Maankalizaš¢š£
Open in Telegram
Welcome to CryptoSomali Channelkaan waxaa ka helidoontaan 1: Technical analysis 2: Trade Ideas 3: How trade in cryptocurrency 4: Top 10 coins to trade 5: Daily News of market 6: Set-ups
Show more519
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
https://x.com/somaliwhale/status/1782497659078500643?s=46.
Soogala space crypto laga wada hadlayaa
Hal-abuurka Ganacsi ee suuqa cryptocurrency iyo Awoodda AI.
Mawduuc muhiim ah, aadna ku baran doonto waxbadan oo kaa qarsoon iyo awoodaha aad haysato lakin aadan ogeen.
1: Ma jeceshahay inaad la timaado figrad ganacsi oo dhanka cryptada ah.? š¦
2: Sidee adoon programmer ahayn ubilaabi kartaa figradaada.?
3: Hadii aad basic progammer keliya taqaan, wxad sameenkartaa complete AI-powered tool, hadaba sidee tolow .?
4: Marna maku fekertay inaad wax kale la timaado suuqa crypto marka laga yimaado lacagtaada ( inaad samayso tradingšš iyo investingš¶š“).?
Su aalahan iyo kuwo badan oo kale kaga bogo kulanka habeenkaas
š Waqtiga : Jimcaha 08.March 2024
ā±ļø Saacadda: 20:00( 8pm) Waqtiga Somalia
Goobta: Zoom ( Linkiga waxa lasoo dhigi doonaa telegram channel-ka https://t.me/fiveahub
)
Channel aad waxbadan ka faaāiidi doontid, kuna barandoontid xirfado badan oo maanta aduunka qiima sare kaleh.
Fadlan kusoo biir, lana sii wadaag qof kasta ood isleedahay wuu xiisaynayaa arimahan hoos kuxusan.
Digital marketing, Data Science and AI, Crypto tips and tricks, Web Dev iyo Brand/ Graphic Design.
Linkiga channelka waakan
https://t.me/fiveahub
