𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗
Open in Telegram
𝗛𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗶𝗴𝗺𝗮𝗱𝗼, 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻, 𝗳𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹, 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗮𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻, 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻, 𝗶.𝘄.𝗹.𝗺✍️ https://www.facebook.com/profile.php?id=100068990376416
Show more935
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
June '24
June '24
+4
in 0 channels
May '24
+5
in 0 channels
Get PRO
April '24
+11
in 0 channels
Get PRO
March '24
+10
in 0 channels
Get PRO
February '24
+3
in 0 channels
Get PRO
January '240
in 0 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 0 channels
Get PRO
October '23
+1
in 0 channels
Get PRO
September '23
+3
in 0 channels
Get PRO
August '23
+9
in 0 channels
Get PRO
July '23
+12
in 0 channels
Get PRO
June '23
+24
in 0 channels
Get PRO
May '23
+26
in 0 channels
Get PRO
April '23
+31
in 0 channels
Get PRO
March '23
+26
in 0 channels
Get PRO
February '23
+34
in 0 channels
Get PRO
January '23
+51
in 0 channels
Get PRO
December '22
+40
in 0 channels
Get PRO
November '22
+40
in 0 channels
Get PRO
October '22
+83
in 0 channels
Get PRO
September '22
+51
in 0 channels
Get PRO
August '22
+29
in 0 channels
Get PRO
July '22
+54
in 0 channels
Get PRO
June '22
+54
in 0 channels
Get PRO
May '22
+64
in 0 channels
Get PRO
April '22
+28
in 0 channels
Get PRO
March '22
+34
in 0 channels
Get PRO
February '22
+23
in 0 channels
Get PRO
January '22
+36
in 0 channels
Get PRO
December '21
+36
in 0 channels
Get PRO
November '21
+58
in 0 channels
Get PRO
October '21
+78
in 0 channels
Get PRO
September '21
+118
in 0 channels
Get PRO
August '21
+55
in 0 channels
Get PRO
July '21
+112
in 0 channels
Get PRO
June '21
+332
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 26 June | +4 | |||
| 25 June | 0 | |||
| 24 June | 0 |
Channel Posts
Ku socoto Dhalinyarada ( Ragga )
- Waqtigaada ilaasho
- Tamartaada ha beer darayn
- Shah wadaada ilaasho waa shidaalka aad ku socoto
- No siigo
- No daawasho aflaam xun
- No abaayo waan ku jeclahay iyo wadada xaaraanta
- No jacaylka beenta ah iyo karaamo la'aanta iyo nin gabar ka oohinayso
- No ku fikirada in aad guursato islaan adiga ku biisho ( karaamo la'aan )
- waqtigaada waa muhiim mar kale
- in aad rag tahay waa qiimo aad u weyn midaas ogoow
- Ggesinimo iyo dhiiranaan haa
- isku day dakhligaada in aad kor u qaado marwalba
- qaado koorsooyin si joogta ah
- intii aad awoodo wax akhri 🔥
| 2 | Dumar waxaa ugu wacan Mida dahabka Xasaasiyad ka qaada Lacagtana Sanboor ka qaada✊👋 | 74 |
| 3 | VPN😃 | 109 |
| 4 | Nabad io war San Hadiba Telegram La xiro 😃👋 | 135 |
| 5 | Dag Dag : Dowladda Somaliya oo sheegtay inay xiri doonto aalada Tiktok, Telegram iyo 1xbet.
Tiktok oo Somaliya laga xiri doono? Sidee u aragtaa | 128 |
| 6 | Dumar waxaa ugu wacan Mida dahabka Xasaasiyad ka qaada Lacagtana Sanboor ka qaada | 133 |
| 7 | Goormaa kugu dambeysay Hooyo aad la hadasho?
Wuu la hadlaa hooyadii , haddana ma qanacsana !!!. Bishii lacag ayuu Mobaylka uga tuuraa , haddana ma qanasana.
