قناة بصمة Basma
Open in Telegram
Waxa channelkan maamula markaka fasiila ⬇️ https://t.me/fasiila_center Linkga channelkeena 👇👇
Show more435
Subscribers
No data24 hours
-37 days
-430 days
Posts Archive
Subax wacan oo wanaagsan reer Basma dhamaantiin inaad fiiacan tihiin ayaan inoo rajaynayaa, maanta waxan inoo wadaa war aan rajaynayo inuu ina wada cajabiyo
Mudo ayaan halkan iskula jirnay oo kutub/ baraamij kala duwan soo dhigaynay beryahan danbe waad arkayseen sideeni hore maamulka halkan wax soo dhigaa muu ahayn oo dib udhac ayaa jiray sababtuna waa culays ka haystay xoogaa hawlaha oo batay, markaa xoogaa markaan fikirnay wax eeg eegnay arimaha rog rognay waxay inoola muuqatay channelkeenan in aan guurno oo channel kale oo kan ka balaadhan uguurno oo halkaa isugu gayno dedaalkeena, channelkaa kale wuxuu ushaqeeyaa si maalinle ah oo waxyabao badan oo kala duwan ayuu soo dhigaa, markaa halkan maamulka joogay halkaan wuu joogaa waanan idin soo dhaweynaynaa markaa halkan noo kaalaya channelkeena intaan soo dhignay way oolaysaa lkn cid danbe inay kusoo biirto wax hore oo ay faaiidaysato mooyee wax cusub heli mayso.
Waakan channelka aan uguurayno :
⬇️⬇️⬇️
https://t.me/asmasanateyn
Aadba waan idiin soo dhaweynaynaa reer Basma.
Salaada kitaabkaa ku saabna awuu dhamaday.
Usbuuca sanbe ayana cinwaan kale soo dooraynaa .. maanta waa fasax.
Asc
Barqo wanaagsan .
Usbuuca danbe ayaan bilaabaynaa inshaa allaah kitaabka jiraalkayga qaybta 2aad.
Waan rajaynayaa usbuucyadan salaasooyinka iyo arbacooyinka aan fasaxa ahayn in qofkii kitabakii hore la socday uu kaga faaiidaystay.
