en
Feedback
DAREEN OFFICIAL

DAREEN OFFICIAL

Open in Telegram

Bismillah Ku soo dhawaw channel Keena DAREEN OFFICIAL Inshaa Allah waxaan halkan ka helaysa • Sheekoyin • Odhahayo • Xikmado • Sualo • Buugag • Murtiyo • Dhirigalin iyo kuwo kale oo xiso badan https://wa.me/qr/HNQJ2TL52OADC1

Show more
1 723
Subscribers
No data24 hours
-37 days
-1230 days
Posts Archive
🌿✨ "Qalbiga waxaa qurxiya Qur’aanka 💖, nafta waxaa dejiya *Hadalka Ilaahay*🌙 — qofkii la saaxiiba Qur’aanka, qalbigiisu waligii ma cidloon doono 🕊️📖." 📖 "القرآن لا يُعطيك بعضه حتى تُعطيه كلك… فأقبل عليه بقلبك، يفتح الله لك ما أغلق." 💫 🕋 Ku noolaada Qur’aanka, si Qur’aanku kuugu noolaado. 🌿📖🙏

“Qof ku dulmiyay maanta haddu jiro 😔 — ha welwelin, maxaa yeelay gaashaanka alle wuxuu la jiraa kuwa qalbigoodu iimaan leeya
“Qof ku dulmiyay maanta haddu jiro 😔 — ha welwelin, maxaa yeelay gaashaanka alle wuxuu la jiraa kuwa qalbigoodu iimaan leeyahay ‘إِنَّ ٱللَّهَ يُدَافِعُ عَنِ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟’ 🛡️🤍.”(سورة الحج، آية 38)

"Noloshu waa imtixaan, qof kasta wuu dhibtoodayaa, laakiin guusha waxaa hela kuwa aan ka daalin sabirka iyo rajo haynta." 🌧️
"Noloshu waa imtixaan, qof kasta wuu dhibtoodayaa, laakiin guusha waxaa hela kuwa aan ka daalin sabirka iyo rajo haynta." 🌧️→ Dhibtu waa waqtiyeed ⏳→ Sabirku waa furaha 🌈→ Guushu waa abaalmarinta 📖 Quraanku wuxuu leeyahay: > ﴿ إِنَّ اللَّهَ مَعَ الصَّابِرِينَ ﴾ "Ilaahay wuxuu la jiraa kuwa samra." — سورة البقرة - الآية 153 🌿 ✨ Qodob muhiim ah: Dhibka aad maanta la tacaalayso, berri wuxuu noqon karaa sababta iftiinkaaga. Ilaahayna uu kuu arkaa, waxa uu kuu diyaariyaa badal wanaagsan ❤️

🌿 "Noloshu ma noqoto dhameystiran adigoo ka fog Ilaahay 🧭🚫 — maxaa yeelay Qur’aanka ayaaba inoo sheegay oo yidhi: > 'وَمَن
🌿 "Noloshu ma noqoto dhameystiran adigoo ka fog Ilaahay 🧭🚫 — maxaa yeelay Qur’aanka ayaaba inoo sheegay oo yidhi: > 'وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا' 🕳️🌫️ — سورة طه، آية 124

🌿 "Qalbiga nadiifta ah 💖 iyo toobadda daacadda ah ee runta ahi 🤲 waa furaha jaceylka Ilaahay 💫." 📖 الآية الكريمة: > "إِن
🌿 "Qalbiga nadiifta ah 💖 iyo toobadda daacadda ah ee runta ahi 🤲 waa furaha jaceylka Ilaahay 💫." 📖 الآية الكريمة: > "إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ التَّوَّابِينَ وَيُحِبُّ الْمُتَطَهِّرِينَ" — سورة البقرة، آية 222 💧❤️

“Qalbiga daallan wuxuu nasasho ka helaa xuska Ilaahay 🤲🕊️ — waayo wuxuu Qur’aanku leeyahay: ‘أَلَا بِذِكْرِ ٱللَّهِ تَطْمَئ
“Qalbiga daallan wuxuu nasasho ka helaa xuska Ilaahay 🤲🕊️ — waayo wuxuu Qur’aanku leeyahay: ‘أَلَا بِذِكْرِ ٱللَّهِ تَطْمَئِنُّ ٱلْقُلُوبُ’ ❤️📿.”

