𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐘𝐑𝐊𝐀
Open in Telegram
𝐍𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫 : ╭══💜═════ღ❦ღ══╮ 👉 @WkhYrka_jecel ╰══ღ❦ღ═════💜══╯
Show more3 251
Subscribers
+624 hours
+207 days
+19530 days
Posts Archive
3 253
🌹 سُبْحَانَ اللَّهِ
🌹 وَالْحَمْدُ لِلَّهِ
🌹 وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ
🌹 وَاللَّهُ أَكْبَرُ
🌹 الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
↘️↘️↘️🎧🎧🎧👇👇👇
https://youtu.be/4C0FIcvIr1o?feature=shared.
3 253
*SALAADA SAQDA DHEXE*
🤝 *السلام عليكم ورحمة الله وبركاته*
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*
*🤝 IXasuusi aan ku Xasuusiyee Kheyrka & Wanaagga Walalaha Cafi Allah Dartiis*.
🌃صلاةالليل🌃
👉 *DUCADA & ISTIQFAARTA.*
👉 *WARDI IYO DUCO MARKA HURDADA LAGA SOO BARAARUGO*
*HABEENKII*👏🏼
👇👇👇👇👇
*Laa ilaaha ilallaahu Waxdahu laa Shariika lahu lahul-Mulku Walahul Xamddu Wa huwa Calaa Kulli Shay"in Qadiir Al- Xamdu lillaah Wasubxanallah Walaa ilaaha illal laahu. Wallaahu Akbar Walaa Xawla Walaa Quwata Illaa billaahil caliyil Cadiim Allaahumaqfir lii*
👇👇👇
*Salaatu-laylku Waa salaad aad u fadli badan, waxana wanaagsan In la tukado Qeybta Dambe ee*
*habeenka ka mid ah Waxa La badiyaa*
👉 *Waana marka ay jiifaan dadkii Dambiilayaasha ahaa, Waxa la weriyay Nebiga (s.c.w) Inuu yiri:* 👇👇👇👇👇
ينزل ربنا تبارك وتعالي كل ليلة إلي السماءالدنيااي ينزل امره حتي يبقي ثلث الليل الاخيرفيقول (من يدعوني فاستجيب له ومن يسألني فاعطيه ومن يستغفرني فأغفرله (رواه البخاري ومسلم)
🤝 *Wllfilh Allah Dartiis*
👉 *(2) Laba Rakcadooda*
*Rabbi ha ka Dhigo Habeen Walba yuu ku Dhafin Cazawajalla ha Ku Xafidyo Aamiin*🤲🤲🤲
*Barakallahfik 🎁*
👇👇🎧🎧
https://youtube.com/watch?v=XajkITJH5lc&feature=shared*
3 253
🤝 *السلام عليكم ورحمة الله وبركاته*
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*
*
🌃صلاةالليل🌃
👇🏽👇🏽👇🏽
ينزل ربنا تبارك وتعالي كل ليلة إلي السماءالدنيااي ينزل امره حتي يبقي ثلث الليل الاخيرفيقول (من يدعوني فاستجيب له ومن يسألني فاعطيه ومن يستغفرني فأغفرله (رواه البخاري ومسلم)
🌹 سُبْحَانَ اللَّهِ
🌹 وَالْحَمْدُ لِلَّهِ
🌹 وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ
🌹 وَاللَّهُ أَكْبَرُ
🌹 الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
🎧🎧🎧👇👇👇
https://youtu.be/f2xL3JNDd5A?si=YfjsKQmZrXWXBf1jNOOLE
3 253
🌿📚 OGEYSIIS 📚🌿
📖 Casharka Qaa’idada Nuuraniyah
🗓️ Maanta: Sabti
⏰ 05:00 galabnimo
👩🏻🏫 Ustaadah Ummu Caatika
✨ Dhammaan walaalaha ha diyaar garoobaan, hana ka maqnaan casharkan qiimaha badan. 🤍
Barashada Tajwiidka Qur’aanku waa sharaf iyo iftiin.
Wadajirku waa Astaanteenna 👌
3 253
Sidee u noqdaa gabar dhowrsan oo toosan?
💜
1. Kontorool xijaabkaaga oo mar walba fiiri ma yahay xijaabki uu Allw ku faray oo shuruudihiisa ma buuxisay.
💜
2. Ku tuko salaadda waqtigeeda quruxeey oo wax walbood hayso faraha ka qaad marka la gaaro waqtiga salaadda.
💜
3.Qoesheyso maalin walba inaa laba bog ama jus qur'aan ah inti kuu fudud aqriso.
💜
4.Jooji dhageysiga iyo daawashada aflaamta iyo mudalsada iyo heesaha waayo waa albaabka xumaanta oo dhan.
💜
5. Waxa ugu qiimaha badan dunida waa inaaxifdiso qur'aanka dhaqso bilaaw qaabki aad ku xifdin laheyd.
💜
6. Joogteyso sunooyinka sida 12ka rakcadood ee maalin walba iyo soonka isniin iyo khamiis iyo maalmaha 13 14 15 ee bil walba.
💜
7.Ka cesho afkaaga xanta iyo caayda iyo ku dhaawicidda sharafta dadka kale sow ma dooneysid janno quruxbadaneey?
