Bulsho kaabe
Open in Telegram
Salaam walaal: halkan waxaan ku soo gudbin doonaa , waxyaabo faa'ido u leh nolosheena. Soo dhawoow.
Show more4 891
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
-6530 days
Posts Archive
4 891
Urta jika ka imaata waa mid qofka ku abuurta xishood iyo inuu is ceebsado kuna sababta in bulshada uu soo dhax gali waayo😔
Waa maxay Urta jirka?
🧑🏫Urta jirka waxaa loo yaqaan Bromhidrosis
🔹Urta jirka waxa ay ka timaadaa dheecamada ka yimaada qanjirada lagu magacaabo sweat gland ( Apocrine ama Eccrine )
🔹Inta badan waxaa lagu arkaa kilkilaha ( shaqfalaha ) sidookale waxaa lagu arki karaa agagaarka xubnaha taranka iyo cagta cad.
Sidee loola tacaalaa Urta jirka ?
✔️Sijoogto ah u meer kilkilaha( shaqfalaha )
✔️Isticmaal ismariska carfiya kilkilah oo ay kujiraan maadooyinka yareeya dhididka ( deodorant or antiperspirant )
✔️Xiro dhar aanan kugu dhaganeen oo uu jirkaada ka neefsankaro.
✔️Iska jar timaha kilkisha, Jarida timaha kilkilaha waxa ay yareesaa Urta jirka ayadoo yareeneesa bakteeriyada la falgasha dheecanada qanjiradda jirka soo daayaan kadibna abuurta Urta
✔️Isticmaal oo ku meydho saabuunada jeermis dilayaasha ah
Hadii ay talooyinkaan kor ku xusay ku caawin waayan booqo dhaqtar maqaar si aad u heshid daaweynta kugu haboon.👨⚕️
La wadaag asxaabtaada
4 891
Urta jika ka imaata waa mid qofka ku abuurta xishood iyo inuu is ceebsado kuna sababta in bulshada uu soo dhax gali waayo😔
Waa maxay Urta jirka?
🧑🏫Urta jirka waxaa loo yaqaan Bromhidrosis
🔹Urta jirka waxa ay ka timaadaa dheecamada ka yimaada qanjirada lagu magacaabo sweat gland ( Apocrine ama Eccrine )
🔹Inta badan waxaa lagu arkaa kilkilaha ( shaqfalaha ) sidookale waxaa lagu arki karaa agagaarka xubnaha taranka iyo cagta cad.
Sidee loola tacaalaa Urta jirka ?
✔️Sijoogto ah u meer kilkilaha( shaqfalaha )
✔️Isticmaal ismariska carfiya kilkilah oo ay kujiraan maadooyinka yareeya dhididka ( deodorant or antiperspirant )
✔️Xiro dhar aanan kugu dhaganeen oo uu jirkaada ka neefsankaro.
✔️Iska jar timaha kilkisha, Jarida timaha kilkilaha waxa ay yareesaa Urta jirka ayadoo yareeneesa bakteeriyada la falgasha dheecanada qanjiradda jirka soo daayaan kadibna abuurta Urta
✔️Isticmaal oo ku meydho saabuunada jeermis dilayaasha ah
Hadii ay talooyinkaan kor ku xusay ku caawin waayan booqo dhaqtar maqaar si aad u heshid daaweynta kugu haboon.👨⚕️
La wadaag asxaabtaada
4 891
Biyaha qabow waxay dilaan neerfaha "vagus nerve"
waxa jira neerfe ku jira qofka bini'aadamka ah oo loo yaqaan "Vugus nerve" neerfahan waxa uu ku xidhan yahay caloosha iyo wadnaha labadaba waxaana loo yaqaan neerfaha "vagus nerve" hadi neerfahani dareemo dignin xoogan oo soo gaadha sida biyaha qabow oo mar keliya kuwada dhaca dhuunta oo ah digniin culus waxa dhici karta in neerfahani isaguna dignin udiro wadnaha oo ay dhici karto in uu ka joojiyo shaqada
waxaa jira xaalado badan oo dhimasho kedis ah keena oo ay sabab utahay kicin aad udaran oo ku timaada neerfahan "vugus nerve" waxayna culimadu ku tilmaameen "neerfaha udhameeyah ah" taas oo keenta in wadnuhu istaago geeriduna ay si lama filaan ah udhacdo Nabiga ﷺ waxa uu reebay in hal mar la wada cabbo biyaha waxanu amray in loo cabbo qudh qudho googoos ah saddex jeer oo isku xiga hal mar taasina waa hanuunka Eebe inagu hanuuniyey Eebana "swt" isaga aya og waxa anfaca inoo leh
arin kale aya jira 🤔