“Ha quusan xitaa haddii aad gashay gaf weyn 😔🌧️ — maxaa yeelay Ilaahay wuxuu ku leeyahay: ‘قُلْ يَـٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَس
“Ha quusan xitaa haddii aad gashay gaf weyn 😔🌧️ — maxaa yeelay Ilaahay wuxuu ku leeyahay: ‘قُلْ يَـٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَسْرَفُوا۟ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا۟ مِن رَّحْمَةِ ٱللَّهِ’ 🕊️🤍.”

“Haddii qof ku dhibo ama ku dulmiyo 😠🧨 — ha iloobin ballanta Eebbe: ‘وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَـٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱل
“Haddii qof ku dhibo ama ku dulmiyo 😠🧨 — ha iloobin ballanta Eebbe: ‘وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَـٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّـٰلِمُونَ’ 👁️🔥.”

“Cabsidaadu yaanay kugu dhalin rajo la’aan 😨🤲 — xasuuso hadalka Eebbe: ‘إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًۭا’ 🌤️🪶.”
“Cabsidaadu yaanay kugu dhalin rajo la’aan 😨🤲 — xasuuso hadalka Eebbe: ‘إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًۭا’ 🌤️🪶.”

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 http://www.youtube.com/@OGAALBULSHO

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 http://www.youtube.com/@OGAALBULSHO

Qisooyin Xigmad iyo Ku Cimro Qaadasho Mudan : Sheekh Mustafe https://youtu.be/XKR-GfDWY2g?si=V02MXwRClxYaDsqh
Qisooyin Xigmad iyo Ku Cimro Qaadasho Mudan : Sheekh Mustafe https://youtu.be/XKR-GfDWY2g?si=V02MXwRClxYaDsqh

💜 Ma jiro sabab macquul ah oo kaa dhigaysa inaad niyad jabto nolosha 😔. Haddii uu yahay murugo — noqo kuwa samra 🕊️. Haddi
💜 Ma jiro sabab macquul ah oo kaa dhigaysa inaad niyad jabto nolosha 😔. Haddii uu yahay murugo — noqo kuwa samra 🕊️. Haddii uu yahay kala tag — innaga oo dhami waan tageynaa maalin uun 🚶‍♂️. 🧠 Waxaa jira dad maskaxdaadu u baahantahay، ❤️ kuwo qalbigaagu u xiiso qabo، iyo kuwa kale oo adigu u baahan tahay sababtoo ah adiga la’aantood waxaad noqotaa mid aan lahayn cinwaan، aan lahayn jihada nolosha 💭. 🏡 Ku nooloow agagaarka dadka aaminsan jiritaankaaga، kuwa kuu tolaya silsiladda kalgacalka iyo naxariista — adiga dartaa 🤍🩶.

Maalin uun ayaad si buuxda u fahmi doontaa… In waxyaabaha kaa tagaa ay yihiin kuwo aan helin daryeel iyo xannaanayn 🤍. In du
Maalin uun ayaad si buuxda u fahmi doontaa… In waxyaabaha kaa tagaa ay yihiin kuwo aan helin daryeel iyo xannaanayn 🤍. In dulqaadka, xitaa haddii uu bato, ugu dambayn uu dhammaado 🕰️. In noloshu aysan u istaagin qofna… mana sugeyso cidna 🚶‍♀️✨.

Qof qaali ah ayaa igu yidhi waano qoto dheer oo qurux badan: “Lama aamini karo qof awoodi kara inuu seexdo isagoo og inuu kuu
Qof qaali ah ayaa igu yidhi waano qoto dheer oo qurux badan: “Lama aamini karo qof awoodi kara inuu seexdo isagoo og inuu kuu horseeday murugo 😔. Lama aamini karo qof iska tagay, ilaaway wakhtigii aad wada qaadateen، oo aan hal ilbidhiqsi ka shallaynin 🚶‍♂️. Xitaa haddii uu soo laabto… wali lama aamini karo 🤍✨.”