Hooyadii waxbey tabeysaa , markuu telefoonka uu kala hadlo wey dacataa , sidoo kale wey dacataa markii ay maqasho codka fariin lacageedka bishii.
Markey xanuunsato , isbitaalada magaalada ugu wanaagsan ayuu geeyaa , haddana ma qanacsana. Hooyadu waxbey tabeysaa.
Wey wada booqdaan xaaska waalidkeeda , ayagoo faraxsan ayey ka soo noqdaan.
Qoyskaas sidaas u dhaqmayo farxadda ma ku sii jiri karaan ? maxay kula tahay?
kuwa an la hadlin hooyo , aan waxtarin la waran.? Macau kula tahay?
👋 | 132 |
| 8 | _______
Indhuhu waxay arkaan wajiyo qurux badan maalin kasta, laakiin qalbigu wuxuu albaabada u furaa hal waji oo keliya
_______SFI✍️
Fadlan JOIN DHEH | 93 |
| 9 | Gabdhaha caafimaadka barto badankood dhaqsi ma guursadaan🌚 sababta ma taqaaniin😜
Sababtoo ah waxa ay aaminsan yihiin amarka iyo maamulka in ay ayaga leeyihiin, kii faarax ahaayna uma dulqaadan karo in la amro🌚 taas ayaa sababtay gabdhahaas in ay raadiyaan qof marwalba dhahaayo "Hadalkaada Jiro marwo"🫣 | 106 |
| 10 | Dadka lacagtooda ku bixinaayo in ay bulshada dhaqankeeda badalaan una soo saaraayo musalsalaad aan wax faaiido ah laheyn🌚 soo ma awoodan in ay musalsal ka sameeyan taariikhda halgameyaashii wadankeenna Sida Sayidka iyo Axmed Gurey🥸 | 117 |
| 11 | Asc👋 | 116 |
| 12 | Maalinta isniinta ee nagu soo aadan 19 jun 2023 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.
Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(والفجر وليال عشر)
Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.
Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah.
1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.
2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.
3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.
4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.
5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga
6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.
7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.
8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.
9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا)
10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.
Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy
Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah ❤❤❤❤ dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin 🤲🤲🤲 sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲❤❤❤ | 134 |
| 13 | "الفشل ، الفقر ،الخداع.. ليست مصائب ، بل هي أفضل دروس تقدمها لك الحياة لتتجنب الوقوع بها في الايام القادمة❤️🔥"
Guuldarrada, faqriga, iyo khiyaamada maaha nasiib darro, laakiin waa casharrada ugu wanaagsan ee nolosha ay ku siineyso si aad uga fogaato inaad ku dhacdo maalmaha soo socda❤️🔥.
Sad soul♪♪
Hapen wanaagsan ⏳ | 83 |
| 14 | Wiilow Qoftaan Aad Hada Isla Socotan, Hadii Dhaman Nimankii Ay Ku Hamin Jirtay La Horkeeno, Ma Hubtaa Inay Wali Adiga Ku Dooran Lahayd.😂🤔
Jwb........ | 130 |
| 15 | Qaar baa xitaa ra'yigooda iska ilaaliya iyagoo ka baqaya inay waayaan kuwa ay jecel yihiin, sababtoo ah maskaxdooda qallafsan ayaa ka saaraysa ra'yigoda.
-Fyodor Dostoyevsky
Salamulahi Sxbyal🔥 | 153 |
| 16 | Hal erey ku qeex sababta uu ku dhamaaday xiriirkaagii hore ? | 223 |
| 17 | Ha fiirin waxa kaa maqan
Waxad eegtaa nimcooyinka🍀
tirada bdn ALLAHﷻ ku siiyay♥️ | 153 |
| 18 | Maxaad jeclaan lahaydeen inan kusoo kordhino channelkeena.? | 153 |
| 19 | Asc😍✌️ | 192 |
| 20 | Me Xarardhere 😁😇
Adna? | 236 |
