en
Feedback
malikat maria🥰✨❤️

malikat maria🥰✨❤️

Open in Telegram

"🍁qiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....😇🥰🦋🥀 💝🦋💙

Show more
1 854
Subscribers
No data24 hours
-87 days
-3330 days
Posts Archive
soonku waa fursad qaali ah oo lagu helo dambi dhaaf, lagu xoojiyo iimaanka, laguna gaaro dhowrsanaan iyo naxariis dheeraad ah
soonku waa fursad qaali ah oo lagu helo dambi dhaaf, lagu xoojiyo iimaanka, laguna gaaro dhowrsanaan iyo naxariis dheeraad ah, bisha Ramadaan waa bil barakeysan oo lagu furo albaabada jannada, lana xiro albaabada naarta, shayaadiintana la xirxiro.❤️❤️🦋

Jannadu waxay leedahay Siddeed (8) Albaab, waxaa ka mid ah Albaab lagu magacaabi Al-rayaan, waxaana ka gala dadka sooman. Maa
Jannadu waxay leedahay Siddeed (8) Albaab, waxaa ka mid ah Albaab lagu magacaabi Al-rayaan, waxaana ka gala dadka sooman. Maallin wanaagsan ✨️

Ramadaan 15ka mid ah wee tagtay😭 Waxa haray barkale xooga saar quraanka inaa aqrisid wardigaaga inaadan baajin marnaba si kasto xaalko noqdo qiyaamka ku dadaaal ilaa ina xanusatid mahe cudurdarkale yuukugu dhafin aqri digirgayada kale sida tasbiixd taxmiida,takbiirt ,xawqalada,saliga nebiga. سبحان الله ‏و الحمدلله ‏و لا إله إلا الله ‏و الله أكبر ‏و لا حول ولا قوة إلا بآلله ‏لاإله إلا انت سبحانك إني كنت من الظالمين ‏سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد Sidokale ducada ha hilmaamin ayadana gaar ahan waqtiyad mustajabada eytahy sida aadanka iyo iqamada dhexdoda , xiliga afurka iyo waqtu saxarka kafaa ideyso uducee naftaada ,waalidkaaga,ubadkaaga,walaaladada,asxabtada,ehelkaagaga iyo wadankaga.

Goorma Ayaa La Farad Yeelay Zakaatul Fidriga
Anonymous voting

Kumuu ahaa  Ninkii Afhayeenka U Ahaa Asxaabtii U Hijrootay Ardul Xabash?
Anonymous voting

🍁waxa xaqiiq ah In marwalba ay kuliidi doonan balse ogow dheefta ma imado illa aad Marto dhibatoyin badan❤️ Xaqiiqdi Malin w
🍁waxa xaqiiq ah In marwalba ay kuliidi doonan balse ogow dheefta ma imado illa aad Marto dhibatoyin badan❤️ Xaqiiqdi Malin waxa iman doonti aad gari doonto waxad jecehsahy malintas haillabin inaad u mahadnaqdo alle swt 🦋mahadcelintu waa astaanta qofka leh aqlaaqda wanagsan.

☘waa arrin yaab leh soomahan!? Wuxu yidhi; An kaaga waramo xaqiiqada qadhaadh ee aad badankiin iigu so dhaweysaan,malinka ugu
☘waa arrin yaab leh soomahan!? Wuxu yidhi; An kaaga waramo xaqiiqada qadhaadh ee aad badankiin iigu so dhaweysaan,malinka ugu horeysa ee booqashadeyda waad is xaal wareysataan anigo idinla jooga ayaadna ka warantaan manta dhibkii aad iigu qabteen! Soodhaweenta cibaadoyin sharaf leh ayad iigu so dhaweysan, ammin dhowrah ka dibna niyada ayad iska tidhaahdan; " Oo waanba daale halahan kadib siima wadi karaayo!"😮‍💨 Soo cajiib maahan adigo 11 bil aad jecleed inan kuu imaado,malinkan ku imina aad jeclaanayso inan ciyow dhamaado.? Bal kawaran hadii malmahaygaas kooban aadku noqoto ilmo yar oo bilaa dambi ah!..? Soo lagama yaabo inuu rabi kaa dhaafo dhamaan dambyadaadi aad so gashay 11 ga bilood ee laso dhaafey😯 Waan tagi rabaa malmo yar oo kaliyaata ayay siyaaradeydu ahaatey ha dhayaleysan barakada gudahayga ku sugan, hana yareysan hal dambi oo aad gashay maxayelay ajarku waa laba laab dambiguna sidookale!🤐 #lasheekeysiga_ramadaan @kalimaatzahra

