cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

TEAM SOMALI ADMINS

ChanneLkaN Waxaa Loo Furey Asxaabta u baahan in ay Channelskooda Ku Darsadaan TOP SOMALI TELEGRAM channels . Hadii aad Rabtid In Laguugu Daro Hubi In aad Sharuudahan Buuxisay.โœŒ๏ธ

Show more
The country is not specifiedThe language is not specifiedThe category is not specified
Advertising posts
1 957
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Tiradii aan rabnay inaan qaadano ee 8 xubin ahayd waan dhamaystirnay sidaas waxaan ku joojinay Qabashada dadka cusub Fursad kale hadii ay soo baxdo idinkuso wargalin doona Insha'Allah
Show all...
Ogaysiis Muhiim Ah waxaan Qaadan Doona 8 xubnood oo cusub oo aan ku dareyno Spamka Hadaba Shuruudaha Laga doonayo Hoose Ka Aqriso #1 = In Marka Hore ay Kaa Go'an Tahay In Aad Bulsho Wax Gaarsiiso. #2 = In Horey Aad Dadaal badan U Soo Sameeysay Si aad Dad Kugu Xiran U heshid Channelkaagana Uu Gaaray 1000 qoF (1k) #3 = In Channelkaaga Uu yahay Mid Soo Gudbiya Mowduucyo Wax Ku ooL Ah Oo MacquuL ah #4 = Waxaan Qabanaa Shirar Aan Oga wada HadalNo Arimaha Xasaasiga Ee markaa Channelska Ka Taagaan In Aad Nagala soo Qayb Gasho Shirkaas. #5 = In Channelkaaga Marka Aad Linkiska Ku Share garayso Mudo 12 saacadood Ah Aadan Wax Post Ah Kada Keenin. #6 = in Telegram Channelkaagu Uu Samaysan Yahay Ilaa 3bilood. #7 = In Spam Linkiska Uu Channelkaga Yaali doono ilaa 3 Maalmood FG: Shuruudo kale Oo marka lagu qaabilo Laga rabo ayaa jiri doonta Hadaba la Xiriir si lagu diiwan galiyo Gadoomiye : @amiiratulqasri Xeer-ilaaliye : @hagad
Show all...
Bismilaah. Asc. Waxaan qabanaynaa Channels cusub. Waxaa 1.T.S.A. ka banaan 6 boos, sidaa darteed waxaan qaban doonaa 6 kanaal oo cusub oo kamid noqon doona kooxdeenna. Shuruudaha 1: waa inuu yahay kanaal haysta 1000 Subscribers ama ka badan. 2: waa inuu yahay kanaal Active ah. 3: waa in uu public yahay. Koox kale aadan ka tirsaneen Shuruudaha kale kasoo eeg post-ga pin garaysan. Haduu kanaal kaagu buuxiyay shuruudahaas codsigaaga kusoo dir @One_TSAbot FG: fariintan waa la tirtiri doonaa marka Hadafkii laga lahaa la gaaro.
Show all...
Waxaan bilownay barnaamij xayaysiis. Waxaad faahfaahinta ka Eegi kartaa. @SomTelegramAds
Show all...
Somali Telegram Ads

๐Ÿ‘‰Waxaa si rasmi ah tijaabadii uga baxay una daah-furaynaa Caawa platform xayaysiis Midkii ugu horeeyay uguna wayn ee Ay ku midaysan-yihiin kanaalo Telegram Soomaaliyeed. ๐Ÿ‘‰Maxay tahay Somali Telegram Ads? Somali Telegram Ads waa madal ay ku midaysan yihiin kanaalo tiro badan oo ah kuwa ugu waawayn uguna waxtarka badan Telegram-ka soomaalida. Fikradda platform-kani waxa ay timid, kadib markii ay soo muuqatay baahi loo qabo: Soomaalida oo aad ugu soo badanaysa Telegram. Iyo dadka doonaya inay wax ku xayaysiistaan kanaalada oo fariimahoodu isasoo tarayaan. Dhanka kale muddo aad u badan waxay admins-ku ku shaqaynayeen si bilaash ah. Waxayna diyaar u ahaayeen in si bilaash ah ay bulshadooda ugu sii shaqeeyaan. Hadafka awal loo furay kanaaladu may ahayn in dakhli laga helo. Annaga oo og in Telegram yahay meel Telegramers-ku ayna lacag ka samayn, helina karna inaan galno YouTube iyo Facebook iwm. Ayaan ka dooranay bartan inn dadkeenna soomaaliyeed wax ugu soo gudbinno, kadib markaan aragnay baahida ka jidha. Sababtaโ€ฆ

Asc waraxmatullaah Waxa aan Qaadanaynaa 6 qof Oo kaliya, oo ah boos ka banaan teamka, 6daa qof waxaa Laga Doonayaa mid walba inuu Haysto Channelkiisu Ugu yaraan 1000+ subscribers, Soo akhri postiyadii hore Ee aan uga Hadalnay Shuruudaha Lagaa rabo. Kadib hadaad u aragto inaad buuxisay Shuruudaha Lasoo Xiriir Xeer ilaaliyaha @hagad soo degdeg yuusan ka Buuxsamin FG : Qof team kale Ka tirsan ma qaadan Doono
Show all...
