en
Feedback
Wararka Crypto

Wararka Crypto

Open in Telegram

How to learning Forex Trading, Cryptocurrency and Affiliate Marketing. Caawin: @

Show more
1 356
Subscribers
No data24 hours
+17 days
-830 days
Posts Archive
Lika and share qoraalka

Muuqaal aan mudo waday duubistiisa oo ku saabsan Pocket Option ayaan Soo galin doonaa YouTube Isha alah waxanna uu noqon doonaa muuqaal aad u dheer oo aad wax badan ka baran doonto Isha alah Halkan kalla soco👇 https://t.me/youtubejiilxirfad

Cryptocurrency maanta waxay waxay lacagtayda igu darta $60 doller waa fursad aad u fiican
Cryptocurrency maanta waxay waxay lacagtayda igu darta $60 doller waa fursad aad u fiican

Cryptocurrency la saaxiib bishiina ka samee lacag waa fursadd aad maalin walba lacag kagga samayn karto. Isha alah
Cryptocurrency la saaxiib bishiina ka samee lacag waa fursadd aad maalin walba lacag kagga samayn karto. Isha alah

Wixi YouTube ku saabsan halkan kala soco Isha alah https://t.me/youtubejiilxirfad

Sida Pocket Option lacag loogu shubto adiga isticmaalaaya Payeer Waa ku xiggaa Isha alah

Sida Pocket Option lacag lagu shubto adiga oo isticmaalaaya Binance

Digniin_ waligaa lacag qof kalle ha u dirin adoo ka rabba in Cryptocurrency lagu maalgaliyo waxa Jira Scammer aad u badan oo
Digniin_ waligaa lacag qof kalle ha u dirin adoo ka rabba in Cryptocurrency lagu maalgaliyo waxa Jira Scammer aad u badan oo caalamka oo dhan ah. Adigu account samayso sida, Binance Bybit Kucion Geio

Muuqaalkasta Oo YouTube Soo galiyo halkan ayaan Soo galin doonaa Isha alah. 👉https://t.me/youtubejiilxirfad

2. Is dhex galinta Time frame iyo Barashadiisa. https://youtu.be/Jvg6lX21jtg?si=VE0n3km5XK0gDmkY

Forex Strategy ayaan bilaabayaa Isha alah bari .... Marketing Structure 30% 1. Treding https://youtu.be/G5xpcdnGoMQ?si=WerVSR
Forex Strategy ayaan bilaabayaa Isha alah bari .... Marketing Structure 30% 1. Treding https://youtu.be/G5xpcdnGoMQ?si=WerVSR-hGPNE91wS

2.The Trading Routine

photo content

Asc dhamaantiin waxa aan idila wadaagi doonaa shuruudaha wax barashada. Tusaalle hadii aan muuqaal ama video kula wadaago. 1. Marka kowaad waxa qoranaysaa ciwaan muuqaalka ka dib waad daawanaysaa. 2. Buug iyo qalin Soo qaaddo waxa uu ka hadlay qore inta muhiimka ah. 3. Group kaalay Soo qodobee waxa uu ka hadlay waxa aad ka fahan tahay adoo u samaynaaya numbers 1.2.3.4.5.6.7.8.9 sidaaa oo kalle qofka qofka kalle wax uu Soo qoran ma copy karro isagoo is leh khiyaamo samee. 4. Group waa mabnuuc in aad ardayda salaanto sheeko iyo waxaa la timaado qofkii aad la hadlayso luuqa kala hadal Isha alah. 5. Sabti ilaa Arbacadda waa wax barasho khamiis iyo jimce waa fasax wax barashadu lkn Waxa Jira Zoom. Ama call 6. Halkan 10 qofbaad ku jirra hadii aad wax barasho u jeedo wax barro hadii kalle walaalaha fursad sii dad badan oo u baahan ayaan joojiyay. 7. Qodobka u danbeeya muuqaaladda aan kula wadaagayo waa kuwii aan anigu bartay intaan muuqaal Soo diyaarin lahaa iyagga ayaan dawanaynaa wixi sax waan qaadanaynaa wixi qaldan waan ka tagaynaa wixii adagnna anaa joogga Isha alah. Guul baan idin rajnayanaaa..

70 qof ayaa ka mid noqday Ardayda Si free ah ku barran doonta Forex trading fursaddaas haday ku seegtay ama ku dhaafay dufacada labaadd ayay ku seegin Isha alah ma ka mid tahay ardayda la qaatay maanta ♥️

Ku Soo biir Group kann Isha alah Soo diyaar garow https://chat.whatsapp.com/DzS9HtZkdn49BB1nL2o6Mz

VIP GROUP. Ma jeceshahay inaad ka qayb-qaadato waxa aad si maalin leh u helaysaa macalin ku baraaya strategy dhamays tiran ardayda la qadanayaa way kooban tahay. Shuruudaha lagu qaadanaayo. 1. Qof wax fahmaayo inuu yahay. 2. Inuu haysto qalabkii lagu bilaabayay Forex sida Mobile, Internet iyo Laptop 3.inuu diyaar u yahay kanna Soo qayb gali karro group muraajacadda samayn karro. 4. Inuu qaadan doono talaabo kasta oo wax lagu baraayo. Muxu baranayaaa 1.wuxu baranayaa forex ilaa oo noqonayaa qof isku filan 2. Wuxu baranayaa suuqa iyo newska sida la iska ilaaiyo 3. Wuxu baranayaa sida account Challenge ah iyo mid real ah loo furto Waa free course oo dhami lkn group Toobarka waa $5. Doller kaliya qofkii ka qadaynayaa wuxu ku Soo biir doonaa Linking 👉 aan gadaal ka Soo dhigi doono Isha alah..

Waxa aan bilaabayaa VIP group aad muddo bill ah ku baranayso Forex ma ka mid noqonaysaa Isha Alah
Anonymous voting

Sidda loo samaysto Tradingview bilow ilaa dhamaadd.