qofka bini'aadamka ah marka uu ku jiro kuleyl aad udaran oo uu ku ku suggan yahay shaqo adag waxa uu la mid yahay mashiinka haddii aad biyaha ku shubto biraha iyaga oo aad ukulul waxa dhici karta in ay qarxaan ama jabaan haddaba sidee ayuu noqon karaa qofka bini'aadamka ahi ? cabba biyaha idinka oo fadhiya oo ucabba saddex qudh qudho oo isku xigga xadiisku Rasuulka ﷺ aya waxa uu odhanaya "Cabba biyaha idinka fadhiya oo haka dhignia in aad cabbaynaysaan" macnnaha mar keliya ha isku shubina
"اشربوا الماء جلوساً ولا تعبوه عبًا"
waxa kale jira sunnaha Nebi Muxammed ﷺ oo si cilmiyan ahna loo ogaadey in ka mas'uulka ka ah dareen gelinta haraadka ama kaso warama uu yahay beerka marka la loo cabbo biyaha hal mar biyaha ayaa si lama filaan ah ugu dhacaya beerka taas oo ay ka dhalan karto in uu hawshiisa gaba hase yeeshee haddii loo cabbo biyaha saddex jeer oo isku xigta cabbista hore waxa ay udigaa beerka kuna war gelisaa udigtoonow biyo aya soo socdee markas ayuu beerku udiyaar garooba isaga oo qoyan oo jilicsan kuna qoye
4 891
DIGNIIN BULSHO
Aspirin And Ibuprofen l, Diclofenac Sadexdaa Dawo. Waa Ka Mabnuuc In Loo Qaato Xumada Jirta Dengue Fever.
Fadlan Dawooyinka Ha Iska Liqin . Farmasiiyaddun Sadexdaa Dawo Ha Iska Jiraan. Iyo Bulshaduba.
Tablet, Suyrub, ibuprofen.
Aspirin Tablet 75mg , 200mg.
Diclofenac , Injection, Tablet,
4 891
DIGNIIN DIGNIIN DIGNIIN
Shaahu waa mid ka mid ah cabitaannada ugu caansan adduunka, waxaana lagu qiimeeyaa dhadhanka, udgoonka, iyo faa'iidooyinkiisa caafimaad; se maanta waxa aan la kulmay xog ku saabsan shaaha oo maskaxdayda gilgishay. Dhawaan ayaa la ogaaday in warqadda shaaha ee Soomaalidu u taqaan "Liptonka" ay ku jiraan kiimikooyin khatar ah sida Epichlorohydrin iyo Chlorine bleach.
Epichlorohydrin waa kiimiko khatar ah oo sababta kansarka. Mid ka mid ah shaybaarada ugu caansan dunida ee gudaha U.S.A (OSHA) oo ka faallooda khataraha kiimikooyinka ayaa ku tilmaamay sun halis ah oo keenta kansarka. Suntan waxa laga helaa warqadda yar ee caleemaha shaahu ku jiraan, iyo weliba xadhigga dunta ah. Alhuumada ugu weyna waa: waxay noqotaa mid firfircoon marka lala xiriiriyo biyaha kulul! Haddii waraaqda shaahaagu ay caddahayna, waxay u badan tahay in sidoo kale lagu caddeeyey koloriin!
Inta badan kiishashkan yaryar ee shaahu waxa ay ka samaysan yihiin saddex nooc: balaastiig, warqad, ama naylon; Laakiin saddexdoodaba waxa ay halkii koob oo shaah ah ku siidaayaan 11.6 bilyan microplastics ah (microplastics-ku waxa ay dilaan unugyada ama waxa ay hab qaldan u korriyaan ugugga, taas oo aakhirka keenta kansar), sida lagu sheegay daraasad ay sameeyeen cilmi-baarayaal ka tirsan Jaamacadda McGill ee dalka Canada.
Dhan kale, sida ay sheegtay Hay'adda Caalamiga ah ee Cilmi-baadhista Kansarka (IARC), suntan keenta kansarka (Epichlorohydrin) waxa ay aad ugu badan tahay kiishashka warqadaha ah (paper tea bags), oo ah warqadaha shaaha ugu badan ee Soomaalidu adeegsato, gaar ahaan shaah caano-geelka iyo libtonka labadaba!
Haddaba, maxaa xal ah?
Waxa la sheegay in shaaha caadiga ah (rinjiga lagu kariyo) aysan ku jirin "Epichlorohydrin" sababtoo ah waxa kaliya ee aad iibsaneyso waa shaah saafi ah. Shaaha lagu kariyay caleenta caadiga ah waxa uu leeyahay tayo, dhadhan iyo udgoon aan laga helin kan caleentiisa la xaddiday ee dhadhankiisu yar yahay. Dhanka kale, Soomaalida cudurka ugu badan ee sannadahan dambe ku dhaca waa kansar. Waxa ay isticmaalayeen kiimikadan sannado badan, ilaa haddana waa la isticmaalaa; weliba hadda si xawli ah ayaa loo adeegsadaa!
