en
Feedback
Dr Yusuf Nuuree Dammaa

Dr Yusuf Nuuree Dammaa

Open in Telegram

Islam, Oromo, barumsa, Tafsiira, Hadiisa, Tawhiida, Siiraa, Aqiidaa.

Show more
3 455
Subscribers
+224 hours
+187 days
+10430 days
Posts Archive

Siday sheegtay Gudoomiye kuxigeenka Gudiga wadatashiga Qaran waxaa Bari la horgayn doonaan ergada 4000 ah dhamaan qodobadii ay sideeda kooxood ka soo doodeen si loo ansixiyo, qodobadaas waxaa ku jira qodobka 39aad farqadiisa “aayo ka tashiga” taasoo Qofkasta oo ka tirsan ama kamid ahaa kaadirkeeda ee aamisanaa in dhulka Soomaali Galbeed xoog la gu haysto ee hadana gacantiisa ku sexeexa in laga saaro dastuurka qodobka 39aad farqadiisa “aayo ka tashiga” wuxuu noqonayaa khaain aasay rajo maalin uun laga yaabi lahaa inay rumowdo (Qori iyo Qalin) midkay dooni haku rumowdee. Ragaas aan ka hadlayo ee gacantooda ku duugay rajadii ahayd in mar uun laga gu’i karo Ethiopia kana mid ahaa ururka ONLF waxaa kamid ah Mohamed Adan Ismail oo waqti dheer ka tirsanaa ururkaas walow markii dambe uu heshiis la galay Cabdi Iley iyo TPLF oo safaarada Kenya shaqooyin badan uu uga qabtay (qofkii hadalkan been u haystaa ha warayso dadkii Kenya ku yaqaanay). Shir uu Madaxwaynaha DDS ugu qabtay Skylight xubnaha xukuumadiisa uga qaybgalaya shirka iyo xisbiyada wata magaca mucaaradka ayuu Maxamed Aadan isagoo iska dhaadhicinaya Madaxwaynaha si dheer uga hadlay faaiidada ay leedahay in laga saaro dastuurka qodobka “Aayo ka tashiga” kaasoo deegaanka la hadhay (qofkii been moodayaa ha la xidhiidho xubnaha ka qaybgalay shirkaa ee xukuumada iyo mucaaradkaba). Maxamed wuxuu kaga duwan yahay masuuliyiinta kale inuu kamid ahaa ururka ONLF sidaasdarteed in aragtida ay ka xishoodeen Kulanka Madaxwaynaha uu isagu ku dhiirado waxay cadaynaysaa liidashada iyo xil jacaylku halkuu la galay, waxayna cadayn u tahay khayaanada uu mar labaad u gaystay xubnihii shihiiday iyo kuwa nool ee wali aaminsan in laga xoroobo Ethiopia. WQ: Jihaad Nuur Carab

+9
Manzuumaa Zubad

+9
41 Manzuumaa Zubad faraaida 1ffaa.mp35.79 MB

+9
31 Manzuumaa Zubad daldala1ffaa.mp36.83 MB

+9
21 Manzuumaa Zubad salah 7ffaa.mp37.25 MB

+9
11 Manzuumaa Zubad Mashu kufeen istinjaa.mp35.56 MB

+9
01 Manzuumaa Zubad mata duree 1ffaa.mp35.93 MB