1 411
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-1230 days
Posts Archive
1 411
GOLD entry wuu nasiin la'yahay lower time frame resistance ayaan sugeyaa lkn sida muuqata saakay entry maleh berina cpi ayaa jira inaan ugu dhameyn doono ayay u egtahay ilaa after cpi inta ka horeesana haduu 15min resistance abuuro waan qadanayaa
https://www.tradingview.com/x/btNH4LBg/
1 411
GOLD entry wuu nasiin la'yahay lower time frame resistance ayaan sugeyaa lkn sida muuqata saakay entry maleh berina cpi ayaa jira inaan ugu dhameyn doono ayay u egtahay ilaa after cpi inta ka horeesana haduu sidaan ii sameyo waan qadanayaa
1 411
KenYa waxaY ku ÐuushaY SoomaaliYa 2011-kii, dhulkii aY qabsataY wali way haYsaTaa.
Itoobiya waxaY ku duushaY SoomaaliYa 2006-kii walina qaYbo ßadan ayay haYsaTaa.
Labadaas qodoß warbaahinTa Soomaaliyeed aad baan uga raadiyay laakiin Ma sheegaan, Ðanna kama laHa. Balse Markaan wixii laga qoraY arkay,
Cilmi baarisyo badan akhriYaY waxaa ii caddaataY in JamHuuriyaaddii SoomaaliYa qeebna xabbad lagu haYsto iYo xoog, inTa kalena siyaasad iYo xeelad.
Saddexda wallaHan u Mari karaa in aanan xor aheYn ruuxii Ðood ka Qaba ßoqol maqaal aYaan la wadaagaYaa si uu u soo akhriYo una faHmo xaaladda meesha Taalla.
*2024 woke me up really!*
1 411
Murshax walba oo ameerikaan ah waa in uu bayco la galaa leefida saynta israaiil : shay cajiib ah .
1 411
*NINKII BAABILA UGU HANTIDA BADNAA*
Shanta Xeer Ee Dahabka(hantida)
1. Dahabku waxa uu Soo doonTaa qofka kaydsada Wax aan ka YaraYn Tobankiiba Hal meel, Si uu Hanti ugu abuuro Naftiisa iYo qoyskiisa.
2. Dahabku Waxa uu si Hawlkarnimo iyo hagar li'i ah ugu adeegaa oo Weliba Faa'iido fiican u Soo Saaraa qofka shaqo gashTa.
3. Dahabku Waxa uu gacantiisa ku dhegaa qofka waayo'aragga kala tashada halkauu ku maalgalinayo.
4. Dahabku waxa uu gacanTiisa ka siibta qofka ku maalgaliYa meel uusan waxba ka aqoon ama Meel aan waayo'aragga ganacsigu kula talinin.
5. Dahabku Waxa uu ka cararaa qoFka ka raadiYa dhaqaale aan suurtogal ahaYn ama qofka Raaca talada dhagarqabaYaasha, indho-sarcaad-laYaasha iYo qofka raaca waayo'aragnimo la'aantiisa iyo waxa uu jeclaysTo.
1 411
Xaqiiqada uGu Sugan aduunkaan Waa in aanan aqoonin Meesha aY maslaxadeena ku jirTo , si walba oo aad kun qorshe u Đajiso gacanTa kuma haYsid sida ay wax noqon doonaan .
Haddii aad u Fiirsato dhacdooYinka saamaYnta wanaaGsan leG ee noloshaada soo maraY waxaad arkaYsaa in ay Yihiin kuwo aadan sii qorshaYnin ama go'aan aad si deg deg ah u qaadatay oo aanan wax qorshe ah ku dhisnayn .
QorshaynTa waa muhiim laakiin xaqiiqada qaraar waxay leedahaY aduunkaan adiga ma maamushid umuurahana uma soconaayaan sida aad adigu rabTo
Sidaas darteed waa kan qofka muslimka aH istakhaaraysto asagoo ilaahay waydiisanaayo towfiiqda in uu waafajiYo .
1 411
Su'aalaHa, waaYaHa, maskaxaHa, set-up-yaÐa iYo agoon kasT aYaa la isku waYdaarsaDaa.
Keep working Hard Baan lee YahaY SaxiibaDeY illaa aad ka Heshaan wax kasTa o aaÐ ku riYoona Ysaan.
