en
Feedback
Su'aalo iyo jawabo diini ah

Su'aalo iyo jawabo diini ah

Open in Telegram

☘️💕♥️اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 💕♥️☘️

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
2 147
Subscribers
No data24 hours
+47 days
+3830 days
Posts Archive
Sanadkee ayuu dhacay duulaankii daati riqaac
Anonymous voting

"Axadun axad" wuxuu ahaa haldhigii muslimiinta duulaankii........
Anonymous voting

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ☀ حديث اليوم  ☀ 📌 قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَآلِهِ وصَحْبِهِ وَسَلَّمَ: 🕹 "الْمُسْلِمُ أَخُو الْمُسْلِمِ، لَا يَظْلِمُهُ وَلَا يَخْذُلُهُ وَلَا يَحْقِرُهُ." رَوَاهُ مسلم.📚 ☀ Xadithka maanta ☀ 📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed naxris iyo nabad galiyo korkisa ha ahaato : 🕹 " Qofka muslimkii waa walaalka muslimka kale, ma dulmiyo oo ma hoojiyo mana xaqiro. " ( yaraysto ) W/W/ Muslim 📚 ☀ Hadith of The Day ☀ 📌 The Prophet (PBUH) said: 🕹 "A Muslim is a Muslim’s brother. He neither oppresses him, nor lets him down, nor despises him." Narrated by Muslim.📚 📲 Sii faafi khayrka mahadsanid. ♻️ اللهم اغفر ذنوبنا وتب علينا إنك أنت التواب الرحيم 🤲 *HAKA DAALIN AKHRINTA KHAYRKA. HAKA DAALIN KU CAMAL FALKA KHAYRKA. HAKA DAALIN FAAFINTA KHAYRKA.* الدال على الخير كفاعله صلُّوا علىٰ إمام المتقين، وخاتم المرسلين، وسيد الأولين والآخرين، المبعوث رحمةً للعالمين.. مُحَمَّد بن عبد الله ﷺ ♥️ .

🍃 بعض المناهي الشرعية في السنة النبوية Qaar kamida wuxuu sharciga islamka naga reebaayo ee ka sugan Nabiga (ﷺ) – #السبع_الموبقات #Todobada_wax_halaagto. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم اجتنبوا السبع الموبقات . قالوا : يا رسول الله : وما هن ؟ قال : الشرك بالله ، والسحر ، وقتل النفس التي حرم الله إلا بالحق ، وأكل الربا ، وأكل مال اليتيم ، والتولي يوم الزحف ، وقذف المحصنات المؤمنات الغافلات متفق عليه Rasuulkii Alle (ﷺ) wuxuu yiri: ka dheeraada todobada wax halaagto, waxay yiraahdeen asxaabtii maxay kala yihiin Rasuul allow? wuxuu yiri: - "Shirkiga (Alle o wax lala wadaajiyo), Sixirka, Naf in xaq darro lagu dilo si xaqa mooye, Ribada oo la cuno, Xoolaha agoonta oo la cuno, in dhabarka la jeediyo ayadoo ay dagaalamaayaan muslimiin iyo gaalo iyo in xumaan laga sheego haweenka dhowrsoon ee mu'minaadka ah ee aanan dambiga lahayn (in xumaan dhileysiga ku saabsan loo saariyo haweenka ayagoon waxaasi sameynin)". Xadiiskaan waa leysku waafaqay – التولي يوم الزحف، أي: الفرار من القتال يوم ملاقاة الكفار وأعداء الله. Jeesashada maalinta zaxfiga: waa maalinta lala kulmo kufaarta Alle cadowgiisa ah, o dagaalka laga cararo. – القذف هو الاتهام بالزنا #Qadfiga: waa in qof lagu tuhmo zinno ayadoon marqaatiyaal loo haynin.

Haye talagramka seewaaye xaaladiisa maanta

Ha illaawin in aad akhrisato, ama dhagaysato Suuratul Mulki inta aadan seexan, waxay gaashaan u tahay cadaabul qabriga. لا تنسى قراءة أو سماع سورة الملك قبل النوم فهي المنجية من عذاب القبر.

في ليلة الجمعة ويوم الجمعة اكثرو من الصلاة على النبي قال صلى الله عليه وسلم: ‏أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ. ‏حديث صحيح Nebiga salla llahu calayhi wasalam wuxu dhahay: Badiya inaad igu salidan habenka jimcaha iyo maalinta jimcaha maxaa yelay saligiina waa la'iisoo bandhigaa. ‏اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤️❤️🌺

Apkaan pluska markaad samaysaneysid code ka wuxuu kuugu soo dirayaa talagramka ee numberkaaaga kuuguma soo dhacaayo ee haduu kuu shaqayn waayo ka fiiriya talagramka wuxuu leeyahay qayb notification ayuu leeyahaye.

Waa midkaan apkaan waaye

Caawa 5:40 tiktok iyo telagramka jaw Waxaad soo dagsitiin plus massenger Wuxuu ushaqeeyaa sida talagramka Kaas haloo guuro marka asxaabta

عن مكحول الشامي قال : مَن قالَ : لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِاللهِ وَلَا مَلْجَأ مِنَ اللهِ إلَّا إلَيْهِ. دَفَعَ اللهُ عنهُ سبعِينَ بابًا مِن الضُّرِّ أدنَاهَا الفَقرُ. https://chat.whatsapp.com/J7Sn3hz8TGq3tezNaKsC4J مصنف ابن أبي شيبة.

