en
Feedback
Dhiirigalin maaline ah❤️

Dhiirigalin maaline ah❤️

Open in Telegram

Kala soco Xikmad dhiirigalin iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta ❤️🤙✅️ Fadlan kusoo biir : ╭══💜════════ღ❦ღ══╮ @Dhiirigalinmaaline12 ╰══ღ❦ღ════════💜══╯ ╭┈────────────── ╰┈➤ #BiN___HassaN❤

Show more
6 310
Subscribers
No data24 hours
-117 days
-1930 days
Posts Archive
Wadankeena wax soo saarkiisa Hadaa rabto inaa aragto😍🥰 Culimadeena🥰
Wadankeena wax soo saarkiisa Hadaa rabto inaa aragto😍🥰 Culimadeena🥰

Friday + Ramadan!🕌 Say Alhamdulillah for today ❤️

🌙 رمضان فرصة لا تعوَّض Ramadan waa bil cajiib ah oo Alle inoo furay albaabada kheyrka. Waa bil dembi dhaaf, toobad, iyo qalb
🌙 رمضان فرصة لا تعوَّض Ramadan waa bil cajiib ah oo Alle inoo furay albaabada kheyrka. Waa bil dembi dhaaf, toobad, iyo qalbi nadiifin. 📖 Ramadan waa bisha Qur’aanka. Qofkii maalin kasta xataa hal juz akhriya, qalbigiisu wuu iftiimaa. 🤲 Ramadan waa bil ducada la aqbalo. Ha dayicin saacadaha afurka ka hor — waa waqti qaali ah. 💞 Ramadan waa bil sadaqo iyo naxariis. Quudi qof baahan, qalbigaagana farxad geli. ⏳ Ramadan waa maalmo tiro kooban. Qofka caqliga leh waa kan ka faa’iideysta kahor inta aysan dhammaan. اللهم بلغنا تمام رمضان وتقبله منا 🤲✨

𝙍𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠! ❤️🌙 May this Ramadan heal all of us, bring more blessings, forgiveness and success in our lif
𝙍𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠! ❤️🌙 May this Ramadan heal all of us, bring more blessings, forgiveness and success in our life.🤲

BREAKING 🚨NEWS: The crescent moon has been sighted in Saudi Arabia. Therefore, Ramadan 1447 will begin tonight. #Ramadan 🌙
BREAKING 🚨NEWS: The crescent moon has been sighted in Saudi Arabia. Therefore, Ramadan 1447 will begin tonight. #Ramadan 🌙 Mubarak to everyone.🕌🌙❤️

𝙍𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠! ❤️🌙 May this Ramadan heal all of us, bring more blessings, forgiveness and success in our lif
𝙍𝙖𝙢𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠! ❤️🌙 May this Ramadan heal all of us, bring more blessings, forgiveness and success in our life.🤲

🚨 BREAKING NEWS 😂 Wadamada Indonesia 🇮🇩 Thailand 🇹🇭 Malaysia 🇲🇾 ayaa isku raacay in beri Arbaco tahay😄👋

🌙 7 Days Until Ramadan 🌙 With just one week left, let’s begin slowing down and turning inward. Clear your heart from grudge
🌙 7 Days Until Ramadan 🌙 With just one week left, let’s begin slowing down and turning inward. Clear your heart from grudges, forgive others sincerely, and make peace within yourself. A heart that is light and forgiving enters Ramadan with true readiness. 🤲 Dua: “O Allah, cleanse our hearts, help us forgive, and allow us to welcome Ramadan with hearts full of peace and mercy.”

https://www.facebook.com/share/1AdZCqB5gK/ Halkana nagula saaxiib Fallow me ❤️
https://www.facebook.com/share/1AdZCqB5gK/ Halkana nagula saaxiib Fallow me ❤️

FRIDAY - Allahumma salli wa sallim ala nabiyina Muhammad (ﷺ)🫀❤️‍🩹

- 15 Days until Ramadan! Allahumma Ballighna Ramadan ❤️🕌🌙
- 15 Days until Ramadan! Allahumma Ballighna Ramadan ❤️🕌🌙