๐ŸŽˆโ‡Ÿ__ ๐šƒ๐™พ๐™ฟ ๐š‚๐™พ๐™ผ๐™ฐ๐™ป๐™ธ ๐šƒ๐™ด๐™ป๐™ด๐™ถ๐š๐™ฐ๐™ผ ๐™ฒ๐š‘๐šŠ๐š—๐š—๐šŽ๐š•๐šœโ‡Ÿ๐ŸŽˆ ____________________________________ ๐‘ญ๐’–๐’“๐’”๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘จ๐’”๐’ƒ๐’–๐’–๐’„๐’‚: '๐‘ฒ๐’‚ ๐’…๐’๐’๐’“๐’ ๐‘ช๐’‰๐’‚๐’๐’๐’†๐’๐’Œ๐’‚ ๐’Œ๐’– ๐‘ช๐’‚๐’‹๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’š๐’‚' ๐– š โ†ฑ @Albaanichannel252 ๐– š โ†ฑ @Al_xakiim ๐– š โ†ฑ @ALFAGHISTUDIO ๐– š โ†ฑ @Bulshadeenna ๐– š โ†ฑ @bqgrsh ๐– š โ†ฑ @baraaruga ๐– š โ†ฑ @cilmiraadis ๐– š โ†ฑ @CAJAAIB ๐– š โ†ฑ @cabdizalmaantech ๐– š โ†ฑ @daarul_hidaya ๐– š โ†ฑ @DunnidaSuugaanta ยปยปโ€”โ€”โ€”โ€”- ๐ŸŽˆ- โ€”โ€”โ€”โ€”-ยซยซ ๐– š โ†ฑ @dareen_side ๐– š โ†ฑ @Dareen2021 ๐– š โ†ฑ @Dhiiragaliye ๐– š โ†ฑ @Diinteenna_Macaan ๐– š โ†ฑ @DhamBaal123 ๐– š โ†ฑ @daren_jaceyl ๐– š โ†ฑ @educationlibrary ๐– š โ†ฑ @Farsamada ๐– š โ†ฑ @faaidobadan ๐– š โ†ฑ @hogaan_Dumar ยปยปโ€”โ€”โ€”โ€”- ๐ŸŽˆ- โ€”โ€”โ€”โ€”-ยซยซ ๐– š โ†ฑ @Hagaha_Nolosha ๐– š โ†ฑ @haqabtire1 ๐– š โ†ฑ @Hasancaashaq ๐– š โ†ฑ @Hidaayatu_Rabi ๐– š โ†ฑ @ilaqosal ๐– š โ†ฑ @iftiinkaguusha ๐– š โ†ฑ @kalimakariim ๐– š โ†ฑ @korodhsonlineacdemy ๐– š โ†ฑ @kaabedesign ๐– š โ†ฑ @KobciAqoontaada2 ๐– š โ†ฑ @liibaanpro ๐– š โ†ฑ @ogaalkanolosha ยปยปโ€”โ€”โ€”โ€”- ๐ŸŽˆ- โ€”โ€”โ€”โ€”-ยซยซ ๐– š โ†ฑ @musalsalo ๐– š โ†ฑ @Noqoxiddig ๐– š โ†ฑ @Nololifeysa ๐– š โ†ฑ @QalbiDhaye143 ๐– š โ†ฑ @Ruuxda ๐– š โ†ฑ @rajadenna ๐– š โ†ฑ @Somalilibrary ๐– š โ†ฑ @somsoft ๐– š โ†ฑ @Som_Flims ๐– š โ†ฑ @somalibooks ยปยปโ€”โ€”โ€”โ€”- ๐ŸŽˆ- โ€”โ€”โ€”โ€”-ยซยซ ๐– š โ†ฑ @Cilmiga_Hackerka143 ๐– š โ†ฑ @somali_tech ๐– š โ†ฑ @som_Motivation ๐– š โ†ฑ @Somalonline ๐– š โ†ฑ @SOMALI_TELE ๐– š โ†ฑ @taariikh_somali ๐– š โ†ฑ @Quruxdaislaamka ๐– š โ†ฑ @Waayahanolosha ๐– š โ†ฑ @Xikmadosom ๐– š โ†ฑ @Xigmadoiyoxaqiiqo ยปยปโ€”โ€”โ€”โ€”- ๐ŸŽˆ- โ€”โ€”โ€”โ€”-ยซยซ โ—โ—‹โ—โ—‹ - โ—โ—‹โ—โ—‹ โ Midowga .โ€ข:๏ฝก โ Telegramerska .โ€ข:๏ฝก โ Soomaalida. .โ€ข:๏ฝก 1 Team Somali Admins. โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  โ•ฐโ˜†โ•ฎ________________________โ•ฐโ˜† โ•ฐโ˜†โ•ฎโž•Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg @Somali_Adminsโž•โ•ฐโ˜†โ•ฎ โ•ฐโ˜†โ•ฎ________________________โ•ฐโ˜† โฆฒSPONSORED BYโฆฒ โ‚:โžณ: @Bulshadeenna โ‚‚:โžณ: @Somalibooks โ‚ƒ:โžณ: @Xikmadosom โด:โžณ: @Taariikh_Somali
Show all...
Dad Cusub ayaan qaadan doonaa Maalinta Axadda Insha Allah. Tirada Subscribers laga doonayo Iyo meesha aad nagala soo xiriiraysaan dib ayaan kasoo sheegi doonaa.
Show all...
Asc waraxmatullaah Waxa aan Qaadanaynaa 8 qof Oo kaliya, oo ah boos ka banaan teamka, 8daa qof waxaa Laga Doonayaa mid walba inuu Haysto Channelkiisu Ugu yaraan 5000+ subscribers, Soo akhri postiyadii hore Ee aan uga Hadalnay Shuruudaha Lagaa rabo. Kadib hadaad u aragto inaad buuxisay Shuruudaha Lasoo Xiriir .... โ›…๏ธโ›…๏ธโ›…๏ธโšก๏ธ
Show all...
ChanneLkaN Waxaa Loo Furey Asxaabta u baahan in ay Channelskooda Ku Darsadaan TOP SOMALI TELEGRAM channels . Hadii aad Rabtid In Laguugu Daro Hubi In aad Sharuudahan Buuxisay.โœŒ
Show all...
