HALEEL EDUCATION
Show more
356
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
- Subscribers
- Post coverage
- ER - engagement ratio
Data loading in progress...
Subscriber growth rate
Data loading in progress...
Photo unavailableShow in Telegram
Baadhis iyo ka wardoonis badan oo aan sameeyay iyo ogaanshaha sida soomalidu ku tahay dhamaan suuqyada tradingka sida
Cryptocurrency
Stock market
Forex
Bonds
Comedities
Cfd
Indices
Waxa ii soo baxday in wax ka yar 0.00001% ay si sax ah uga shaqaystaan ama u maal gashtaan hadaba anigoo arkay dayacaas badan iyo fursada maanta joogta ee ay bixinayaan suuqyada cryptocurrency iyo stock market waxan go,aansaday inaan cidii u baahan kanaalkan kula wadaago lacagaha ugu faaidada badan suuqyadaas anigo ku dabaqaya khibradayda nidaam xisaabeedka elliot waves and sequance numbers
1: Waxan kuu ballan qadaya inaan kugu hago lacagaha crypto iyo stock ugu faaida badan
2: Goortaad maal gashanayso
3: Isla marka aad maal gashanayso
4: Goortaad ka baxayso
5: Lacag walba intaad ka faaidayso
Lagama yaabo shan sano oo danbe in dhamaan suuqyadani bixiyaan fursada ay maanta bixinayaan hadaba adi maxaa kaaga qorshaysan ila soo xidhiidh.
Photo unavailableShow in Telegram
GBPUSD insha allah waxaan ka rajaynayaa inay ii noqoto CHART OF THE MONTH.
%1 Wax ka badan ma risk garaynayo.
Repost from Keydka Xornimo dhaqaale
*TOOS*
*soo wada gala*
*Xiisadii Casariyaha ee Signals lagu bixinaayo hadeer away bilaabatay*
*Time is Somalia 🇸🇴 4:30pm*
*Soo riix link yaala Qolalka signalska*
🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️🏃♂️
Repost from Keydka Xornimo dhaqaale
*Barakaawi Academy*
waa machad loo qaabeeyay in dhalinta soomaaliyeed uu horumar dhaqaale gaarsiiyo
kana hortaga in dhalinyarada si khaldan hantidooda looga qaato oo la yiraahdo maalgalin baan kuu haynaa ama shirkad ku darso ama keen kuugu shaqeeyee iyo wixii lamida ah
taas anagoo ka duulayna dhalinta waxaan u diyaarinay wax barasho tayo sare leh oo ka caawisa sidii uu *forex iyo cryptocurrency* uu lacag uga samayn lahaa macalimiintiisana ula faaiidi lahaa isagoo hantidiisa maamulanaaya
sadex level oo wax barasho baa laga dhisaa ardayga level kastana intixaan baa laga qaadaa markaas ayaa la gudbiyaa
level one basic
leve two intermidiate
level three advansed
sidoo kale academyga
waxaa ka baxa xiisad maalinle ah oo u gaar ah ardayda diwaan gashan
xiisadaas oo isugu jirta
fursadaha suuqa
live signals iyo update-ka signaladii furnaa
sidoo kale ka jawaabida suaalaha markaas taagan iyo gacan fariisin dhanka stratgyga ah iyo sida suuqA signal looga samaysto oo lagugu tababaraayo ardayga
strategy-yadihii ugu danbeeyay baa lagu barayaa
sida
elloitt wave iyo qaabka loogu tarede gareeyo
market structure iyo noocyadii ugu danbeeyay
suply and demand iyo xogteeda oo dhamaystiran
casharadu dhamaan waa kuu diyaarsanyihiin wakhti walba oo aad jaanis u heshidna waa qaadan kartaa oo wakhti u jaan goan maleh
hadaba arday isku day inaad fursadaan ka faaiidaysatid jaaniskaan waxaa laga yaabaa inuusan mar danbe kusoo marin
*la xiriir qaybta diwaan galinta academyga number whatsapp👇 +252633398298
Asc walaalaha Hantimaal.
In mudo ah waxa jiro dhalin yar badan oo i waydiinaysa sida ugu fudud ee ay ku baran karaan strategyada aan isticmaalo suuqana uga shaqaysto.
Haddii aad diyaar tahay waxaan kugu xidhayaa goobta kugu haboon ee sida saxda ah kugu baraysa qiimaheeduna macquul ayahay
Igala soo xidhiidh 👉@EgnSaki
Choose a Different Plan
Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.