☘ wuxu igu yidhi: Waa maalin kale walina waan kula jooga,iima aanad xiisin sanadkii hore soomahan!? Waxad la yaaban tahay dag
☘ wuxu igu yidhi: Waa maalin kale walina waan kula jooga,iima aanad xiisin sanadkii hore soomahan!? Waxad la yaaban tahay dagdaga aan kuugu imi adigoo aanad inbadan Ii hiloobin! Khayr ayaan kuula imi iyo inaad kamid noqoto kuwa cutaaqiinta ah ama kuwa alle qoor xureeyay oo ka xureeyay kuleelka io cadaabka naarta❤️ Waan ogahay dadka ayad u muujineysa inaad aad ii xiiseeneyso lakin xaqiiqada gudahaaga waxay ii muuqata marki malinka kala badhkiisa la joogo...! Ha'is waydiin sidaan ku ogaadey.waxan ku arka malinka intiisa dambe adigoo gidaarada haysta oo leh " Alla muu sheekhu mar_qudhaata codkiisa qurxoon ku adimo?". Huno; waan fahansanahay uma jeclid codka sheekha adimaya si'aad salaada ugu dagdagto ee waxad u hinqal taageysa cunadaas udgoonka iyo aragtida qurxoon ee hortaada taala...!🙃 Soo layaab maaha inaan kuu imi adigoo illa heerkas ineceb anigoo kugu odhanaaya; " war kaalay oo dambi dhaaf u kaalay,naxariis Allena ukaalay"🧐 #lasheekeysiga_ramadan @kalimaatzahra

☘Ramadaanka ayan la waramey; wuxuna ii shegay malinta uu ila joogayo kaliya inay manta uun tahay,bari uusan iigu soo laban do
☘Ramadaanka ayan la waramey; wuxuna ii shegay malinta uu ila joogayo kaliya inay manta uun tahay,bari uusan iigu soo laban doonin si'an u saxo qaladaad keyga! Waxan isla judhaaba kaga hormaray waydiin ah; " waan ogahay inaan siwacan kaga faaideysan shalay lakin manta fursadan an heysto soo igama kaa fineyso arrinmahygi io qaladadkaygi shalay!?" Wuu Iidhoola cadeeyay; haa! Midna yaysan unugyadaada caqlibadnida ahi faarujin huno bari anigu kuso laaban maayo, mantana waxan ku siiyay hadyado ee ha dib dhigin furitaanka hadyadeheeyga.🙂 🗣Ramadaanow mid ayan la yaabanahay...!🧐 Uma baahni inaad iigu dhawaaqdo waan ogahay!🤓 Hadyadeheyga ayaad donaysa somahan inan kuu magacaabo; •shaydaan ku mashquulinaya majiro. • Albaabada janada adigay kuu furan yihin. • Albaabada naarta cidina kugu tuuri mayso intan aniga kula joogo. • waxad haysata waqti aad alle kaga dalban karto inu kaa dhigo kuwa la qoor xureeyay. Layaab badanida ereyadaadana cajiib sana...🥹 #Zahra bint ciisa #lashekeysiga_ramadanka