💜 Dunida waa amaah iyo deyn. Ficilladaada way kuu soo noqon doonaan 🪞. Dabeecadda noloshu waa: waxa aad samayso waa laguu c
💜 Dunida waa amaah iyo deyn. Ficilladaada way kuu soo noqon doonaan 🪞. Dabeecadda noloshu waa: waxa aad samayso waa laguu celin doonaa 🔁. Dunidu way wareegtaa، muuqaalada way soo noqdaan 🎭، doorkuna wuu is beddelaa. Waxaad goosan doontaa waxaad ku beertay waddada dadka kale 🚶‍♀️🌱. Haddii aad kheyr beerto، kheyr ayaad ka goosan doontaa 🌸 — xitaa haddii aanu ka imaanin isla meesha ama isla dadka ❤️.

💜 Ma jirto nolol qumman oo dhammaystiran، mana jiro hal tusaale oo laga dhigo nolol farxad leh 🎯. Qof walba wuxuu leeyahay
💜 Ma jirto nolol qumman oo dhammaystiran، mana jiro hal tusaale oo laga dhigo nolol farxad leh 🎯. Qof walba wuxuu leeyahay waddooyin u gaar ah 🚶‍♂️، doorashooyin uu sameeyo 🤝، iyo waxyaabo uu jecel yahay 🧩. Farxadda dhabta ah waa halka uu qofku naftiisa ku dareemo raaxo iyo xiriir gudaha ah 🌿. 🛑 Ha daalin naftaada adigoo is barbar dhigaya dadka kale، 🤍 Ka dhig *qanacsanaanta* hadafkaaga، rabitaankaaga، iyo saaxiibka qalbigaaga، si aad u hesho farxad iyo raynrayn dhab ah ❤️.

🌙💭 Qofkii raba inuu Ilaahay 🕊️ la hadlo, ha akhriyo hadalka Ilaahay 📖✨. Qofkii raba isna inay Ilaahay wada hadlaan, 🕋 ha
+1
🌙💭 Qofkii raba inuu Ilaahay 🕊️ la hadlo, ha akhriyo hadalka Ilaahay 📖✨. Qofkii raba isna inay Ilaahay wada hadlaan, 🕋 ha u istaago salaadda 🧎‍♂️🧎‍♀️🙏. 🗣️ Ilaahay subxaanahu watacaalaa wuxuu ku yidhi bilowga suuradda "Al-Mu’minuun": 📌 "Waxaa guuleystay mu'miniinta ✅ — kuwa salaaddooda ku khushuuca 🕊️🕌." (قَدْ أَفْلَحَ الْمُؤْمِنُونَ ﴿١﴾ الَّذِينَ هُمْ فِي صَلَاتِهِمْ خَاشِعُونَ) 🌟 Salaaddu ma aha oo kaliya waajibaad 📅, ee waa kulankii ugu dhawaa Ilaahay ❤️💫. Waa hadal iyo waraysi toos ah 📡 oo qalbiga nadiifiya 💧, naftana kor u qaada 🕊️✨.