Is xasuusin: Caawa waa 15-ka Shacbaan. Waa habeen aad iyo aad u qiimo badan. Sida laga wariyay Rasuulka (ﷺ) waxa uu yiri habeenkan laga bilaabo qorrax dhaca ilaa waagu ka baryo, Alle waxa uu addoomadiisa wayddiinayaa, "Ma jirtaa cid dambi dhaaf i wayddiisanaysa oo aan u dambi dhaafo? Ma jiraa mid iga doonaya risiq oo aan irsaaqo? Ma jiraa qof dhibban oo aan dhibka ka dulqaado?" Sidaa darteed, caawa dikriga badi, oo Alle si gaar ah u wayddiiso dambi dhaaf, in uu dhibka kaa dulqaado oo uu Irsaaqad waasac ah kusiiyo, Xasuusnowna in aad cafiso qof kasta. Alle ha ina ka yeelo kuwii loo dambi dhaafo caawa. ~ Saaxiibbadaa lasii wadaag. ↩️

🖇𝗠𝘂𝘅𝗮𝗱𝗶𝘁𝗵𝗶𝗶𝗡☆ ✦𝖡𝖺𝗋𝗍𝖺𝖺𝗇 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝗁𝖾𝗅𝗂 𝖽𝗈𝗈𝗇𝖳𝖺𝖺 𝚔𝚊𝚗𝚗𝚊𝚊𝚕𝚘 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐝𝐧 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 ᴊᴏɪɴ ᴅʜᴇʜ. •ǫᴀɴᴀᴛᴜʟ-ᴀxᴀᴀᴅɪɪᴛʜ• •ǫᴀɴᴀᴀᴛᴜʟ-ᴍᴜʙᴀᴀʀᴀᴋ• •xᴀʙsɪ-ᴊᴀᴄᴇʏʟ• •xᴏɢ-ᴍᴀᴀʟ• •ᴋʜᴇʏʀ-ғᴀᴀғɪʏᴇ• •xɪᴅɪɢᴛɪɪ-ᴍᴀʟᴀʏᴋᴀ• •ǫᴀʟʙɪ-ᴅʜᴀʏᴇ• •ʀᴀsᴀᴀ'ɪʟᴜʟ-ᴀᴍᴀʟ• •ʙɪɴᴛᴜ-ᴍᴏʜᴀᴍᴍᴇᴅ• •ᴏɢᴀᴀɴsʜᴀʜᴀ-ɴᴏʟᴏsʜᴀ• •ǫᴜʀ'ᴀᴀɴ-242• •sɪʏᴀᴀᴅ-ʙᴏᴏᴋs• •ɪxʀɪs• •ɪxsᴀᴀɴ• •ǫɪsᴏᴏʏɪɴ & xɪᴋᴍᴀᴅᴏ• •sᴀʟᴀғɪʏᴀʜ• •ᴀʟ-ǫᴜʀ'ᴀᴀɴ• •xɪᴋᴍᴀᴅᴏ• •xɪɢᴀsʜᴏ• •ʜɪᴍɪʟᴏ & ʀᴀᴊᴏ• •ʟᴀʏᴀᴀʙᴋᴀ-ᴅᴜɴɪᴅᴀ• •ǫᴀʟᴘɪ-ᴛᴀᴀʙᴀᴛ• •ʀᴀᴊᴏ-ᴄʜᴇɴɴᴇʟ• •ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴛᴛ-ᴀᴍɪɪɴ• •ᴛᴀʟᴏᴏʏɪɴᴋᴀ-ɴᴏʟᴏsʜᴀ• •ᴍᴜxᴀᴅɪᴛʜɪɪɴ• •ᴅᴜɴɪᴅᴀ-ᴊᴀᴄᴇʏʟᴋᴀ• •ᴡᴇʙᴄʀᴀғᴛ-ᴀᴄᴀᴅᴇᴍʏ• •ᴅʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ-ᴍᴀᴀʟɪɴʟᴇ ᴀʜ• •ᴏɴʟɪɴᴇ-ʙᴜɪʟᴅᴇʀs• •sᴛʀᴏɴɢ-ᴍᴀɴ• 🥂тααвσ😉 Promo ✅ 🥇qanaatul_axaadiith. 🥈qanaatul_mubaarak. 🥉Qur'aan_242. 🎯Rasaa'ilul_amal. ⚖kheyr_FaafiYe. 🫀qalpi_taabat 🖇Ogaanshaha_nolosha. ⚖GudoomiYe:-🖇👨‍🏫👇 S‌‌h‌‌e‌‌i‌‌k‌‌h‌‌ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️