sticker.webp0.37 KB

😊❤️
😊❤️

✨Qalbiyadu aadanuhu waa uu jilcanyahay badanaana uma adkeysan karo xanuunada aan daawada laheen ee qalbiyada ku dhaca,balse a
✨Qalbiyadu aadanuhu waa uu jilcanyahay badanaana uma adkeysan karo xanuunada aan daawada laheen ee qalbiyada ku dhaca,balse adoonka midka naxariista hada tahay majirto arin ku xanunjin kareysa oo caro edegan dul haadeysa amaba saaran... Inyar u eegma badi aayadan uu nabi nuux leyahay; " waxa aan ku idhi( qoomkeyga) alle dambi dhaaf waydiista maxayelay waa dambi dhaaf badane"... Fahanbal macnaha aayada ku xigta iyo faaidada ay leedahay istiqfaartu; "يُرْسِلِ ٱلسَّمَآءَ عَلَيْكُم مِّدْرَارًا" Cirkana Roob badan ha idinka keenee" "وَيُمْدِدْكُم بِأَمْوَٰلٍ وَبَنِينَ وَيَجْعَل لَّكُمْ جَنَّـٰتٍ وَيَجْعَل لَّكُمْ أَنْهَـٰرًا ; Hana idiin kordhiyo Xoolo iyo Wiilal iyo Beero hana idiin yeelo Wabi yaal" Bal eeg midhaha istiqfaartu iyado jeexday moowjado badan kawatan sooma kaa kafin karayso inay murugadaadu dabarjarto...!? "Marwalboon murugoodo dambigeyga ayaan xisaabiya Allena dambi dhaafna waydista si'uu iigu naxariisto..." @kalimaatzahra

👀Bombooyin 150k lagu xasuuqay waxaa ka daran In Falastiin laga saaro Google Map Wadankeeda May ahayn arin xaq ah waana godob aan la ilaabi doonin oo bar madow ku ah shirkada Google iyo waliba shirkadahan google,insta,fb,Yt,...iwn ...
google maalinta ad ku jirto eeg eexaashadiisa. Waxa ugu yar ee anigu u qaban karo ama u qaban karto adigu ayaan filayaa inay tahay u cdee oo links raac 3m ayaa ka qayb qaataye google inuu wax maqlo...Taabo links petiation https://chng.it/7g7dWQRj9B

Waa aduun tani! Kuwa wanaga badani waa dulmanayaal... Kuwa diinta dadka ugu yeedhana waa tuugo isu qarisay go'aha wawen.... Kuwa illaliya saladaha waqtigooda waa bila camal... Kuwa hadalka yari waa munafiqiin... Kuwa aduunka ka haajirayna waa mashaqesteyaal.... Wax ino hadhay oo dhimani ma jiro,qofkasta alle si buu u abuuray wuxuna u yeelay sifoyin gaar ah. Inaad isu shuqlisa egmada dadka waa dulinimo adiga kuu sugnatay,inaad iska fogeysa dhaqamadooda guracana waa geesinimo adiga lahaadey. "Cibaadada ayaa marwalba caadada ka horeysa" ☘☘☘☘☘ @kalimaatzahra

Sheikh Sacid Raage ayaa yiri "Gabadhu Nin wanaagsan oo ay jeceshay oo ay u dhimanayso way ka tagaysaa haddii ay aragto nin ka
Sheikh Sacid Raage ayaa yiri "Gabadhu Nin wanaagsan oo ay jeceshay oo ay u dhimanayso way ka tagaysaa haddii ay aragto nin ka lacag badan ama ka maqaam sareeya gabdhuhu keliya Maslaxadooda ayey dabagalaan". Halka Raga gabadha uu jecelyahay uusan uga tagaynin daruuf dhaqaalo ama wax kale qaar baa xittaa guursada gabdho aanan reerkiisa u fiicneyn, ilmaha xittaa aanan u rooneyn sidaas awgeed Raggu waxay keliya dabagaal Jacaylkooda...!!" …..! @JIILKA_WACYIGA1

" Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Waxaa halaag ama waadi naareed u sugnaaday midka sheekada ku soo daraya been si uu dadka uga qosl
" Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Waxaa halaag ama waadi naareed u sugnaaday midka sheekada ku soo daraya been si uu dadka uga qosliyo halaag baa u sugnaaday, halaag baa u sugnaaday.»😢😢 ‎Beentu ma bannaana Haba ahaato mid qosol ah ama kaftan "

قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا، وَخُلُقُ الإِسْلَامِ الْحَيَاءُ" "Diin kasta waxay leedahay akhlaaq, akhlaa
قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا، وَخُلُقُ الإِسْلَامِ الْحَيَاءُ" "Diin kasta waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka."🧡💯