252 CRYPTO
Open in Telegram
DAILLY CRYPTO NEWS EDUCATIONAL CONTENT VIP CRYPTO INVESTMENT AND TRADING
Show more778
Subscribers
No data24 hours
-27 days
-1230 days
Posts Archive
778
https://t.me/AHEYCRYPTO
MA DOONAYSAA INAD WAX KA OGAATO HABKA UU USHAQEEYO SUUQA MAALIYADEED EE CRYPTOCURRENCY-GA
SI AAD ULA SOCOTO SI MAALIN LEH DHAAMAAN WAXYAABAHA KU CUSUB SUUQAN IYO SIDA AD UMAALGASHAN KARTO.
KUBIIR CHANNELKA HOOSE
https://t.me/AHEYCRYPTO
778
https://t.me/AHEYCRYPTO
MA DOONAYSAA INAD WAX KA OGAATO HABKA UU USHAQEEYO SUUQA MAALIYADEED EE CRYPTOCURRENCY-GA
SI AAD ULA SOCOTO SI MAALIN LEH DHAAMAAN WAXYAABAHA KU CUSUB SUUQAN IYO SIDA AD UMAALGASHAN KARTO.
KUBIIR CHANNELKA HOOSE
https://t.me/AHEYCRYPTO
778
https://youtube.com/channel/UCmH85dLruAMuywwtkPuu2cg
Youtube keena sabscribe noosaar Mardhow Casharo badan soo galin doona inshaallaH
778
GBPUSD-15MIN RISK ENTRY
1:4RRR AYAAN USII RAACAYAA ALREADY TRADE KA WAAKU JIRAA LKN SELL DHEER LOOMA SII QAADAN KARO SAY ILA TAHAY POI WEYN AYAA KA HOOSEEYO
778
Ka faideysta Yarka Dhalinyarda Dadka Ubaahan Trading Viewga Iibsan si ay backtesting badan usameeyaan
778
TradingView Premium Accounts Available
✅ Monthly Subscription $59.95❌ Ku hel $5 oo kaliya✅
✅ Payment Method: zaad taaj Evc+ perfect money
✅ iska check garee kadib bixi payment-ga
✅ Magacaga oo laguugu qorayo
Contact: @tradingviewacccheap5
Channel: https://t.me/+0LAC6HbXbWdkMGNk
778
FURSAD ACCOUNT GUDBIN AH
WAXAAN ASBUUCAN 14MARCH KA BILAABMAYA KUNA DHAMAANAYA 20MARCH FURSAD USIINAYNAA DHALINYARADA IN AAN UGUDBINO CHALLENGE ACCOUNDA AAN UGUDBINEYNO WAA 50K IYO 100K WAX KAYAR MAQABANAYNO ,HADII WAX PROBLEM AH AY KA TIMADO ACCOUN-DA WAXAA DIB LOOGU CELIN DOONA QOFKA LACAGTII LAGA QAADAY MARKII UU ISDIWAAN GALINAYAY FURSADA WAXA AY UFURANTAHAY 2-DA QOF EE UGU HOREYSO EE BUUXSHO SHURUUDAHA
LAXRIIR :
@AHMETTAHEY
778
Myforex funds
Leverage 1:100
*Maalmaha inaad trade garayso lagaga baahanyahay 5 days
*khasaaraha Guud ee laguu ogolyahay 12%
*Khasaaraha maalinle laha ee laguu ogol yahay 6%
*Wajiga Kowaad Targetka lagaa rabo 8%
*Wajiga labaad Targetka lagaa rabo 5%
*Kala Qeybsiga 80% adiga leh 20% iyaga leh
*Bisha Kowaad Bile ayaad lacagta Profitka u codsan karta kabacdii si asbuucle ah
*EA waa la ogolyahay
KA FAAIDEYSO DISCOUNTA AY BIXINAYAAN
Discount coupon: forexpropreviews
La xariir @ahmettahey
https://myforexfunds.com/?wpam_id=162632
778
GBPUSD iyo CaDCHF kaliga ayaan asbuucii Hore idinla soo wadaaY Gbpusd Sl ayey nooga dhacday Halka ay Cadchf Entry ga aan Idiin sheegay ay nootimi ayna ka dhaqaaqday wax kabadan 100pip Suuqa SL iyp Tp labadaba waan usoo galna Kaliya hadii ay jirto cid hubto in suuqa analayskiisu Saxanyahay QoF kasta Milionare ayuu ahaan lahaa Mindsetku waa Muhiim saaxibayaaL
778
https://www.facebook.com/100063608402153/posts/372184848245126/?d=n
asxabteena Facebook page-kena kmid noqo
778
DXY-DOLLAR INDEX
LACAGTA DOLLORKU WAXAY UPTREND AMA KORUKAC KUSOCOTAY ILAA BISHII 5-AAD EE SANADKII HORE 2021 IYADOO SAMAYNAYSAY STRUCTURE HH & HL .
HADA WAXA AY JOOGTA DAILLY SUPPLY WEYN KAAS OO SABIBI KARO IN SUUQU UU HOOS UDAATO DHAQAAQ FIICAN
SIDEE UGA FAA'IDEYSAN KARAA ?
DXY SIDA CAADIGA AH KAMA MID AHA PAIRS-KA SIDAA DARTEED WAXAAN FURSADO KA RAADIN DOONA LACAGAHA AMA PAIRSKA CAADIGA AH EE 28 PAIR AH KUWAAS OO DXY AMA DOLLAR INDEX-KU SAAMEYNTA KU LEEYAHAY ,SIDA :USDCHF,USDJPY,USDCAD IYO EURUSD,GBPUSD,NZDUSD,AUDUSD.
MID KASTA OO KAMID AH LACAGAHA AAN SOO XUSNAY KUMA AY KHASBANO INAAN KU GO,AAMINO STRUCTURE-KA AMA QAAB DHISMEEDKA AY SAMEYNEYSO USD INDEX( DXY ).
