabarka waxay yareeyaan culeysyada qalbiga iyo midka nafsiga. Sido kale waa matoorka nolosha iyo baa bi-iyaha istereska sido kale waa furaha Farxada iyo Liibaanta ~ Dar-daarankii nabi muuse uu kula dar-daarmay Qoomkiisii, wuxuu ku yiri alle kaalmeysta o sabra... {قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ اسْتَعِينُوا بِاللَّهِ وَاصْبِرُوا ۖ ..... (128)} [Surat Al-A`rāf 128] 🔸 Xaalka Salaada iyo nabigeena marka ay arin ku adkaato Rasuulka alle ﷺ, wuxuu ahaa hadii ay arin ku adkaato salaad ayuu ucararijiray. Waxaana Suna ah qofka mu'minka hadii ay arin la gudboonaato in uu kaalmeysto Salaada iyo ducada 🔸Salaadu waxay xalisaa mushkiladaha koonka o idil Alle markuu Qabto Dayaxa, iyo Qoraxda Nabigu (ﷺ) wuxuu ina yiri Salaad la imaada.., sido kale dhul gariirku marka uu dhacana Salaad ayaa nala amray ✔️Salaada waxay xalisaa mashaakisha koonka ka dhaca. Adoonka allow Sideena u xalinen dhibaatooyinkaaga !?. 🔹 Salliga nabiga ﷺ. Hadii uu qofka badiyo salliga nabiga ﷺ,  Alle ayaa uga filnaada wixii murug  iyo hammi ah , dambigiisana alle wuu u dhaafaa. Sida nabiga ka sugan.
1
8
🍃 Adoomada allow Sidax u kaalmeysta arimihiina aduun way idin fududaane bi idnillah #Sabarka iyo Salaada iyo Salliga nabiga ﷺ. 🔸 As-Sabru, Was-Salaah Alle wuxuu ina leeyahay {وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ  .....(45)} [Surat Al-Baqarah 45] "Kaalmeysta Sabarka iyo salaada...". Salaadoo la kaalmeysto iyo sabarka waxay yareeyaan culeysyada qalbiga iyo midka nafsiga. Sido kale waa matoorka nolosha iyo baa bi-iyaha istereska sido kale waa furaha furaha farxada iyo liibaanta ~ Dar-daarankii nabi muuse uu kula dar-daarmay Qoomkiisii, wuxuu ku yiri alle kaalmeysta o sabra... {قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ اسْتَعِينُوا بِاللَّهِ وَاصْبِرُوا ۖ ..... (128)} [Surat Al-A`rāf 128] 🔸 Xaalka Salaada iyo nabigeena marka ay arin ku adkaato Rasuulka alle ﷺ, wuxuu ahaa hadii ay arin ku adkaato salaad ayuu ucararijiray. Waxaana Suna ah qofka mu'minka hadii ay arin la gudboonaato in uu kaalmeysto Salaada iyo ducada 🔸Salaadu waxay xalisaa mushkiladaha koonka o idil Alle markuu Qabto Dayaxa, iyo Qoraxda Nabigu (ﷺ) wuxuu ina yiri Salaad la imaada.., sido kale dhul gariirku marka uu dhacana Salaad ayaa nala amray ✔️Salaada waxay xalisaa mashaakisha koonka ka dhaca. Adoonka allow Sideena u xalinen dhibaatooyinkaaga !?. 🔹 Salliga nabiga ﷺ. Hadii uu qofka badiyo salliga nabiga ﷺ,  Alle ayaa uga filnaada wixii murug  iyo hammi ah , dambigiisana alle wuu u dhaafaa. Sida nabiga ka sugan.
1
9
{ٱلۡیَوۡمَ تُجۡزَىٰ كُلُّ نَفۡسِۭ بِمَا كَسَبَتۡۚ لَا ظُلۡمَ ٱلۡیَوۡمَۚ إِنَّ اللهَ سَرِیعُ ٱلۡحِسَابِ} فجرية مميزة من سورة غافر🍃 - 🎙القارئ : #ماجد_الحازمي - |🌿🌸| t.me/ar_rashiid 🍂
114
10
#Xadiiska_maanta Rasuulka alle ﷺ, wuxuu yiri :- "Qofkii sooma bisha ramadaan o raaciya 6 maalin ee shawaal wuxuu la mid yahay
#Xadiiska_maanta Rasuulka alle ﷺ, wuxuu yiri :- "Qofkii sooma bisha ramadaan o raaciya 6 maalin ee shawaal wuxuu la mid yahay qof soomay sanadkaa odhan" Waxaa wariyay Muslim
134
11
sticker.webp
104
12
ْ #Al_Xadiith عنْ أَبِي أَيُّوبَ الْأَنْصَارِيِّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ : أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: «مَنْ صَامَ رَمَضَانَ ثُمَّ أَتْبَعَهُ سِتًّا مِنْ شَوَّالٍ كَانَ كَصِيَامِ الدَّهْرِ». 📙رَواهُ مُسلِم. 🔸️Abii ayuub Al-Ansaariyyi (Alle haka raali noqdee), in Rasuulka alle [ ﷺ ], uu yiri :- "Qofkii sooma ramadaanka o ka dib raaciya Lix kamida bisha Shaw-waal (soon fur), Wuxuu la mid yahay qof soomay sanadka odhan". 📒Waxaa wariyay Muslim ﹎﹎﹎﹎﹎﹎﹎﹎ | t.me/ar_rashiid
92
13
sticker.webp
80
14
Rasuulkii alle ﷺ wuxuu yiri : "Soonka bisha ramadaan waa Toban bil, lixda maalin ee ka dabeysana waa Laba bil, sidaa ayay san
Rasuulkii alle ﷺ wuxuu yiri : "Soonka bisha ramadaan waa Toban bil, lixda maalin ee ka dabeysana waa Laba bil, sidaa ayay sanadka o buuxa ku noqon" Waxaa wariyay Axmed iyo Nisaa'i Waxaa saxiixiyay Al-baani
68
15
sticker.webp
64
16
sticker.webp
1
17
No text...
57
18
AnimatedSticker.tgs
63
19
+6
1-Eid-Zaad_Al-mumin.mp3
62
20
sticker.webp
60