Fasalka Form One
Open in Telegram
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form One 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam
Show more2 592
Subscribers
No data24 hours
-87 days
+1830 days
Posts Archive
2 592
📒📚FURSAD MUHIIM AH .📚
𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝐁𝐀𝐋𝐀𝐀𝐃𝐇𝐀𝐍 30% 𝐈𝐈𝐃𝐔𝐋 𝐀𝐃𝐗𝐀 𝐀𝐖𝐆𝐄𝐄𝐃,
𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐖𝐀𝐗𝐓𝐀𝐑 𝐀𝐂𝐀𝐃𝐄𝐘𝐌 waxa ey idin sameyneysaa fursadaan weyn taa oo ah qiimo dhimis baraaldhan dhamaan koorsooyinka kabaxa kafaa'iideysta.
ᴍᴜᴅᴀᴅᴀ ǫɪɪᴍᴏ ᴅʜɪᴍɪsᴛᴜ ᴡᴀxᴀ ᴇʏ sᴏᴄᴏɴᴇʏsᴀᴀ ɪʟᴀᴀ 5 ᴍᴀᴀʟᴍᴏᴏᴅ•
Ma rabta inaad barato:
𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐥𝐢𝐬𝐡 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐰 𝐚𝐡 ( 𝐥𝐞𝐯𝐞𝐥 1)•
Baro 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐰 𝐚𝐡 ( 𝐥𝐞𝐯𝐞𝐥 1 )•
𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐰 𝐚𝐡•
Si aad isku diwaan galiso
la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
| 𝚆𝚊𝚋𝚒𝚕𝚊𝚊𝚑𝚒 𝚃𝚘𝚠𝚏𝚒𝚒𝚚 |
2 592
Buuga Baro English All grammar BDF kiisa hada kadalbo ciwaanka hoose
👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
2 592
Marabtaa barashada:
1 Luqada English oo bilow ah
2 Luqada Carabiga oo bilow ah
3 Koorso Computer oo bilow ah
Hadaba iska diwaan gali
Ciwaanka hoose
👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
2 592
Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo?
Waa salada subax laga bilaawo ilaa maqribka
Qaas ahaan duhurka laga bilawo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal
■ see u duceysana ?
■ maxana ka bilawaa ?
■ maxana dhahaa ?
Waxa ku siinays dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sasbta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah
● intaa wali ducada bilaawin waxaa 10 jeer dhaheysaa سبحان الله waxa hadana 10 jeer dhaheysaa الحمد لله ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa الله اكبر
(Wuxuu yirih Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde waxa u timid nabiga ﷺ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto
Wuxuu yirih nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay )
" عن أنس بن مالك قال: جاءت أم سليم إلى النبي صلى الله عليه وسلم، فقالت: يا رسول الله، علمني كلمات أدعو بهن قال: " تسبحين الله عشرا، وتحمدينه عشرا، وتكبرينه عشرا ، ثم سلي حاجتك، فإنه يقول: قد فعلت، قد فعلت "
● waxa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
■ Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .
«سمع النبي ﷺ رجلا يقول: اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
لقد سأل الله باسمه الأعظم الذي إذا سئل به أعطى وإذا دعي به أجاب»
● ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid
● isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid يا حي يا قيوم
▪︎ tusale Allahayow ii danbi dhaaf يا حي يا قيو
waa fahmtay rajenaya .
● waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني
● ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo
■ ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ?
● dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada
■ taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo
Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada
الدال على الخير كفاعله
2 592
Repost from N/a
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E
waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah
2 592
Marabtaa inaad hesho buuga Fududeeyaha luqada Carabiga. Waa diyaar Asigoo PDF ah laguna fasiraayo af-soomali
Hadaba kaliya kadalbo
Ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
2 592
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
Kubaro computer Basic course waqti kooban.✍
ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka si bilaash ah.kuna baro si online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee WaxtarAcademy kusoo kordhisay.
Shuruudaha.
⏭Fursadan waa inaad is diwaan galisaa kahor intaan lagaarin 20 Jun-2024.
⏭ inay kaa go'antay waxbarashada.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo xirmad yar ah kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
● Basic Computer 1
●Basic computer 2
●How to create folder
●Personalize 1
●Start button
●Personalize 2
●Portation
●Install And Uninstall Program
●Resolution
● Folder icon And Folder hide
●Users Account
Mudada koorasku waa 1 bil .
Shahadaduna waa diploma.
Waqtiga is diwaan galidu wey kooban tahay kafaa,iideyso.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN
👇👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
MAHADSANIDIIN
2 592
Buugan waa qisada laga jilay
filimka 172 days
Qofkii rabo Buugan
asagoo Afsomalia ah
Kadalbo
👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
2 592
Arday Marabtaa Buuga Dhufeyska,Ardaydayda wuxuu kacaawinayaa diyaarinta casharada,imtixaanada waa diyaar
hadaba laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
MAHADSANIDIIN
2 592
Barashada Luqadaha English iyo Arabic marabtaa inaad barato hada waan qabaneynaa fasal cusub kafaa.ideyso
Iska diwaan galin ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
2 592
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH
Kuliyada weyn ee Waxyar Academy waxey qabaneysaa fasal cusub kaas oo ah Course English level 1 oo bilow ah
Waxyaba aad kubaraneyso waxa kamdi ah
1: Alphabet in English ✅️
2: Short vowels in English ✅️
3: Long vowels in English ✅️
4: Syllable in English ✅️
5: Upper Case and Lower Case✅️
6: The two vowels rules✅️
7: How to pronounce the latter "C" in English ✅️
F.g Waxey soconeysaa mudo hal bil koorsadan markaad dhameyso waxaad galeysaa imtixaankeda kadibna lever 2 ayaad ugudbeysaa
Waa Fursad muhiim u ah dhamaan ardayda bilowga ku.ah luqada English
Kaliya iska diwaan gali ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
《 MAHADSANIDIIN 》
