cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Daryeelka caafimaadka ๐Ÿฅผ๐Ÿฉบโค๏ธ

Soo dhawoow walal dariiqii an Ku tagi lahayd 3k. If Allah say โค๏ธ๐Ÿ–ค Waxad Ka helaysaa Macluumad Ku saabsan Caafimaadka inagu xeeran Ka qaado wixii Ku Anfaca kaliya join dheh si ay igu Noqoto dhiirigelin โค๏ธ๐Ÿ™

Show more
Finland941The language is not specifiedMedicine3 172
Advertising posts
7 021
Subscribers
-124 hours
+147 days
+5030 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜ Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ @Zaxiibka_nolosha โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
Show all...
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Protein helps your brain send messages to the rest of your body, and helps create brain chemicals that improve your mood. Nuts are nutrient-dense and contain vitamins and minerals essential to brain health, Antioxidants: Fruits and veggies, including berries, and pomegranate juice.
Show all...
Bronnie Ware oo ahaan jirtay kalkaaliso caafimaad oo ka shaqaysa daryeelka dadka xaaladahoodu culus yihiin, ayaa qortay buug ay ku soo bandhigtay natiiajda daraasad ay ku samaysay waxyaabaha ugu badan ee qofku uu qoomameeyo maalmaha noloshiisa u dambeeya. Buuggan โ€œThe Top Five Regrets of the Dyingโ€™ oo soo baxay 2011 ayaa ay ku soo ururisay shantii qodob ee ugu badnaa ee ku soo noqnoday dadkaas ay waraysatay. 1. KU DHAC Waa ayaan darro in tobannaan sanno oo aad soo noolayd kaddib, aad ugu dambayn ogaato in wax badan oo aad gaadhi lahayd iyo himilo badan oo aad rumayn lahayd waxa kaa hor istaagay uu ahaa keliya ku dhac laโ€™aan. Nolol run ah in aad noolaan weyday, dhiirrasho laโ€™aantaada awgeed. Dadka qaar waxa ay ka baqaan in ay khatarta u badheedhaan, ama goโ€™aamada qaar aan natiijadooda la hubin qaataan, taasi waxa ay yaraysaa guulihii nololeed ee ay heli lahaayeen, iyo himilooyinkii ay gaadhi lahaayeen. Waxa aanay ku dambaysaa, in ay ka murugoodaan fursado badan oo goโ€™aan qaadasho laโ€™aantoodu ay seejisay. 2. SAAXIIBBADA, QOYSKA IYO BARBAARINTA UBADKA Dad badan ayaa shaqada iyo daba orodka riyooyinka nolosha kaga mashquula waqti siinta ubadka, qoyska iyo asxaabta. Bukaanka ay Bronnie waraysatay, gaar ahaan ragga waxa ugu badan ee ay qoomameeyeen waxa uu ahaa in shaqo iyo bannaan joog uu waqtigoodii qaatay, maantana ay qoomamaynayaan in ubadkooda iyo xaasaskooda aanay waqtigii saxda ahaa siinin, si ay barbaarinta ubadka iyo farxadda qoyska qayb uga noqdaan, iyo in ay waqti fiican la qaataan asxaabta iyo dadka ay jecelyihiin. 3. IS CABUDHIN Dad badan ayaa dareenkooda cabudhiya, iyaga oo ka baqaya dareenka qofka kaga iman kara, tusaale ahaan in uu qalad ka fahmo ama xumaan u qaato, ama in uu diido oo weji gabax ay kala kulmaan. Waxaa ka mid ah in ay gardarrada ka qaban waayaan, in ay gartiisa siin waayaan, ama in ay jacayl ama nacayb u sheegan kari waayaan. Cabudhintaas dareenku waxa ay ka mid tahay waxyaabaha ugu badan ee qofku uu dib ka qoomameeyo. 4. FIRAAQADA IYO KU RAAXAYSIGA NOLOSHA Qof kastaa waxa uu u baahanyahay nasasho iyo waqtiyo firaaqo ah oo uu noloshiisa ku raaxaysto, laakiin dad badani waqtigaas ma siiyaan naftooda. Baacsiga guusha iyo raadinta kaabayaasha nolosha ee maalku u horreeyo, ama raalligelinta dadka kale ayaa ku kallifta in nafta ay ka maanacaan waqti ay farxad iyo tamashlayn ama nasasho iyo firaaqo ku damaashaado. Ugu dambayntana waxa ay ku keentaa murugo iyo in ay hadhow ka qoomamoodaan dadaalkoodii nasashada u diiday. 5. NAFTOO LA DAYACO Ruux kasta naftiisu xaq bay ku leedahay, waxaa waajib kugu ah in aad ilaaliso caafimaadkeeda jidheed iyo nafsadeed. Arrintaas oo uu qofku dayacaa waxa ay horseeddaa, in mustaqbalka uu la kulmo xaalado caafimaad oo uu ka hortegi kari lahaa ama intii ay bilowga ahaayeen wax laga qaban kari lahaa. Waxaana ka dhasha murugo iyo ciil uu cimrigiisa dambe la noolaado. W/Q dalab
Show all...
