Goodir Fx 📊
Open in Telegram
Ku soo dhawoow Goodir Fx Academy aynu ku baran doono barashada suuqa Forex trading. Waxa aynu ku baranayna qaabka suuqa loo analysis gareyo iyo qaabka loga shaqaysto suuq weliba qaab fudud oo macquul ah weliba inago adeegsanaysa startegy Godir fx academy
Show more6 391
Subscribers
-224 hours
-257 days
-14030 days
Posts Archive
6 388
Gj saaaka degdegbadaj baan galay, lakiin 20 pip ayaan anigu saaka oo profit ah ka qaadatay . Hadda laakiin waa waamacaazh GJ sell
6 388
Deg deg dawladda emirateka carabta ayaa ku dhawaqday ina jojisay suuqyada stock market
Ila malinta salasadda
Sababa la xidhiidha dagalka bariga dhexe
6 388
Aayatullah Cali Khamenei ayaa ladilay meydkiisana lagasoo saaray dhismaha hoostiisa
Samayn wayn ayaay kuyelanaysaa suuqyada digitalka ah khasatan (GOLD) Dahabka ayaa laga yabaa inu sara u kac sameyo waliba gab ku furmo isniinta
Goodir FX
6 388
Soon Qaad Wanaagsan GoodirFx waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan barakaysan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa'iidaysta khayrka bishan barakaysan.
6 388
Ramadan Mubarak
Soon Oaad Wanaagsan GoodirFx waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan barakaysan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa'iidaysta khayrka bishan barakaysan
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
