en
Feedback
مركز أبي هريرة للبحوث والدراسات

مركز أبي هريرة للبحوث والدراسات

Open in Telegram
2 560
Subscribers
+124 hours
+97 days
+7930 days
Posts Archive
DOC-20260909-WA0009_260909_062640.pdf8.96 KB

قبسات من السيرة النبوية - نسخة محررة.pdf

قبسات من السيرة النبوية - نسخة محررة.pdf

Repost from N/a
قبسات_من_السيرة_النبوية_نسخة_محررة_260909_041015.pdf8.96 KB

Repost from N/a
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Habeenka Arbacada, waxaa inoo qabsoomi doona inasha allh majliskii sadexaad ee kitaabka الميس
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Habeenka Arbacada, waxaa inoo qabsoomi doona inasha allh majliskii sadexaad ee kitaabka الميسّر في أصول الفقه 🗓 Habeenka Arbacada ⏰ Waqtiga: 9:00pm 📱 Goobta: Telegram 🌹 Fursaddan qiimaha badan halaga faa’iidaysto. الدالُّ على الخير كفاعله

قبسات_من_العقيدة_السلفية_نسخة_محررة_1_260906_230741.pdf8.45 KB

+1
قبسات_من_العقيدة_السلفية_نسخة_محررة_1_260906_230553.pdf8.45 KB

nail_alsoal_mn_tarikh_alomam_waserat_alrasol_1_260906_091234.pdf3.35 MB

قبسات من العقيدة السلفية - نسخة محررة.pdf

Repost from N/a
https://t.me/Alfalaah123 Lnkigan ku biir 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆 📢 OGAYSIIS CILMIYEED Waxay si farxad leh u soo gudbinaysaa Mu’
https://t.me/Alfalaah123 Lnkigan ku biir 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆 📢 OGAYSIIS CILMIYEED Waxay si farxad leh u soo gudbinaysaa Mu’assasada Al-Falaax ee Dacwada iyo Waxbarashada in la bilaabayo: 📚 حلية الطالب ( furitaankaBarnaamijka. Lamagac baxay quruxda Ardayga) Waxaa lagu baran doonaa kutub cilmiyeed kooban iyo muxaadarooyin waxtar leh. 📖 kitaabka 2aad: «مقدمة نفيسة في طلب العلم لابن عثيمين Waxa dhigaya Sheekh Dr. Rashiid Maxamuud Cige, Alle ha xafidee. 🗓 Taariikhda: Khamiis, 10/9/2026 🌙 28/3/1448H ⏰ Saacadda: 9:00 fiidnimo 📍 Goobta: Online, iyadoo laga baahinayo Telegram Live. ✨ Fursad qaali ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto cilmiga, akhlaaqdiisa iyo adaabtiisa. 🌿 Ka faa’iidayso fursaddan cilmiyeed, kuna soo biir qanaatka

meet.google.com/jkd-bzfw-iif Soo gala ardayeey Kusoo biira Kitaabkii ijaazada Ee sheekheenna qiimaha badan aynu ku dul akhriy
meet.google.com/jkd-bzfw-iif Soo gala ardayeey Kusoo biira Kitaabkii ijaazada Ee sheekheenna qiimaha badan aynu ku dul akhriyaynay Hadda ayaaa la bilaabayaa

War gelin Darsigii Todobaadkii hore inaga baaqday Todobaadkan ayaa uu inoo bixi doonaa insha Allah Barnaamijkeenii Hal Fadhi
War gelin Darsigii Todobaadkii hore inaga baaqday Todobaadkan ayaa uu inoo bixi doonaa insha Allah Barnaamijkeenii Hal Fadhi Iyo Halkitaab Iyo Kitaabkiisii 13aad . Barnaamijka hal habeen Iyo Hal Fadhi Waxaa Uu Baxaaa Habeen Kasta Oo Jimce ah , Waxaana lagu Qaataa Funuunta Kala Duwan Ee Cilmiga , . Barnaamijkan Waxaa Ka Gadhwadeen Ah @ Dr Sh Rashid Maxamuud Cige حفظه الله ورعاه . Casharkani Waxaa Uu Ka Baxaa Masjidu Abuu Bakar Saddiq Hargaysa Ee Xaafada Masalahaa Galbeed . Sidon Kale Kitaabka Waxaa Uu Sheekhu Ku Bixiyaa ijasso Ama Ogalaansho Loo Ogalanaayo Faafinta Cilmiga . Halkan Iska Diwaan Galli 063- 8747773.

‏استعمل هذا الرابط للانضمام إلى مجموعتي في واتساب: https://chat.whatsapp.com /GDlPB56lAxnF0RSjY31Ez8?s=sh&p=a&mlu=4 📢 OGAYSI
‏استعمل هذا الرابط للانضمام إلى مجموعتي في واتساب: https://chat.whatsapp.com /GDlPB56lAxnF0RSjY31Ez8?s=sh&p=a&mlu=4 📢 OGAYSIIS CILMIYEED Waxay Mu’assasada Al-Falaax ee Dacwada iyo Waxbarashada ku faraxsan tahay inay idiin soo qabanqaabisay: 📚 MAJLISKA DHAGEYSIGA OO LEH IJAAZAH مجالس السماع مع الإجازة Waxaa la qabanayaa majlis dhageysi oo lagu akhrinayo: 📖 kitaabka saddexaad ee silsiladda «تسهيل العلوم الشرعية» Marxaladda saddexaad Waxaa lagu dul akhrin doonaa insha allaah Sheekhkeenna sharafta leh: 🌿 Rashiid Maxamuud Cige حفظه الله ورعاه 📅 Taariikhda: 3/9/2026 🌙 21/3/1448هـ ⏰ Subaxda Khamiista – 6:00 subaxnimo 💻 Goobta: Online, iyadoo loo marayo Google Meet ✨ Fursad qiimo badan oo lagu dhageysanayo cilmiga laguna helayo Ijaazah. 🌿 Ka faa’iidayso fursaddan cilmiyeed, kuna soo biir Majliska. والله ولي التوفيق والهادي إلى سواء السبيل

عشرون حديثا في الآداب - نسخة محررة.pdf

عشرون حديثا في الآداب - نسخة محررة.pdf

تحبيب العلم للطلاب: قال ابن الجوزي -رحمه الله-: "والمهم من الكلام في هذا أن نقول: قد عُلِم أن حرص الطلبة للعلم قد فتر، لا بل قد بطل، فينبغي للعلماء أن يحببوا إليهم العلم" [١] ——— [١] كشف المشكل من حديث الصحيحين (١/ ١٥)

Document from Sh Rashiid