en
Feedback
AQOON❤️‍🩹

AQOON❤️‍🩹

Open in Telegram

Ahow qof ay wax kasta kaga muhiimsan tahy qiimaha naftiisa❤. ˢᵒᵒ ᵈʰᵒʷᵒʷ ˢᵃᵃˣᶦᶦᵇ🖤 𖠏 👇 @Aqoon11

Show more
1 507
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
October '24
October '24
+1
in 0 channels
September '240
in 0 channels
Get PRO
August '240
in 0 channels
Get PRO
July '240
in 0 channels
Get PRO
June '240
in 0 channels
Get PRO
May '24
+1
in 0 channels
Get PRO
April '240
in 0 channels
Get PRO
March '24
+2
in 0 channels
Get PRO
February '24
+6
in 0 channels
Get PRO
January '240
in 0 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 0 channels
Get PRO
October '230
in 0 channels
Get PRO
September '23
+8
in 0 channels
Get PRO
August '23
+11
in 0 channels
Get PRO
July '23
+14
in 0 channels
Get PRO
June '23
+13
in 0 channels
Get PRO
May '23
+9
in 0 channels
Get PRO
April '23
+19
in 0 channels
Get PRO
March '23
+56
in 0 channels
Get PRO
February '23
+75
in 0 channels
Get PRO
January '23
+91
in 0 channels
Get PRO
December '22
+119
in 0 channels
Get PRO
November '22
+121
in 0 channels
Get PRO
October '22
+216
in 0 channels
Get PRO
September '22
+450
in 0 channels
Get PRO
August '22
+801
in 0 channels
Get PRO
July '22
+57
in 0 channels
Get PRO
June '220
in 0 channels
Get PRO
May '220
in 0 channels
Get PRO
April '220
in 0 channels
Get PRO
March '22
+3
in 0 channels
Get PRO
February '220
in 0 channels
Get PRO
January '22
+2
in 0 channels
Get PRO
December '21
+3
in 0 channels
Get PRO
November '21
+12
in 0 channels
Get PRO
October '21
+9
in 0 channels
Get PRO
September '21
+18
in 0 channels
Get PRO
August '21
+445
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
15 October0
14 October0
13 October+1
12 October0
Channel Posts
Corect score sve ah ✅ Qiimaha waa macquul ✅ ADDS 106✅ Userkaa hoose iga sooqabta ✅ 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 Wa.me/+2520906285
Corect score sve ah ✅ Qiimaha waa macquul ✅ ADDS 106✅ Userkaa hoose iga sooqabta ✅ 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 Wa.me/+2520906285395 @CHAMA110 @CHAMA110 @CHAMA110