๐Ÿ‘ 5
Photo unavailableShow in Telegram
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Show all...
Fadlan link raac kadibna booqo website ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ abdirahmancirro20.blogspot.com
Show all...
Cusbitaalka weyn ee Hargeysa oo caddeeyay in 23 qof ay u geeriyoodeen xanuunka Xumadda. "Laga soo bilaabo October 2022 ilaa June 2024, Waxaanu HGH ka diwaangelinay 2871 bukaan oo Xumad nooca la yidhaahdo Dengue Fever ku dhacday. 1232 kamid ahi Waxay ahaayeen Rag (Male), Halka 1639 kamid ahani ahaayeen Dumar (Female). 2036 kamid ah Waxaanu u fidinay Adeeg caafimaad ee Bukaansocodka, Halka 835 kamid ah la dhigay Hospitalka oo ay noqdeen bukaan jiif. 1723 kamid ah waxay Da,doodu ka yartahay 30 jir, 774 kamid ah Waxay Da,doodu u dhaxaysay 31 jir ilaa 50 jir halka 374 kamid ah ay Da,doodu ka weyneyd 50 jir. Guud ahaan Tirada Dhimashada Waxay Ahayd 23 Bukaan oo u badan Haween."
Show all...
๐Ÿ˜ข 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
๐ŸฆŸ Digniin ๐ŸฆŸ ๐ŸŒก๏ธ๐ŸŒก๏ธXumada dengue fever ๐ŸฆŸ๐ŸฆŸ madaama la ogol yahay paracetemol keliya in xumada lagu jabiyo waxaa jirta in bulshadu si xad dhaaf ah u isticmaalayaan paracetemolka. ๐Ÿ“Si aynu ugu hortagno khatartiisu guud iyo khatarta u ku yeelan karo beerka , unugyada dhiiga cas cas iyo kalyaha , waxaa muhiim ah in isticmaalka paractemol la ogol yahay uu yahay 500mg lixdii saacadood ba mar lamana ogola in la isticmaalo wax ka badan 4g oo paracetemol ah mudada 24 sacadood gudahood ah . ๐Ÿ“Caruurta ka yar 16 sano marka la siinayo paracetemol waa in loo eego daโ€™ada iyo miisaanka . Waxaa jiray bukaano badan oo aan la kulmay sanadkii hore xiligii xumadu jirtay isticmaalkii faraha badnaa ee paracetmolkuna saameyey beerkooda waxaana u badanaa caruur yar yar oo marka qandho qabataba la siinayey irbada paracetemol ka ah iyado loo eegin daโ€™ada iyo miisaankooda.
Show all...
๐Ÿ‘ 4โค 2๐Ÿ‘Ž 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Show all...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
Culimada cilmi nafsigu waxay ogaadeen in waxyaalaha aynu 80% sida maalin laha ugu fekerna aanay wali dhicin, taa macnaheedu waxa weeye waxa u badan ee aynu Wakhtigana u badan ku bixina waxa weeye wax aan wali dhicin, hadaba maanta laga bilaabo jooji ka feker waxa aan wali dhicin, bilow ku mashquulida waxa imaka taagan waxka qabashadiisa. Shayga aad leedahay wuxu dhici doona oo horta ha dhaco oo halo gaadho.
Show all...
โค 5๐Ÿ‘ 4
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.