en
Feedback
Fasalka 8aad

Fasalka 8aad

Open in Telegram
5 342
Subscribers
+524 hours
+157 days
-5930 days
Posts Archive
Repost from N/a
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya do
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah

👆👆👆👆👆👆👆👆 Group kaas waxaad kaheleysaan f4 su,aalo iyo jawaabo hadaba kafaa,ideysta kuna biira Team f1

Repost from WAXTAR ACADEMY
Fursad Waxbarasho 📚 Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna
Fursad Waxbarasho 📚 Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇👇 @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir

Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho mu
Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan: https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1 Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada. Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

Duceesta i.a guul dhamaantiina Team 8aad idin rajeynayaa

Goboll banadir 8aad way isku dhamatyy Axada soo socta Sanadkan meel ku qoro f4 natiijadiisa mell dher majirto Dr dallka hdaa
Goboll banadir 8aad way isku dhamatyy Axada soo socta Sanadkan meel ku qoro f4 natiijadiisa mell dher majirto Dr dallka hdaa ku xiran tahy waad helli donta ayada oo sax ah 8aad 3 malin ka hor way hesten xogtan agasinkana cawada ayuu soo saray waa sida aan ani usheegay isbuuc ka hor F4 idhaha fura oo Dr dallka lasocda

Allo dhamaan Arday waliba sii natiijo uu kufarxo🤲

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH FURSAD DAHABI AH👏 📍Dhamaan Ardayda Rabaan in losameeyo appka Telegaram kana haleysan yahy hadaba waxa
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH FURSAD DAHABI AH👏 📍Dhamaan Ardayda Rabaan in losameeyo appka Telegaram kana haleysan yahy hadaba waxaan si FREE ah idinku sameen sonaa ciwanadiina waliba numbarkaad rabtiin kafaa,ideysta fursadan ✔️F.G Waxaan ugu talagalnay inaan usameeno ugu badnaan 20 qafood ee ugu horeeya i.a ☎️Wixii cawinaad ah 👇👇👇👇 https://wa.link/xi8ugu

JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD EE DUGSIGA DHEXE SANAD-DUGSIYEEDKA 2025–2026 Wasaaradda Waxbarashadu waxay
JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD EE DUGSIGA DHEXE SANAD-DUGSIYEEDKA 2025–2026 Wasaaradda Waxbarashadu waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda, waalidiinta, maamulayaasha dugsiyada iyo bahda waxbarashada in Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe ee Sanad-dugsiyeedka 2025–2026 uu si rasmi ah u bilaaban doono maalinta Isniinta, taariikhdu markay tahay 15-ka Juun 2026. Imtixaanku wuxuu socon doonaa muddo afar maalmood ah, waxaana la soo gabagabayn doonaa maalinta Khamiista, taariikhdu markay tahay 18-ka Juun 2026. Wasaaraddu waxay dhammaan ardayda kula talinaysaa inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan imtixaanka, isla markaana ay u hoggaansamaan xeerarka iyo nidaamyada imtixaanka. Sidoo kale, maamulka dugsiyada iyo kormeerayaasha imtixaanka waxaa laga codsanayaa inay xaqiijiyaan jawi ku habboon habsami-u-socodka imtixaanka. Waxaan ardayda u rajaynaynaa guul iyo natiijooyin wanaagsan.

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 📢 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Koonfur Galbeed waxay ogeysiinaysaa dh
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH 📢 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Koonfur Galbeed waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo maamulayaasha dugsiyada in imtixaankii la qorsheeyay hal malin dib loo dhigay sababo farsamo awgood. imtixaanku wuuu si rasmi ah u bilaaban doonaa taarikhda 15-ka, wuxuuna dhammaan doonaa 18-ka bisha. Fadlan la soco jadwalka cusub, isla markaana u diyaar garoow imtixaanka waqtigiisa.

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu waalidiinta iyo maamulayaasha dugsiyada ka codsanayaa inay ardayda ku wacyigeli
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu waalidiinta iyo maamulayaasha dugsiyada ka codsanayaa inay ardayda ku wacyigeliyaan waxyaabaha loo oggol yahay inay imtixaanka la yimaadaan iyo kuwa ka reeban. Sidoo kale, waxaa muhiim ah in doorka waalidiinta iyo maamullada dugsiyadu si muuqata uga qayb qaataan diyaarinta iyo hagidda ardayda.

Murajicada Imtixaanka dowladda F.8aad 2024-2025 📚Maadada = Saynis 🌃Habiinka = Axad ⏰️Waqtiga = 8:00 - 9:00 🌏Goobta = https
Murajicada Imtixaanka dowladda F.8aad 2024-2025 📚Maadada = Saynis 🌃Habiinka = Axad ⏰️Waqtiga = 8:00 - 9:00 🌏Goobta = https://t.me/Fasalka_8aad 👀 Youtube = 👇👇👇 https://youtube.com/playlist?list=PL7bcfDYzpMYifKPtaJJLAhdwgatRez2dZ&si=FsfICI0yn_C9oRVC Diyaar matihiin Team 8aad?