en
Feedback
Student Self Training💯

Student Self Training💯

Open in Telegram

Noloshaada ardaynimo ama shaqsiyadeed u bedel mid leh ujedooyin nololeed

Show more
1 783
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Wax barasho nocee ah ayaad jeceshahy inaad barato
Wax barasho nocee ah ayaad jeceshahy inaad barato

Ogysiis waxaan haynaa line yuruba oo iiba gabar ayaana loo rabaa wadnkaad doonto

Horumarkaga waxa uu ku xiranyahy hadba sidaad u ilaaliso whakhtigaaga
Horumarkaga waxa uu ku xiranyahy hadba sidaad u ilaaliso whakhtigaaga

Qormada 2aad Ka fa,iidayaiga wakhtiga. Muhiim ma ahan inaad arday keliya ahaato adiga oo difaacanaya waxbarashadaada waxaa lagaa rabaa inaad samayso dhowrkii qaab ee aan soo sheegnay kuwasoo ahaa inaad samayso. Sidee 1:Ganacsi yaryar Oo aad ku bilaabi karto lacag yar sida 100$ iyo wixii la mida Tusaale inaad alaab ka gado isla ardayda schoolka,macadka,iyo jaamacada 2: Barashada xirfada Sida: Korontada Computeka Kharkhaanka Cilaanka Qurxinta guryaha Iyo xirfada kale 3: Raadinta shaqo xataa hadii uu mushaharkeedu yaryahay waa inaad ku dadashaa. Kuwani waxa ay kaa cawindonaan inaad khibrad ka qaadato suuqa adigoo wax bartay hadana ganacsade ah ama noshaadu isku dheeli tirantahy Balse aanad noqon jaamici aan wax kale haysan oo shahaado qalalan haysta Hadii aad nala fikirtahay nagu xirnow oo nala jog waxbafan ayaan kala fa,iidi doonaa i.a

Qormada 1aad Sidee ayaan ku noqon karaa arday leh HIMILO wanaagsan. Hadaba waxaan halkan idin ku tusayaa dhawr tusaale kuwaso
Qormada 1aad Sidee ayaan ku noqon karaa arday leh HIMILO wanaagsan. Hadaba waxaan halkan idin ku tusayaa dhawr tusaale kuwasoo aad ugu bedeli doonta ficil ahaan kuna samayn doonta tijabooyin kuwasoo noqda kuwo mira dhala. Ardaynimado waa halka qeexda meesha ay noloshaadu u jihaysanayso. Waxa yaad barataa Jaamacd ama iskuul balse waxaad doonaysaa inaad nolol mustaqbal leh samaysato hadaba ma tahay qof intaa astamood leh. 1: Niyad u haya waxbarashada 2: Wakhtiga ilaaliya 3: Leh jadwal wax barasho 4: qorsheeya dhismaha mustaqbalkiisa

Soo dhowow macmiil https://t.me/Shaqo_doon_bot

Earphone cajiib ah waad ka dalban kartaa alibaba meel kasta aad joogto https://offer.alibaba.com/cps/46mq0i6h?bm=cps&src=saf

Waad ka dalban kartaa alibaba alaabtan marwalba👌 <a href="https://offer.alibaba.com/cps/80sstkhq?bm=cps&src=saf" target="_parent">​Local US stock</a>

Hey, use my referral link to install the Alibaba app and sign up to get up to US $80 in coupons. https://x.alibaba.com/AvkvV9?ck=activity

💔
💔

Ma isticmashaa appkan 1 follow no taabo👍 I'm on Threads as @maxamed_muuse1. Install the app to follow my threads and replies. https://www.threads.net/@maxamed_muuse1