2
Tiktok wuxu leehahy qaab fudud oo lacag looga sameeyo loona yaqaano (creative beat progarm💎) shuruudah way fudud yihiin: 1.+1
Tiktok wuxu leehahy qaab fudud oo lacag looga sameeyo loona yaqaano (creative beat progarm💎)   shuruudah way fudud yihiin: 1. 10k followers 2.1000 views ...... Haddab Somaliya ma leH oo loona furin haddab qaab fudud u furan kartida kuu hayaan haddi and ubaahan tahay inaad tiktok lacag💸 ka samaysida nala soo xiriir @CHAMA110 @CHAMA110 @CHAMA110 +2520906285395
149
3
Correct Score Cawda Waa Diyaar Hubitan 100%✅✅ Damaanad buuxda leh ✅️ No Free ❎️ No After ❎️ La Xariir Ciwanka Hoos Yaalo👇👇
Correct Score Cawda Waa Diyaar Hubitan 100%✅✅ Damaanad buuxda leh ✅️ No Free ❎️ No After ❎️ La Xariir Ciwanka Hoos Yaalo👇👇 @CHAMA110 @CHAMA110 @CHAMA110
162
4
Correct Score Cawda Waa Diyaar Hubitan 100%✅✅ Damaanad buuxda leh ✅️ No Free ❎️ No After ❎️ La Xariir Ciwanka Hoos Yaalo👇👇
Correct Score Cawda Waa Diyaar Hubitan 100%✅✅ Damaanad buuxda leh ✅️ No Free ❎️ No After ❎️ La Xariir Ciwanka Hoos Yaalo👇👇 @Y4MOO1   @Y4MOO1      @Y4MOO1
29
5
Inaad waxbadan aqris wax badan bey ku bareysaa ,waxbadana oo aadan hore u fahansaneen ayey ku fahansiineysaa , waxey ku tusin
Inaad waxbadan aqris wax badan bey ku bareysaa ,waxbadana oo aadan hore u fahansaneen ayey ku fahansiineysaa , waxey ku tusineysaa tilaabooyin cusub oo noloshaada hormarinaayo iyo aduunyo cusub🥰 Halkaan waxad ka heleysa ereyo jaceyl oo ku qanciyo @sagal_cuud🌸
221
6
Haddii aadan kategiKarin wanaag kuu sii soconaya fadlan hakategin xumaan kuu sii soconaysa markaad dhimato. Xigasho
Haddii aadan kategiKarin wanaag kuu sii soconaya fadlan hakategin xumaan kuu sii soconaysa markaad dhimato. Xigasho
172
7
Darren.......❤️ Murugo Kali Qalbi jab Cabsi An ku faraxsaneyn Bukan Jab Kalia dheh alhamdulilaah 🥰🤍 . . . . . #joinus @waay
Darren.......❤️ Murugo Kali Qalbi jab Cabsi An ku faraxsaneyn Bukan Jab Kalia dheh alhamdulilaah 🥰🤍 . . . . . #joinus @waayahanolosha #subaxwanagsan☺️🌻
146
8
Khaladku waa khalad uun,xitaa haddii qof kastaa sameeyo!!.Sax/hagaag waa sax xitaa haddii cidi samaynnwaydo qofna. Waxaan caa
Khaladku waa khalad uun,xitaa haddii qof kastaa sameeyo!!.Sax/hagaag waa sax xitaa haddii cidi samaynnwaydo qofna. Waxaan caawa usoo qaatay,xikmadan qiimaha iyi qaayaha badan,waxaad arkaysaa dad badan oo odhanaya "Dadkoo dhan baa sameeya." Calaashaan waxay xalaashanayan ama bannaysanayaan wax ay rabaan in ay sameeyaan ama sameeyeen. Hadduu maqaalkanni sax kuula muuqdo walal noo soo dir calamada(✅)haddii kale fikirkaaga nagu caawi. H&Hx⁴ #waayahanolosha
132
9
"Wakhtigu wuxu go'aamiyaa qofka aad nolosha kula kulmayso, qalbiguna wuxuu go'aamiyaa waa kuma qofka aad nolosha ugu baahanta
"Wakhtigu wuxu go'aamiyaa qofka aad nolosha kula kulmayso, qalbiguna wuxuu go'aamiyaa waa kuma qofka aad nolosha ugu baahantahay, dabeecadaaduna waxay go'amisaa qofka noloshaada baaqi kusii ahaandoona." #waayahanolosha
132
10
Mahanin mid ku cidlaysa☺️💫
Mahanin mid ku cidlaysa☺️💫
139
11
Jaceylka dhabta waa kan ay wadagaan labo qof kuwaas oo sameystey sharci kaas oo aanu meelna kaga jirin qodobka la dhaho khaya
Jaceylka dhabta waa kan ay wadagaan labo qof kuwaas oo sameystey sharci kaas oo aanu meelna kaga jirin qodobka la dhaho khayaano 🥺🙏❤️X #waayahanolosha
145
12
تُنسى كمصرع طائرٍ , ككنيسة مهجورة تُنسى. - محمود درويش Waxaa laydin illoobay sida shimbir dhintay oo kale, iyo sida kaniisad
تُنسى كمصرع طائرٍ , ككنيسة مهجورة تُنسى. - محمود درويش Waxaa laydin illoobay sida shimbir dhintay oo kale, iyo sida kaniisad laga tegey oo la illoobay. - Maxamuud Darwiish 💔😢 #waayahanolosha
113
13
Inaan is fahanno oo is wanaajino waa wahel kaaso noo dhameestiri Karo wadista xiriikeyna natiijadiisu tahay Guur Lagu nagaado
Inaan is fahanno oo is wanaajino waa wahel kaaso noo dhameestiri Karo wadista xiriikeyna natiijadiisu tahay Guur Lagu nagaado naxriista Astaan u tahay ❤️🧕🤴🫂 ❤️💯✌️🤞 #waayahanolosha
111
14
