en
Feedback
Fasalka Form One

Fasalka Form One

Open in Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee πŸ“š Form One πŸ“š AdminπŸ‘‰ @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa βœ…οΈ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR πŸ‘‡πŸ‘‡ https://t.me/StudentsSomaliaExam

Show more
2 592
Subscribers
No data24 hours
-87 days
+1830 days
Posts Archive
Madada biology bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Barashada Luqada English marabtaa inaad barato hada waan qabaneynaa fasal cusub kafaa.ideyso Iska diwaan galin ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir

Shaacinta natiijada 10 Arday ee ugu horeeyay fasalka Form One imtixaanka Teeramka 2023 2024 Hambaliyo Hambaliyo πŸ‘ wixii su,a
Shaacinta natiijada 10 Arday ee ugu horeeyay fasalka Form One imtixaanka Teeramka 2023 2024 Hambaliyo Hambaliyo πŸ‘ wixii su,aalo ah laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir MAHADSANIDIIN

✍️OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH dhamaan Arday galeen imtixaanka TEERAMKA ee fasalka Form One 2023-2024 Waqtiyada soo socda waxa
✍️OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH dhamaan Arday galeen imtixaanka TEERAMKA ee fasalka Form One 2023-2024 Waqtiyada soo socda waxaan shaacin doonaa 10 Arday ee ugu sareeya imtixaanka. insha'Allah natiijo qurux badan ayaa idin rajeynayaa Wixii Su'aalo dheeraad ah Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir MAHADSANIDIIN

Ψ§Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… ΩˆΨ±Ψ­Ω…Ψ© Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ±ΩƒΨ§ΨͺΩ‡ Salaan kadib koxda S.S.E waxey shaacin doonta waqtiyada soo socdo Natiijada imtixaanka Teeramk
Ψ§Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ… ΩˆΨ±Ψ­Ω…Ψ© Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ¨Ψ±ΩƒΨ§ΨͺΩ‡ Salaan kadib koxda S.S.E waxey shaacin doonta waqtiyada soo socdo Natiijada imtixaanka Teeramka Fasalka Form One 2023-2024. F.g Waxaa lashaacin doonaa 10 Arday ee ugu sareeya insha'Allah. Ugu dambeyn waxaan idin rajeynaa natiio qurux badan dhamaantiina waxaana rajeynaa inaad waxbadan kafaa'iideyn. WIXII SU.AAL DHEERAAD AH πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir @Ustaad_Maahir MAHADSANIDIIN Wabilaahi Towfiiiq

Madada Islamic bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Business f1 waa diyaar 2 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Arabic f1 waa diyaar 5 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Madada Taariikh bdf waa diyaar 2 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content

Waxaan Dadka Muslimiinta, Gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed Ugu Bishaaraynaynaa Bilashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan. Waxaan Al
Waxaan Dadka Muslimiinta, Gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed Ugu Bishaaraynaynaa Bilashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan. Waxaan Alle Ka Baryaynaa Inuu Naga Dhigo Kuwii Kawada Faa’iidaysta Kheyrka bishaan barakaysan.πŸ₯ΊπŸ₯€πŸ©Άβœ… Ramadaan Mubarak

Madada Chemistry f1 bdf waa diyaar 3 chapter Laxariir ciwaanka hoose πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @Ustaad_Maahir

photo content