en
Feedback
malikat maria🥰✨❤️

malikat maria🥰✨❤️

Open in Telegram

"🍁qiimaha nolosha wa inaad lahata hadaf ka duwan Kan ay dadku leyihin.....😇🥰🦋🥀 💝🦋💙

Show more
1 854
Subscribers
No data24 hours
-87 days
-3330 days
Posts Archive
☘qalbiyadeenu ma daxaleystaan illa inan inagu noqono kuwo nafahooda hil mamay mahane..! القرآن ❤️😊

" Haddii jannadu tahay meesha qofka loogu nimceeyo, cadaabtuna tahay meesha qofka lagu ciqaabo, ogoow adduunyaduna waa meesha qudha ee bani'aadamka lagu imtixaano." ~Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

@Malikataa Ciwaankaas

Hadii uu jiro qof chanalka saaxib nagula ah oo doonaya inuu halkaan wax soo dhigo. Ha Inoogu soo sheego admin baa laga dhigayaa

Abu hureyra Rc wuxu ka weriyay Nabiga ﷺ  inu yiri: "Ruuxii xaadira janaazada si uu ugu dukado waxa u sugnaaday qiiraad aya u sugnaday ruuxii janaazada raaca ilaa iyo laga aaso waxa usugnaaday labo qiiraadhaan u sugnaday Qiiraadhaan wa maxay rasuulka Allow wuxu yiri: "Waa Labo buur oo ajir oo waaweyn." Bukhari & Muslim عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: (من شهد الجنازة حتي يصلي عليها فله قيراط، ومن شهدها حتي تد فن فله قيراطان)، قيل :وماالقيراطان قال : (مثل الجبلين العطيمين) متفق عليه

🌸qofka sharfan ee dadka ufiicann ee laandheeraha ihi waa ka Alle af yaqaan. Macnaha: tafsiirka hadalka Alle yaqaan Qof walba
🌸qofka sharfan ee dadka ufiicann ee laandheeraha ihi waa ka Alle af yaqaan. Macnaha: tafsiirka hadalka Alle yaqaan Qof walba waxaa ku waajiba inuu barto tafsiirka faatixa maadama salaad kasta lagu dukanayo axkaam ahaana qofkasta qaybta cibaadada waa ku waajib qofka inuu barto❤️ qofkii quraankoo dhan bartana yaaba heli kara camalna ku darsada Allahuma barik❤️

- صِيامُ يوم الخميس 🌿- قال ﷺ | من صام يومًا في سبيلِ اللهِ ، باعدَ اللهُ وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًا. - رواه مسلَّم . إن لم تكن صائمًا.. فـ كُن لغيرك مُذكّرًا Berri waa qamiis kamid noqo kuwa sooma oo nooleya Sunada nebigaﷺ ♥️

Ilaahow adigoo ah midka wax kasta fududeeya, ii fududee arrintayda, albaabada naxariistaada ii fur, riyadaydana ii rumee adigoo ah kan ugu naxariista badan kuwa naxariista leh.

Abu hureyra wuxu ka weriyay Nabiga ﷺ inu yiri: addoonka wuxu ku hadlaa erayo oo aan laga fiirsanin taso u sababeso  naar oo ka fogasho badan qorax ka so bax iyo qorax udhac. Bukhari & Muslim عن أبي هريرة رضي الله، ان رسول الله صلى الله عليه وسلم قال:(ان العبد ليتكلم بالكلمة مايتبين فيها، يزل بهافي النار ابعد ما بين المشرق والمغرب )متفق عليه    📚

Sacad bin bilaal ayaa yiri baa la yiri: Addoonku hadduu dambaabo ilaahey subxaanahu wt wuxuu ku galladaystaa afar xaladood: - Arsaaqdiisa kama jaro. - Caafimaadkiisa kama qaato. - Dembigiisa korkiisa kama muujiyo. - Ciqaabtiisana kuma soo dedejiyo. ❤

Dadkii wanaagsanaa mid kamida ayaa yiri “Marka aanu salaada xageeda soo aadno kabaha markaan bixinayno ayaan adduunyadana kabaha la bixin jirnay” Macnaha sida aan kabaha u siibmay ayaan adduunka oo dhan sida kabaha uga tagi jirnay oo salaada ayaan khushuuc ku tukan jirnay❤️