Had iyo jeer dhoola cadee, wali rajo ayaa jirta nolosha.😁 دائِـمـاً إبتسِم ، فما زال في الحياةِ أمل. 😁 Always smile, still
Had iyo jeer dhoola cadee, wali rajo ayaa jirta nolosha.😁 دائِـمـاً إبتسِم ، فما زال في الحياةِ أمل. 😁 Always smile, still hope in life. 😁
120
15
sticker.webp
127
16
Markan ku qiyaso riyoyinkayga, qalbigayga Maha mid udhigmo qarnigan.....💔😒 #joinus @waayahanolosha
Markan ku qiyaso riyoyinkayga, qalbigayga Maha mid udhigmo qarnigan.....💔😒 #joinus @waayahanolosha
137
17
Kuwii ii hanweynow Marka aad I hoysaan Hogga ii bannysaan Waa in lay hogtaayo Hiil waxan ka geli jiray Ama hoo ka tari jiray
Kuwii ii hanweynow Marka aad I hoysaan Hogga ii bannysaan Waa in lay hogtaayo Hiil waxan ka geli jiray Ama hoo ka tari jiray Hadhow lay xasuusta Hebel la yidhaahdaa 😢
157
18
Maxamed Ibraahim Warsame oo kumagac dheer (Hadraawi), waa mid kamid ah tiirarka fanka Soomaalida, waa abwaan ku caan baxay curinta Heesaha iyo Gabayada. Maxamed wuxuu ku dhashay magaala madaxda gobolka Togdheer ee Burco sanadki 1943kii, waxa uu ka dhashay qoys faqiir ah oo ka koobnaa 9 carruur ah, hal gabar iyo siddeed wiil. Maxamed Ibraahim marki uu 10 jir ahaa wuxuu aaday dalka Yemen isagoo waqtigaa laga billaabo la nolaa adeerkiis. Halkaas ayuu ka galay dugsi, iyadoo magaca uu ku can baxay ee Hadraawi uu halkaa uga baxay, waraysi uu bixiyay ayuuna ku sheegay magacu inuu asal ahaan (Abuu Hadra) oo uu macallinki dugsigu u bixiyay, maadaama uu ahaa nin ardayda aad ugu sheekeeya misana ka qosliya. Marki uu dugsiga ka baxayne wuxuu macallin ka noqday mid kamid dugsiyada hoose ee dalkaYemen. Marki ay Soomaaliya xornimada qaadatay, gobollada waqoyi iyo koofurne ay midoobeen, Hadraawi Yaman wuu kasoo tagay isagoo dib ugusoo laabtay dalkiisa hooyo gaar ahaan magaala madaxda Muqdisho, isagoo halkaas mar kale noloshiisa ka billaabay, wuxuu ku biiray jaamacadda Umadda, ka qali jebiyay oo isla iyadana uu bare ka noqday, iyadoo ay bar-bar socotay inuu la shaqaynayay wasaaradda warfaafinta iyo Radio Muqdisho. Hadraawi oo noqday gabyaa iyo heeso curiye caan ka ah bulshada dhexdeeda wuxuu ahaa nin aad uga soo hor jeeda maamulki militariga ahaa ee uu majaraha u hayay Jeneraal Maxamed Siyaad Barre, heeso iyo gabayo kasoo hor jeeday maamulki dalka oo uu tiriyay darteed ayaa sababtay in xabsiga loo taxaabo, waxaana lagu xeray magaalada Qansax Dheere oo ah magaalo 90km dhanka koofur galbeed ka jirta magaalo madaxda gobolka Bay ee Baydhabo, wuxuuna xabisag ku jiray 5 sano lagasoo billaabi 1973 ilaa 1978. Hadraawi marki uu xabsiga kasoo baxay wuxuu kamid noqday maamulka Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta. Xilliyadi billiwga burburka iyo dagalladi sokeeye Hadraawi wuxuu aaday Ingiriiska isagoo kaddibna safarro kuso maray inta badan waddamada Yurub iyo Maraykankaba, wuxuuna ka qayb galay xaflado faneed lagu dhigayay waddamadaas. 1999 ayuu Hadraawi ku laabta Hargaysa. Heesaha ugu caansan ee lagu xasuusto Hadraawi waxaa kamid ah: Baladwayn oo uu qaaday fannaanka Xasan Aadan Samatar. Hooyo oo uu qaaday allaha u naxariistee fannaanki lagu magacaabay boqorka codka Maxamed Saleebaan Tubeec. Jacayl Dhiig Malagu Qoray oo iyadana ay qaadday allaha u naxariistee boqoraddi codka Xaliima Khaliif Cumar Magool. Suleekha oo uu qaaday allaha u naxariistee Fannaanki Maxamed Nuur Giriig. Iyo kuwa kale oo badan. Qaar kamid ah heesaha uu sameeyane waxaa lagu tarjumay luqado kale. Gabayadiisana waxaa kamid ah: Gudgude, Daalallay, Daba huwan oo ah gabay aad u dheer kana kooban ilaa 803 tuduc ama bayt. Silsiladdi Sinlay oo uu qayb ka ahaa, iyo kuwa kale oo badan. Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi sanadki 2012 wuxu ku guulaystay abaalmarinta Prince Claus Fund oo uu ku mutaystay gabayada iyo heesaha waxtarka u leh bulshada ee uu sameeyay. Hadraawi iminka wuxuu ku noolyahay  magaaladi uu ku dhashay ee Burco.    18/7/2022😭
214
19
Eebe ha unaxariisto 😢+2
Eebe ha unaxariisto 😢
224
20
Asc
222