en
Feedback
Faaris tube

Faaris tube

Open in Telegram

Wax kasta oo ku saabsan Technology-yada casriga ah ayaad inaga heleysaa ku soo dhowow ee ku soo biir telegram keena Sidoo kale booqo Website keenna ⤵️ 🔗 http://bit.ly/3zKV1vr 🔗 channel likn ⤵️ https://youtube.com/c/shahiir

Show more
1 713
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY @Lamaane24h @Erayojaceyl23 @Qalpijaceyl42 @Riyooyinkeena56

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY @Lamaane24h @Erayojaceyl23 @Qalpijaceyl42

Repost from Faaris tube
Dowladda Soomaaliya ayagana haka faa'iidaystaan oo WhatsApp Channels ha sameystaan. Sababtoo ah WhatsAppka dadka badankood ay
Dowladda Soomaaliya ayagana haka faa'iidaystaan oo WhatsApp Channels ha sameystaan. Sababtoo ah WhatsAppka dadka badankood ayaa jooga. Hooyooyin, Eedooyin, Adeeryaal, Abtiyaal, yaryar, waaweyn iyo dad aanan Facebook & Twitter lagu arki lahayn, iyo dadka halkaan jooga xataa oo ayagana halkaas jooga. Tan kale waa xilli muhiim ah oo dagaalka khawaarijta lagula jiro dartiis ay duruuri tahay in dowladda ay dadka si weyn wixii macluumaad dhankaas ah uga haqab tirto. Culumada iyo aqoonyahanada kale ayagana way wacnaan lahayd inay Kanaalo WhatsApp ah sameystaan, oo wixii waxtar leh dadka halkaas ugu soo gudbiyaan, waayo halkaas haddii dadkii micno lahaa aysan u badan, ciyaal iyo dad waalan ayaa u badanaya, madashaas weynna dhan kale u weecinaya. Su'aal: Maku soo gaartay qeybtan cusub ee Kanaalada WhatsAppka, mise weli dadka aanan loo fasixin ayaad ku jirtaa? Galab wanaagsan 😊 @faaristube

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

"Yoolkeennu Waa Sare u qaadidda Wacyiga, Ogaalka iyo Garaadka Bulshadeena" Waxaan Halkan isugu keenay Kanaalada ugu fiican ug
"Yoolkeennu Waa Sare u qaadidda Wacyiga, Ogaalka iyo Garaadka Bulshadeena" Waxaan Halkan isugu keenay Kanaalada ugu fiican uguna Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Faaideyn lahaayeen ⤵️

Dowladda Soomaaliya ayagana haka faa'iidaystaan oo WhatsApp Channels ha sameystaan. Sababtoo ah WhatsAppka dadka badankood ay
Dowladda Soomaaliya ayagana haka faa'iidaystaan oo WhatsApp Channels ha sameystaan. Sababtoo ah WhatsAppka dadka badankood ayaa jooga. Hooyooyin, Eedooyin, Adeeryaal, Abtiyaal, yaryar, waaweyn iyo dad aanan Facebook & Twitter lagu arki lahayn, iyo dadka halkaan jooga xataa oo ayagana halkaas jooga. Tan kale waa xilli muhiim ah oo dagaalka khawaarijta lagula jiro dartiis ay duruuri tahay in dowladda ay dadka si weyn wixii macluumaad dhankaas ah uga haqab tirto. Culumada iyo aqoonyahanada kale ayagana way wacnaan lahayd inay Kanaalo WhatsApp ah sameystaan, oo wixii waxtar leh dadka halkaas ugu soo gudbiyaan, waayo halkaas haddii dadkii micno lahaa aysan u badan, ciyaal iyo dad waalan ayaa u badanaya, madashaas weynna dhan kale u weecinaya. Su'aal: Maku soo gaartay qeybtan cusub ee Kanaalada WhatsAppka, mise weli dadka aanan loo fasixin ayaad ku jirtaa? Galab wanaagsan 😊 @faaristube

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

WhatsAppka waxaa loo sameynayaa kanaalo sidii Telegramka cml ah. Waa waddo fiican oo u furan dad badanoo doonaya inay ganacsi
WhatsAppka waxaa loo sameynayaa kanaalo sidii Telegramka cml ah. Waa waddo fiican oo u furan dad badanoo doonaya inay ganacsigooda iyo xiriirkooda bulshada inta hadda uu yahay, kasii weyn inay ka dhigaan. Update-ka cusub haddii uu kusoo gaaro ka faa'iideyso oo kanaal aad leedahay wax tar kuu leh ka dhex sameyso, mid diini ah, mid waxbarasho, mid ganacsi, mid kaftan iyo wuxuu ahaadaba. Galab wanaagsan

