en
Feedback
Germsom🇸🇴🇩🇪🇦🇹🇱🇺🇨🇭🇱🇮

Germsom🇸🇴🇩🇪🇦🇹🇱🇺🇨🇭🇱🇮

Open in Telegram

Kuso dhowaw Soomaalida ku nool dalalka Jarmalka Loga hadlo🇩🇪 Adeegyada halkan diyaar Ku ah: ✅Buug Luqada Jarmalka ✅Koorsada Luqada Jarmalka 🇩🇪 ✅Adeegyada Tarjumida Sharciyada ✅Turjumida Warqadaha Nikaax ✅Turjumida Shahaadooyinka Dhalasho Nagu biir☝

Show more
369
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Asalamu aleikum,meelkasto joogtaan fiidnimo wanaagsan. Waxana kujirnaa gabagabii Qorista Ardada Luqada Jarmalka 🇩🇪 barashadeeda daneeynayo. Kasoo gaar hadii wali daneeyn Luqada fahankeedo kujirto.

🚨🚨Asalamu aleikum Subax Wanaagsan walaalayaal, Maalinwanaagsan ayaan Idin leeyahy soo dhowaada.🚨🚨 ‼️‼️Faahfaahin‼️ Koorsada waa bilow luqada ah ↘️qiimaheedo: 20 € Bilkasto ✅Xiisadaha 3 Maalin ayes usbuuci bixi doontaaa. 🚨Saacad: Galbihi laakin Groupka Aya laso dhigi Doonaa hadu Alle Idmo. 🙇hadu idhaafo xagee kahelaa cashirki:     ↘️Salah academy.com ✍️Isqorista:    🕐16Bishii Ku egtahay   🕐 20 Bisha cashirka ayaan bilaabi Doonaa hadu Alle Idmo ✍️qofka intaas isqorin oon khidmad bixin, Uma suura geli doonto in UU nagala Qeeb qaato. Wixi suaal ah laxariir maamulka: Cinwaankan: ☎️ @maamulk 🙏🙏 Mahadsanidiin

Hey, I use the Wise card to pay online and when I travel abroad. Really easy and a lot cheaper than bank cards! Here's a free Wise card for you. Join me in saving money! https://wise.com/invite/ahpn/salaahudinhuseina

Qofki daneynaayo kalturepass EE r Haaysto qof 18 noqday, website Kan uga dalab

🚨Suaalo isweydiineysaan🚨 1️⃣Wa maxay Koorsadan? Wa Koorso bilow oo Luqada ah waxaan kabilaabi Doonaa A1 haduu alle Idmo. 2️⃣Imisa Maalin ayey bixi doonto? Xiisadaha wa 3 maalin usbuuci 3️⃣Hadu idhaafo cashirka kawaran? Qofkasto cashirka dhaafo waxa UU Kaga ceshan Karaa website ✅Salahacademy.com 4️⃣goorma Bilaabanee cashirka? Qorista marka AAN dhameystirno waxa horay kabilaabi doona xiisada inshallah. Ugu danbeyn 20 Bisha 5️⃣Imisa waaye Qiimaha ? Qiimaha WA bile, 20€ Bilkasto hadu Alle Idmo. 6️⃣Sideen ugu so biiraa? waxaad sameyn Kartaa khidmada 1.Iska so dir 2. magaca akoontiga aad kaso dirtay Nala wadaag 3. Groupka cusub ayaaa Kugu Dari Doonaa HADA Alle Idmo. 7️⃣Xagee kidiri Karaa khidmada? Sawirka hoose waxwalba kuqoranyihiin.

🚨Wargeli Muhim🚨 Dhamaan dadka kuxiran ↘️Salah Academy🎓 waxa Lagu wargelinaa in qorista Arada aad usocoto, waxa suura Gal a
🚨Wargeli Muhim🚨 Dhamaan dadka kuxiran ↘️Salah Academy🎓 waxa Lagu wargelinaa in qorista Arada aad usocoto, waxa suura Gal ah in listiga dad badan kabuuxsamo. dadka aan qaadaneyno. Qofkasto waxa Ku wargelineynaa ineysan nagu dhibsan hadii listiga U kaabuuxsamo. Maadaana Qoristisa ila 16 Bisha socon doonto , waxa suuragal ah in listiga Xili hore buuxsamo. Mahadsanidiin 🙏🙏🎓

🚨🚨Asalamu aleikum Subax Wanaagsan walaalayaal, Maalinwanaagsan ayaan Idin leeyahy soo dhowaada.🚨🚨 ‼️‼️Faahfaahin‼️ Koorsada waa bilow luqada ah ↘️qiimaheedo: 20 € Bilkasto ✅Xiisadaha 3 Maalin ayes usbuuci bixi doontaaa. 🚨Saacad: Galbihi laakin Groupka Aya laso dhigi Doonaa hadu Alle Idmo. 🙇hadu idhaafo xagee kahelaa cashirki:     ↘️Salah academy.com ✍️Isqorista:    🕐16Bishii Ku egtahay   🕐 20 Bisha cashirka ayaan bilaabi Doonaa hadu Alle Idmo ✍️qofka intaas isqorin oon khidmad bixin, Uma suura geli doonto in UU nagala Qeeb qaato. Wixi suaal ah laxariir maamulka: Cinwaankan: ☎️ @maamulk 🙏🙏 Mahadsanidiin

🚨🚨Asalamu aleikum Subax Wanaagsan walaalayaal, Maalinwanaagsan ayaan Idin leeyahy soo dhowaada.🚨🚨 ‼️‼️Faahfaahin‼️ Koorsada waa bilow luqada ah ↘️qiimaheedo: 20 € Bilkasto ✅Xiisadaha 3 Maalin ayes usbuuci bixi doontaaa. 🚨Saacad: Galbihi laakin Groupka Aya laso dhigi Doonaa hadu Alle Idmo. 🙇hadu idhaafo xagee kahelaa cashirki: ↘️Salah academy.com ✍️Isqorista: 🕐16Bishii Ku egtahay 🕐 20 Bisha cashirka ayaan bilaabi Doonaa hadu Alle Idmo ✍️qofka intaas isqorin oon khidmad bixin, Uma suura geli doonto in UU nagala Qeeb qaato. Wixi suaal ah laxariir maamulka: Cinwaankan: ☎️ @Maamulk 🙏🙏 Mahadsanidiin

-2147483648_-211199.webp0.15 KB

Daawo Qaabka loogu soo biiro koorsadan

Dad badan ayaa iweeydiiyay hadey suuragal tahay in ey website kafuran karaan koorso.:

Qofkasto Halkaas qarash kudiro waxa laga codsanaa in UU maamulka Lasoco xariiro kadibne Groupka gaarka Aya Lagugu Dari Doonaa inshallah