Akhaaqda waa dabeecad ku jirta qalbiga qof kasta oo tarbiyadisa wanagsanayd.💯

Dhammaantiin waxaan idin kugu hambalyaynayaa Curashada Sannadka Cusub 1447 Hijr Mid Khayreysan Allaha nooga dhigo.🤲
Dhammaantiin waxaan idin kugu hambalyaynayaa Curashada Sannadka Cusub 1447 Hijr Mid Khayreysan Allaha nooga dhigo.🤲

Nasashada ugu sareysa noloshaada😍🔝 waxaad dareemaysaa markii aad Alleﷻ dartiis wajigaaga dhulka u dhigto♥️🧎🏻‍♂️

Nabigaﷺ ayaa la waydiiyay: "maxaa ugu badan oo ay dadku Janada ku galaan?" Wuxuu yiri: "Cabsida Illaahay iyo Akhlaaqda Wanaagsan♥️"

Taabicigii la oran jiray Mucaawiya Binu Qurrah ayaa yiri: "Waxaan la kulmay toddobaatan (70) ka mid ah asxaabta Nebi Muxammad
Taabicigii la oran jiray Mucaawiya Binu Qurrah ayaa yiri: "Waxaan la kulmay toddobaatan (70) ka mid ah asxaabta Nebi Muxammad (SCW), kuwaasoo haddii ay maanta idin dhex yimaadaan, aan waxba ka garan lahayn waxa aad ku sugan tihiin – marka laga reebo aadaanka." Hadalkaas Mucaawiya Binu Qurrah wuxuu si qoto dheer u muujinayaa sida ay ummadda Nebi Muxammad (SCW) isu beddeshay, oo ay uga fogaadeen dhaqankii suubanaa ee ay ka dhaxleen Nebigooda.

Xishoodka iyo Qiimaha uu Islaamku Siiyay Xishoodka waa akhlaaqda diinta Islaamku oo ay si weyn u ammaantay, waana dareen qofka ka celinaya inuu ku kaco wax xun ama ceeb ah. قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا، وَخُلُقُ الإِسْلَامِ الْحَيَاءُ" "Diin kasta waxay leedahay akhlaaq, akhlaaqda Islaamkuna waa xishoodka." [Mu’jam Al-Tabaraani Al-Kabiir] قَالَ النَّبِيُّ ﷺ: "إِذَا لَمْ تَسْتَحْيِ فَاصْنَعْ مَا شِئْتَ" "Haddii aadan xishoonayn, samee waxaad doonto." [Saxiix Bukhaari] Xishoodku waa mid ka mid ah astaamaha ugu muhiimsan ee qofka Muslimka ah. Waa inaan ku dadaalnaa ilaalinta xishoodka iyo akhlaaqda wanaagsan si aan u dhowrno xiriirka aan la leenahay Alle iyo bulshada.

"𝗜𝗻 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗴𝗶𝗶 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹𝗴𝘂𝗱, 𝗶𝗻 𝘅𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗹𝗮𝗮𝗾 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝘄𝗮𝘆𝗻" 𝗖𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗶𝗯𝗻𝘂 𝗸𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗯(𝗥𝗖)

Jaceylka xad-dhaafka ah ee aduunka waa xabsi qalbiga ku dhaca wuxuuna keena 3 Arimood 1) Walwal joogto ah . 2) Daal aan dhamaad laheyn . 3) Murugo joogto ah . Wadada keliya ee looga badbaadi karo waa in addunyada loo arko wadadii aaqiro loo mari lahaa oo aysan addunyada noqon hadafka loo noolyahay . Maxaa yeelay addunyada lagama dhergo Nabi Muxamed (NNHK) wuxuu dhahay ma buuxiso caloosha Aadamaha - Nafta Aadamaha wax aan ahayn ciidda . waxaa wariyay Bukhaari (6436) Muslim (1049)

Koofiyada ay xidhaan ardayda jaamacadaha ka baxa waxaa hindisey ama alifey Muslimiintii Andalus, sababta ay u alifeen ayaa wa
Koofiyada ay xidhaan ardayda jaamacadaha ka baxa waxaa hindisey ama alifey Muslimiintii Andalus, sababta ay u alifeen ayaa waxay ahayd in ay ardayga madaxa u saaraan Kitaabka Qur'aanka ah oo ay ku jirto ayaada odhanaysa. "وَفَوْقَ كُلِّ ذِي عِلْمٍ عَلِيمٌ" "Mid kasta oo cilmi leh waxaa ka sareeya mid cilmi badan" waa Ilaahay "swt".😍😍😍