Germsom🇸🇴🇩🇪🇦🇹🇱🇺🇨🇭🇱🇮
Open in Telegram
Kuso dhowaw Soomaalida ku nool dalalka Jarmalka Loga hadlo🇩🇪 Adeegyada halkan diyaar Ku ah: ✅Buug Luqada Jarmalka ✅Koorsada Luqada Jarmalka 🇩🇪 ✅Adeegyada Tarjumida Sharciyada ✅Turjumida Warqadaha Nikaax ✅Turjumida Shahaadooyinka Dhalasho Nagu biir☝
Show more369
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Hambalyo ummada Muslimiinta meelkasto EEy joogaan Ramadaan Mubarak ayaan leeyahay.
Barri oo kubeegan Maalin isniin ah 11.03.2024 Waxaa Laga soomi Doonaa wadama Badan caalamka islaamka.
Waxaa weye 1 Bisha Ramadan 1445.
Waxaan ilahay uga baryaa in UU noqdo mid aaan kawada faaideysano.
رمضان كريم
🚨🚨 Wargelin Muhiim ah 🚨🚨
Majiraa Qof khidmadi noo so diray..
Magaca soo dirahane uu yahay
✅Ali Hassan
Nala soo xiriir qofkaas haduu Jiri
Mahadsanid
Maamulka Salah Academy
Dhamaan cashiradi Idin dhaafay team Salah Academy 🎓 waxaab Idin so dhigay groupka gaarka ah
🚨🚨Alhamdulilah 🚨🚨🚨🚨waxaa maalintii Shalay aheed Toos noogu bilaawday , xiisada Barashada luqada Jarmalka 🇩🇪, waxaan rajeynaa in ey Si Kheyr Qabto ilahay nogu Wadi doonin.
Inshallah tacaalaaa
🔥🔥🔥🔥🎯🎯🎯🎯🎯
Qofkasto isqoray koorsada cusub waxaa laga codsanaa in maamulka laxariiro si Groupka gaarka ah loogu daro
Caawo waxaan aradada iskugu keeni Doonaa Group Hadi Alle idmo, hadii ila barito groupka cusub isma dhax qaayso Qolka Qoraal noogu reeb, noosheeg Bes ama laxariir @mamumlk inshallah 🙏
🚨 Wargelin Muhiim🚨
Asalamu aleikum akhyaarta Rag iyo Dumar maalinta barrito waxaan furi Doonaa Groupkeena gaarka ah, waxana labada maalin soo socoto hagaajin Doonaa Groupkeena cusub, wixii sheeko ah iyo suaale ah halkana ayaa isku weydiin kartaan, groupka kale inshallah, waxaan so dhigi Doonaa waqtiyada cashirka soo galaa, Hauseaufgabe iyo jawaabaha inshallah 🙏🙏
Ugu danbeyn hadaa magacaada Groupka cusub sabtida kawaayso ila so xariir Halkaan ama sikhaas ah
Inshallah 🙏
Mahadsanidiin dhamaantiin
Groupkan Wuu Furnaan Doonaa haduu Alle idmo Halagu Kala warqaato
Dhamaan Rer Salah Academy waxa lagu wargelinaaa in aad soo dejisataan. appkaan https://play.google.com/store/apps/details?id=us.zoom.videomeetings&pcampaignid=web_share Maxaa yeealy waxaan kubixin doonnaa cashirada haduu alle idmo
🚨Wargelin Muhiim ah🚨
Dhamaan ardadii isqortay, ee khidmadi bixisay, waxaan Sidoo kale kuwargelineynaa inshallah in 15/02/2023 aanu Group gaar ah iskugu tagi soon,
Halkaas ayaan kukala warqaadan Doonaa,
Xiliga xiisadwalbo noo bilaabaneyso.
Kala warqaadashada iyo sidoo kale Wici caawin ah.
Intaas wixii kahoreeyo waxaad waxii suaal ah kuso qori kartaan Halkaan inshallah 🙏
Mahadsanidin
Dhamaan Rer Salah Academy 🎓
