1 411
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-1230 days
Posts Archive
1 411
Jasiiradda Carbeed
Jasiiraddii Carbeed maa aysan ahayn meel geerigo'an ah, taas lidkeeda waxa ay la falgalaysay marwalba mowjadaha afkaareed ee xilligaas jiray. Yaman waxa ay ahayd saldhig ilbaxnimo oo quruumo badan soo jiay. Asalka qabaa'ilka Saamiyiinta' waxa ay hayaankooda ka bilaabeen Yaman ilaa ay dageen dhulka u dhaxeeya labada webi ee Dijla iyo Furaat, halkaas oo ay ka askuntay Boqortooyadii Saamiriyiinta inta uusan dhalan nebi Ciise. Sida oo kale, waxaa jiray dhaqdhaqaaqyo ganacsi oo aad u shaac baxay sida Xawaashyada³ iyo dharka la talo oo inta badan u kala gooshi jiray Yaman, Masar ilaa Shaam. Xiriiro kala duwan oo dhexmaray boqoraddii Saba iyo booqortooyadii Aksuum ayaa jiray. Sida oo kale, waxaa jiray jaaliyado Yuhuud iyo Kirshtan ah oo ku noolaa Yaman.
#Đuni_aan_islaam_jirin
1 411
Asc walaalaha qiimaha leh ee channel kan kujira waxan idin ogeysiinayaa in aan furay Discord group oo noqon doonta meel aan dad badan oo traders ah kucaawiyo iyadoo ay jiraan codsiyo badan oo iga imaanayey qaar kamid ah asxaabta channelka kuxiran ayaa hadana waxaa jira cabsi laga muujinaayo in adeegsiga aaladan telegram uu meesha kabixi doono si aanan isu waayin waxan go.aansaday in aan discord group sameeyo si aan idinku caawiyo intiinaa traderska ah ee waliba suuqa kujira anigoo bilaabaya inaan idinla wadaago fursadaha suuqa kajira iyo fikradaha ganacsi ee suuqa sidoo kale idinkoo kahelaya aqoon iyo cilmi aad uweyn oo wax badan kabadala xirfadaada kusoo biir link gan insha allah https://discord.gg/eeJvtarB