🖇𝗠𝘂𝘅𝗮𝗱𝗶𝘁𝗵𝗶𝗶𝗡☆ ✦𝖡𝖺𝗋𝗍𝖺𝖺𝗇 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝗁𝖾𝗅𝗂 𝖽𝗈𝗈𝗇𝖳𝖺𝖺 𝚔𝚊𝚗𝚗𝚊𝚊𝚕𝚘 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐝𝐧 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 ᴊᴏɪɴ ᴅʜᴇʜ. •ǫᴀɴᴀᴛᴜʟ-ᴀxᴀᴀᴅɪɪᴛʜ• •ǫᴀɴᴀᴀᴛᴜʟ-ᴍᴜʙᴀᴀʀᴀᴋ• •xᴀʙsɪ-ᴊᴀᴄᴇʏʟ• •xᴏɢ-ᴍᴀᴀʟ• •ᴋʜᴇʏʀ-ғᴀᴀғɪʏᴇ• •xɪᴅɪɢᴛɪɪ-ᴍᴀʟᴀʏᴋᴀ• •ǫᴀʟʙɪ-ᴅʜᴀʏᴇ• •ʀᴀsᴀᴀ'ɪʟᴜʟ-ᴀᴍᴀʟ• •ʙɪɴᴛᴜ-ᴍᴏʜᴀᴍᴍᴇᴅ• •ᴏɢᴀᴀɴsʜᴀʜᴀ-ɴᴏʟᴏsʜᴀ• •ǫᴜʀ'ᴀᴀɴ-242• •sɪʏᴀᴀᴅ-ʙᴏᴏᴋs• •ɪxʀɪs• •ɪxsᴀᴀɴ• •ǫɪsᴏᴏʏɪɴ & xɪᴋᴍᴀᴅᴏ• •sᴀʟᴀғɪʏᴀʜ• •ᴀʟ-ǫᴜʀ'ᴀᴀɴ• •xɪᴋᴍᴀᴅᴏ• •xɪɢᴀsʜᴏ• •ʜɪᴍɪʟᴏ & ʀᴀᴊᴏ• •ʟᴀʏᴀᴀʙᴋᴀ-ᴅᴜɴɪᴅᴀ• •ǫᴀʟᴘɪ-ᴛᴀᴀʙᴀᴛ• •ғᴀᴀʟɪʏᴀʜᴀ-ǫᴏʀᴍᴏᴏʏɪɴᴋᴀ• •ʀᴀᴊᴏ-ᴄʜᴇɴɴᴇʟ• •ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴛᴛ-ᴀᴍɪɪɴ• •ᴛᴀʟᴏᴏʏɪɴᴋᴀ-ɴᴏʟᴏsʜᴀ• •ᴇᴅᴇʙsᴀɴ• •ᴍᴜxᴀᴅɪᴛʜɪɪɴ• •ᴅᴜɴɪᴅᴀ-ᴊᴀᴄᴇʏʟᴋᴀ• •ᴡᴇʙᴄʀᴀғᴛ-ᴀᴄᴀᴅᴇᴍʏ• •ᴅʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ-ᴍᴀᴀʟɪɴʟᴇ ᴀʜ• •ᴏɴʟɪɴᴇ-ʙᴜɪʟᴅᴇʀs• •sᴛʀᴏɴɢ-ᴍᴀɴ• •ᴀʜᴍᴇᴅ-ʏᴀʀᴇ• 🥂тααвσ😉 Promo ✅ 🥇qanaatul_axaadiith. 🥈qanaatul_mubaarak. 🥉Qur'aan_242. 🎯Rasaa'ilul_amal. ⚖kheyr_FaafiYe. 🫀qalpi_taabat 🖇Ogaanshaha_nolosha. ⚖GudoomiYe:-🖇👨‍🏫👇 S‌‌h‌‌e‌‌i‌‌k‌‌h‌‌ ᗩ𝑤𝘇ɑɑ𐊢i🕊️

Akhii/ukhtii caawa markay thy 8:30 pm Geeska Africa wxn Soo Post gareyn rabaa shere-ta ee yaan wax post ah Laga daba keenin shuruuda inoo ilaaliYa.!!! MahadsaniDiiiiiin.🥇🖇 @MAAMULE_12

ليلة الجمعة… طُمأنينة، دعاء، وسكينة. ليلة جمعة مباركة، جعلها الله ليلة خير وقَبول. ليلة جمعة سعيدة، أسأل الله أن يشرح صدوركم. في ليلة الجمعة، أكثروا من الصلاة على النبي ﷺ. اللهم في ليلة الجمعة، اغفر لنا ما مضى وأصلح ما بقي. ليلة جمعة طيبة، قلوب مطمئنة وذنوب مغفورة بإذن الله. اللهم اجعل ليلة الجمعة فرجًا لكل مهموم. ليلة الجمعة… دعاء لا يُرد وقلب يرجو الله.

- Oh Allah, allow us to reach Ramadan 🤲🏻🕌🌙
- Oh Allah, allow us to reach Ramadan 🤲🏻🕌🌙