Haddaba, adigu naftaada mas'uul ka noqo (ganacsadaha dibadda ka keenayana naftaada masuul kagama ah, kan shaaha kaa iibinayana waa la mid) oo ku bilow naftaada in aad joojiso maanta kaddib in aad cabto shaah warqadahan ku dhex jiraan. Haddii guriga kartoomo kuu yaallaan qub ama gub. Ehelkaga, iyo asxaabtaadana uga dig.
Ahmed A. Qaydare
4 891
Calaamadaha lagu garto inaad said u cayishay " obesity/overweight"
1. Barur said ah si gaar ah cududaha gacmaha iyo garbaha.
2. Neefta oo kugu adkaata.
3. Hurdo badan.
4. Dhidid xad dhaaf ah.
5. Quuro badan.
6. Inaad awoodi weydo qabsashada waxyaabaha fudud
7. Dhibaatooyin maqaarka ah sida dildilaa, nabro iwm.
Share dheh sii gaarsii asxbatada
4 891
https://t.me/soomalitech
Ma U Baahan tahay inaad wax badan ka ogaato Technolgyada Mase rabtaa in aad telegram aqoon badan ka barato mase doonaysaa inaa xirfadaada ICT Hormariso Fadlan Nagu soo biir Bahda Soomali Technology
4 891
Talaabooyinkan samee si aad uga hor tagto xumada soo laabatay ee la dhaho dengue fever
1 isku day in aad sii dayso biyo fadhiisinada agtaada u dhow ama gurigaga
2 isticmaal maro kaneeco markaad seexanyso
3 qari jidhkaaga markaad baxayso maro aany kasoo qaniinin kaneeecadu
4 iska hagaaji qashinka kuu dhow
5 dabool biyaha gurigaga yaal ama goobtada shaqada
Hadii aad haleesho xumadan sidee iskaga daawaynysaa:-
1 nasashiimo gal ayaamaha hore
2 biyo badan cab ama sharaab
3 kaliya isticmaal paracetamol
4 iska ilaali xanuun baabiiyaasha
5 hadii ay calamadahaagu ka so rayn wayaan deg deg u tag dhakhtar
4 891
Dhaqatiirta ree Gazza xaalad adag ayay ugu shaqyanayan.
Saaladii iyadoo kor ka duleesho oo la duqeeyay ayay qaliimo badbaadin ah samaynayaan😭
Allow guuleey walaalahen reer falastiin🤲
4 891
Dhaqatiirta ree Gazza xaalad adag ayay ugu shaqyanayan.
Saaladii iyadoo kor ka duleesho oo la duqeeyay ayay qaliimo badbaadin ah samaynayaan😭
Allow guuleey walaalahen reer falastiin🤲
4 891
"Markii aad muraayadda ka aragtid, u bannee jidka saaxiib, adiga kulama tartamayo ee waxa uu la tartamayaa wakhtiga si uu u bedbaadiyo nolasha qof, waar bani-aadam noqo oo bannee jidka".
Darawaliinta u wac.
4 891
Caawa waa jimce waa habeen Khayr badan ee ku Salli nabigeena wanaagsan
اللهم صلي على نبينا محمد وسلم تسليما كثير ❤️❤️
4 891
Brazil baa laga soo iibiyay oo originkeedu yahay sida Jawaanka ku qoran, Brazil Koonaha kale ee adduunka ayay ku taalaa, October bay soo baxday, isla October-na already dalka ayay taalaa, miyay soo duushay. Mush macquul. Subxaanallaah!!
Illaahay uun bay ummadani leedahay.
منقول
4 891
Caloosha wayn waxaa sababa mar xalado kala duwan balsa marxalada ugu wayn ee sababto caloosha wayn ee dad keena soo maaliyeed waa cuno xumo ama cuntada oo si qaldan looqato sida Cuntooyinka sokorta kubadan tahay sida
1. Shaaha badan
2. Cabitaanada
3. Wax yaabaha mac macaan
4. Bariiska joogtada ah
5. Baastada jogtada loo cuno
6. Cashada lagu jiifto
7. Burka
8. Barafka
9. Baruurta
10 fadhiga badan
@Dr.Ceyni
4 891
Join dheh Alle Dartii igu soo biira soo dhawaada ❤️🥰
10k Subscribe wax yay leh ka dhiman please igu caawiya Ha idhaafina igu soo biira Walal kalay ila Noqo😢❤️
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/xaqiiqadanolosha
4 891
Vitamiinada dabeeciga waxaad ka heli kartaa qudaarta waa haddii aad si joogta u isticmaashid.
Qudaarta waxay qani ku tahay vitamino kala duwan waxaana ka mid ah vitamin a,b,c,e iwm ah
Haddaba adiga oo gurigaada jooga kor u qaad vitaminadaaada oo cun qudaarta guriga ku dhooban