Qiso Naxdin Leh iyo Naxariista Eebbe 🕊️💧 Wallahi waa sheeko aad u cajiib ah oo saamayn igu reebtay. Markii aan dhagaystay, si weyn baan u jeclaystay inaan idinla wadaago. فقد قال الله تعالى في كتابه 📖 "فَاقْصُصِ الْقَصَصَ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ"📌 Fadlan si fiican u akhri oo ku raaxayso... ✨💗 Maalin maalmaha ka mid ah waxaa reer Banii Israa’iil ku dhacay abaar iyo gaajo aad u daran oo adag 🌾💔. Samadii wax roob ahi kama soo da'ayo🌥️, dhulkiina waxba kama ay baxin 🌱. Dadkii halis bay galeen — waxay u dhowaadeen inay baaba’aan 😔. Waxay u tageen Nabi Muuse (CS) oo ay ku yidhaahdeen: "Muuse, noo ducee  oo Eebbe nooga bari inuu roob nagugu soo da'o!" 🌧️🙏 Nabi Muuse wuxuu la baxay dadkii oo dhan – ilaa 70,000 oo qof – si ay u tukadaan roob-doon 🚶‍♂️🚶‍♀️💭. Wuxuu bilaabay ducadii isagoo leh: > "Ilaahayow, biyo nagu shub!  Roobna na siii! Ceelashii way qalaleen 💦, geedihiina way ingegeen 🌳. Ilaahayow nagu deeq roob!" 😢☁️ Laakiin... intuu ducaynayey – qoraxdii baa sii kululaatay! ☀️🔥 Roobna ma da’in. Nabi Muuse wuxuu yidhi: "Ilaahayow, adigaa i baray in marka aan kuu baryo aad aad iga aqbasho ducadyda – haddaba maxaa dhacay?" Ilaahay wuxuu ku yidhi: > "Muusaw, dadkiinna waxaa ka mid ah nin dambiyo iigu badheedhay 40 sano 😔. Intuu idin dhex joogana, roob idin ma siinayo. Waxaanan idinku da'inayn roobkii isaga dartii." 🌧️❌ Muuse ayaa yidhi: "Ilaahayow, i tus ninkaasi." Ilaahay wuxuu ku yidhi: > "Muusaw, adigu waaxad sameesa oo korkaaga ahaaday kaliya inaad gaadhsiiso ama u sheegtid dadka, annagaana baahinayna warkaaga ." Markaasuu Muuse dadkii u qayliyey: > "Dadkaygiiyaw Ilaahay! Waan baryey Allena, roob-doontii wuu naga aqbali waayay, sababtoo ah waxaa inaga mid ah nin Ilaahay si badheedg ah  caasiyey 40 sanno! Ninkaasow, fadlan naga dhex bax si roobka uu inoogu da’o! Dambigaaga dartii waa layna haystaa!" ⚠️☁️ Dadkii baa is eegay 😳, mid walbana mid kale ayuu fiiriyey 😶. Ninkii dambiga lahaa wuxuu garan waayey cid kale, wuxuuna ogaadey inuu isaga yahay. Laakiin wuu cabsanayey: Haddii uu istaago wuu ceebaysan yahay 😓. Haddii uu sii joogo, dadka oo dhan ayaa uu roob la'aan u sababayaa😢. Wuxuu wejigiisa saaray maro uu hubanaa🫢, kor buu u taagay gacmihiisa 🙌 wuxuuna ku baryey: > "Ilaahayow, 40 afartan sano ayaan ku caasiyey, adiguna waad i asturtay 😭. Ma maantaad ii ceebaynaysaa? Ilaahayow, i astur oo iga cafi! Waan toobad keenay maanta, adigaa Ilaahkayga ah. I aqbal!" 💔🕊️🙏 Isla markiiba... daruurihii baa ka yimid dhammaan jihooyinka 🌫️⚡ Roobkii baa si xooggan u da’ay! 🌧️🌧️🌧️ Dadkii waa ay farxeen! 😃🎉 Lkn Nebi Muuse ayaa yaabay! Wuxuuna yidhi: > "Ilaahayow, miyaadan i odhanin ninkaasi ha baxo ka hor inta roob haddii kale roob ma helaysaan? Sidee buu roobkii noogu yimid iyadoo aan cidna ay naga soo bixin?" Ilaahay wuxuu ku yidhi: > "Muusaw, roobkii waxaan idinku siiyey ninkii aan idiinku  diidat sababtiisa. Maxaa yeelay Wuxuu i siiyey toobad daacad ah 💞." Muuse wuxuu yidhi: > "Ilaahayow, i tus ninkaas — yaa uu yahay?" Ilaahay wuxuu ku yidhi: > "Muusaw, 40 afartan sano isagoo uu i caasinaayay baan  asturayay... Ma waxaad rabtaa inaan  ceebeeyo isagoo i toobad keenay maanta oo daacada? Maya Muusaw ma dhacayso. 🫶 Qof kasta ha ogaado: > Farajka Eebbe waa  – ka dhow sida aynu u malayno. Allw waa mid cafis badan, naxariis badan, kheyrkiisuna waa mid aan xad lahayn! Albaabka toobaddu wali waa uu furan yhay — ee ha ka quusanin naxariista

photo content
+1