Kumu ahaa saxabigii bilaway in Jamaco lagu tukado salada Tarawixda?
Anonymous voting

Sheeg duulaankii ugu horeeyay ee uu ka qeyb qaatay saxaabiga Cabdullahi Binu Cumar?
Anonymous voting

Ducada walwalka iyo walbahaarka اللّهُـمَّ إِنِّي أَعْوذُ بِكَ مِنَ الهَـمِّ وَ الْحُـزْنِ، والعًجْـزِ والكَسَلِ والبُخْـلِ والجُـبْنِ، وضَلْـعِ الـدَّيْنِ وغَلَبَـةِ الرِّجال Allow waxaan kaa magan galayaa walwal iyo walbahaar, caajisnimo iyo culays, bakhaylnimo iyo fulaynimo, iyo kulug lahaansho dayn iyo raynta raga Xusnul Muslim

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ‏قالت أمُّنا عائشةُ -رضي الله عنها- : [كنتُ أدخل بيتي الذي دُفن فيه رسول الله ﷺ وأبي ، فأضعُ ثوبي فأقول : إنما هو زوجي وأبي ، فلما دُفِن عُمَر معهم فوالله ما دخلتٌ إلا وأنا مشدودة عليَّ ثيابي ؛ حياءً من عُمَر . أمُّنا عائشة تستحي أن تخلع حجابها أمام قبر ميت! فكيف حال بعض بناتنا اليوم🥺 يتجولن الأسواق والحفلات والطرق بدون حجاب وبعضهن يلبسن الموضة اللهم اهدنا واستر بناتنا🤍.... Hooyadeen Caa’isha Ilaahay haka raalli noqdee waxay tiri: [Waxaan geli jiray gurigeyga uu Rasuulka CSW iyo Aabahay ku dhex aasan yihiin, markaasaan dharkaygii dhigi jiray oo dhihi jiray. : Waa ninkaygii iyo aabbahay Markii lala soo aasay cumar ilaah baan kudhaartay manan gali jirin ilaa ano dharkeyga kududuban ma ahane , xishood aan kaxishoonaayo cumarb, Hooyadeen Caa’isha waxay ka xishoonaysaa in ay xijaabka iskaga siibto qabri meyd kujiro hortiisa! Bal kawarn gabdhaha qaar maanty!! iskadaa qabriye wadooyinka xafladaha xijaabkii aayadaha allh ayad kamid ahaa weyba katageen oo malinba malinka kadanbeeya kasii tagayaan dhar fashion o cowro astureena xirteen🥺 Allow xaqa fahmsii oo xijaabkane nagu sug ,xijaabku waa cibaado waa waxaad kujana tageyso ee yaanan fududeysan xabiibaatii🤍 ‏اللَّهُمَّ،صَلِّ،وَسَـــلِّمْ،وَبَارِك،على،نَبِيِّنَـــا،مُحمَّد ❥. الدال على الخير كفاعله

☘ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : أفضل عباد الله يوم القيامة الحمادون. Rasuulka Allaah ﷺ wuxuu yiri: “Dhab ahaantii adoomm
☘ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : أفضل عباد الله يوم القيامة الحمادون. Rasuulka Allaah ﷺ wuxuu yiri: “Dhab ahaantii adoommada kuwooda ugu wanaagsan Maalinta Qiyaamaha waa #Al_Xammaaduun (Waa kuwa badiya ku mahdinta allah xiliyada fudud iyo xiliyada adag)". ● [سلسلة الأحاديث الصحيحة ١٥٨٤]. Allah ha inaga dhigo al-xamaaduun.

🍃 Adoomada allow Sidax u kaalmeysta arimihiina aduun way idin fududaane bi idnillah #Sabarka iyo Salaada iyo Salliga nabiga ﷺ. 🔸 As-Sabru, Was-Salaah: Alle wuxuu ina leeyahay {وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ  .....(45)} [Surat Al-Baqarah 45] "Kaalmeysta Sabarka iyo salaada...". Salaadoo la kaalmeysto iyo sabarka waxay yareeyaan culeysyada qalbiga iyo midka nafsiga. Sido kale waa matoorka nolosha iyo baa bi-iyaha istereska sido kale waa furaha Farxada iyo Liibaanta ~ Dar-daarankii nabi muuse uu kula dar-daarmay Qoomkiisii, wuxuu ku yiri alle kaalmeysta o sabra... {قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ اسْتَعِينُوا بِاللَّهِ وَاصْبِرُوا ۖ ..... (128)} [Surat Al-A`rāf 128] 🔸 Xaalka Salaada iyo nabigeena marka ay arin ku adkaato: Rasuulka alle ﷺ, wuxuu ahaa hadii ay arin la soo gudboonaato Salaad ayuu Ucararijiray. Waxaana Sunna ah qofka mu'minka ahi hadii ay arin soo wajahdo in uu kaalmeysto Salaada iyo ducada 🔸Salaadu waxay xalisaa mushkiladaha koonka o idil: Alle markuu Qabto Dayaxa, iyo Qoraxda Nabigu (ﷺ) wuxuu ina yiri Salaad la imaada.., sido kale dhul gariirku marka uu dhacana Salaad ayaa nala amray ✔️Salaada waxay xalisaa mashaakisha koonka ka dhaca. Adoonka allow Sideena u xalinen dhibaatooyinkaaga !?. 🔹 Salliga nabiga ﷺ: Hadii uu qofka badiyo salliga nabiga ﷺ,  Alle ayaa uga filnaada wixii murug  iyo hammi ah , dambigiisana alle wuu u dhaafaa. Sida nabiga ka sugan.