โ—โฏโ”€๐Ÿ’ง๐—ง๐—ผ๐—ฝ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ง๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐Ÿ’งโ”€โฎโ— ๐Ÿ•Œ ๐”ป๐•€๐•€โ„•๐•€ ๐Ÿ•Œ แŸš@Diinteenna_Macaan แŸš@Daarul_hidaya แŸš@Kalimakariim แŸš@Quruxdaislaamka แŸš@Culuumtadiiniga โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐”น๐•Œ๐•Œ๐”พ๐”ธ๐”ธ๐”พ ๐Ÿ“š แŸš@Somalibooks แŸš@Somalilibrary แŸš@Educationlibrary โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ‘‘ ๐•‹๐”ธ๐”ธโ„๐•€๐•€๐•‚โ„ ๐Ÿ‘‘ แŸš@Taariikh_Somali โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿฅ‡ โ„‚๐•’๐•›๐•’๐•’๐•š๐•“๐•ฅ๐•’ ๐”ธ๐•ฃ๐•๐•’๐••๐•’ ๐Ÿ˜ฑ แŸš@CAJAAIB โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“ฒ ๐•Š๐•†๐•„ ๐•‹๐”ผโ„‚โ„ ๐Ÿ–ฅ แŸš@Cabdizalmaantech แŸš@Liibaanpro แŸš@Kaabedesign แŸš@Somali_tech แŸš@Somsoft โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’Ž ๐•๐•€๐•‚๐•„๐”ธ๐”ป๐•† ๐Ÿ’Ž แŸš@Som_Motivation แŸš@Al_xakiim แŸš@Albaanichannel252 แŸš@AishaAhmed99 แŸš@Bulshadeenna แŸš@Xigmadoiyoxaqiiqo แŸš@Dareen2021 แŸš@Dareen_side แŸš@DhamBaal123 แŸš@Daren_jaceyl แŸš@Xikmadosom แŸš@ZamzamSooyaal แŸš@Nololifeysa แŸš@KobciAqoontaada2 โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ‘ฑโ„š๐•š๐•ค๐• ๐• ๐•ช๐•š๐•Ÿ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘ฆ แŸš@Ogaalkanolosha โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’ก๐•๐• ๐•˜๐•ฅ๐•’ ๐•‹๐•–๐•๐•–๐•˜๐•ฃ๐•’๐•ž๐ŸŽ แŸš@SOMALI_TELE โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“ฝ ๐”ธ๐”ฝ๐•ƒ๐”ธ๐”ธ๐•„ ๐Ÿ“ฝ แŸš@Som_Flims แŸš@Musalsalo แŸš@ALFAGHISTUDIO โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ˜‚ โ„š๐•†๐•Š๐•†๐•ƒ & โ„š๐”ธโ„๐”ธ๐”ธ๐•๐•† ๐Ÿ˜‚ แŸš@Ilaqosal โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐ŸŽค ๐”ปโ„๐•€๐•€โ„๐•€๐”พ๐”ธ๐•ƒ๐•€โ„• ๐ŸŽค แŸš@Cilmiraadis แŸš@Dhiiragaliye แŸš@Hogaan_Dumar แŸš@Hagaha_Nolosha แŸš@Baraaruga แŸš@Hogaan_bulsho แŸš@Waayahanolosha แŸš@Ruuxda แŸš@bqgrsh แŸš@Noqoxiddig แŸš@Rajadenna แŸš@QalbiDhaye143 แŸš @Hidaayatu_Rabi โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐”ธโ„š๐•†๐•†โ„• & ๐”ฝ๐”ธ๐•Š๐”ธ๐•ƒ๐•† ๐ŸŽ“ แŸš@Hasancaashaq แŸš@Haqabtire1 แŸš@Faaidobadan แŸš@Farsamada แŸš@DunnidaSuugaanta แŸš @Somalonline โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅ๐Ÿ’เผ†๐Ÿ’๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ” ๐Ÿ’โŒš๏ธ๐Ÿ’ โ€ขโ”โ”โ” โœฝ โ€ข โœฝ โ”โ”โ”โ€ข โ‹ˆ Midowga โˆฏ โ‹ˆ Telegramerska โˆฏ โ‹ˆ Soomaalida. โˆฏ 1 Team Somali Admins. -------------- ยป ยซ๐Ÿ’ยป ยซ -------------- โ€ขโ”โ”โ”โ”โ” โ—‰ โ”โ”โ”โ”โ”โ€ข โขโฑโ‰ฌโ†ฌChannel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg @Somali_Adminsโ†ซโ‰ฌโฐโข โ€ขโ”โ”โ”โ”โ” โ—‰ โ”โ”โ”โ”โ”โ€ข โขโฑโ‰ฌโ†ฌHaddi Aad Rabto Inaad Wax ku xayaysiisato Ka Eeg wixiii warbixina @SomTelegramAdsโ†ซโ‰ฌโฐโข โ€ขโ”โ”โ”โ”โ” โ—‰ โ”โ”โ”โ”โ”โ€ข โ€ขโ”โ”โ” โœฝ โŽ‹๐ŸŒนโŽ‹ โœฝ โ”โ”โ”โ€ข ๊œฑแด˜แดษด๊œฑoส€แด‡แด… ส™ส: โž€ @Somalibooks โ†ซ โž @Cilmiraadis โ†ซ โž‚ @Xikmadosom โ†ซ โžƒ @Taariikh_Somaliโ†ซ โ†ฌโข THE__END โขโ†ซ
Show all...
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.