War Farxad leh 😁 Ugu dambeyn Telegram ka oo aynu maalmo ku isticmaalaynay VPN hada waa la furay oo waa la fasaxay, waxaad isticmaali kartaa VPN la'aan hada iyo wixii ka dambeeya. Warkan farxada leh Gaarsii asxaabtada ku dhibanaa vpn ka @faaristube

Update cusub oo lagu soo kordhiyay WhatsApp ka. WhatsApp ka caadiga ah waxaa lagu soo kordhiyay Update cusub oo feature cusub ah oo aan horey looga baran, runtii dad badan ayuu soo jiitay, dad badan waxay ka nasan doonaan inay laba WhatsApp iyo ka badan soo degsadaan. Runtii Feature kan waa feature la tartami doono Telegram ka, WhatsApp waxaa lagu soo kordhiyay inaad WhatsApp kaaga ka dhex abuuri kart akoon kale oo aad number kale ku sameysan karto. Hadii uusan kuu lahayn Update geree WhatsApp kaaga si aad u hesho Fadlan lawadaag saaxiibadada 🔥 @faaristube

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

Computerka u ogoloow inuu galabta da'daada qiyaaso. Halkaan riix: https://age.toolpie.com/ 1- Browse riix sawir aad leedahay
Computerka u ogoloow inuu galabta da'daada qiyaaso. Halkaan riix: https://age.toolpie.com/ 1- Browse riix sawir aad leedahay oo wajiga ah geli 2- Detect age online halka ay ku taallo riix. 3- Screenshot kasoo qaad da'da uu kugu qiyaaso ama qoraal ahaan noogu sheeg halkan. Aniga 22 ayuu igu qiyaasay, bal adigana noo soo eeg. Galab wanaagsan 😊 @faaristube

Google 25 sano jir ayuu noqday maanta. Xaqiiqatan waxbadan buu dadka ka saaciday, dhinacyo qarsan oo mugdi ah haba yeeshee. S
Google 25 sano jir ayuu noqday maanta. Xaqiiqatan waxbadan buu dadka ka saaciday, dhinacyo qarsan oo mugdi ah haba yeeshee. Sidaas ayadoo ay jirto ayaa waxaa soo baxay dad aad u badan oo halkii Google wax laga waydiin jiray TikTok wax ka dhex baarta, haddii ay maqaayad ay rabeen tahay, haddii fal ama arrin dhacay uu yahay iyo haddii magaalo inay wax badan ka ogaadaan ay rabaan ay tahay. Adiga dadkee ku jirtaa, dadka Google weli ku heysta mise dadka TikTok, Bing iwm u wareegay. Suabx wanaagsan. @faaristube

Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxaa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️
Waxa halkaan isugu keenay dhamaan kanaalada somalida ugu wanaagsan 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo 👥️

Cashir yar (Dhalinyarada ha qaataan) 😂 Kombiyuuterka ayaa waxaan waydiiyay haddii ay gabar qof jawaab kala soo daahdo, maxay ka micno tahay, sidaan ayuu ku jawaabay: 1- Mashquul: Waxaa laga yaabaa inay gabadhu waqtigaasi mashquulsan tahay, shaqo, waxbarasho ama waajibaadkeeda kale ay ku mashquulsan tahay. 2- Caado ama dhaqan shaqsiyeed: Dadka qaar telfoonkooda maanta dhan ma eegaan oo gacanta kuma hayaan, sidaas inay tahay ayaana laga yaabaa gabadha. 3- Horay inay kasoo jawaabto wax ku riixaya oo aanan jirin: Dadku isku mid ma ahan, qaar baa jiro aanan horay kasoo jawaabin, xataa haddii farriinta loo soo diray ay arkaan. 4- Sababo farsamo: Waxaa laga yaabaa sababo ama cillado farsamo inay jiraan, sida shabakadda telfoonka ama khadka oo gabadha ka xun, ama jawaabaha oo horay aanan ka imaanayn ama kasoo dirsameynin. 5- Is hubid la'aan: Mararka qaar oo waxaa jira oo uusan qofka horay kasoo jawaabi karin sababo is hubid la'aan, cabsi iwm la xariirta. Caadi maahan, kombiyuuterka dhanka niyad wanaagga ayuu ka fiiriyay. Maxaad is leedahay kombiyuuterka qaab oday waaya arag camal ah ma u hadlay mise? Jawaabtaas iyo qodobadaasna maku qanci lahayd? Fiid wanaagsan.

Waxaa halkaan isugu keenay dhammaan kanaalada somalida ugu wanaagsan. 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo. 👥️
Waxaa halkaan isugu keenay dhammaan kanaalada somalida ugu wanaagsan. 🌺 Nagu sobiir oo Naga mid noqo. 👥️