252 CRYPTO
Open in Telegram
DAILLY CRYPTO NEWS EDUCATIONAL CONTENT VIP CRYPTO INVESTMENT AND TRADING
Show more778
Subscribers
No data24 hours
-27 days
-1230 days
Posts Archive
778
DHAWAAN AYAAN AYAAN SOO GEINEYNAA ILAA LABBO COURSE OO FOREX AH KUWAAS OO KALA AH KUWA FREE AAN KA SAMEEN DOONO SMART MONEY TRADING IYO PRICE ACTION KA
778
ASC SAAXIIBADA AHEY TRADING MUDDO DHEER KADIB ISKU SOO NOQON WANAAGSAN WAXAA RAJEENAYAA IN QOF WALBA UU CAAFIMAAD QABO INTAAS KADIB WAXAAN RABAA INAA IDINLA WADAAGO IN AAN DHALINYARADA USOO KORDHINAY MADALL AMA WEBSITE AAN WADA LEENAHAY WAXNA ISKUGU SOO GUDBINO KUNA KALA FAA'IDEYSANO .
HADABA MAXAA SOO GUDBINEYNAA :
1. FREE COURSES : Waxaa si free usoo dhigi doonaa course-yooyin free ah adiga oo aanan ubaahnaan doonin in aad lacag bixiso si aad u hesho casharadaas
2. FREE COMMUNITY : Waxaa dhisi doonaa community free ah iyada oo qeybaha kala duwan ee suuqyada maaliyada aan sameen doona qof walba dhinaca uu xiiseeyo ayuu kubiiri doonaa
Waxaan awooda saari doona suuqa FOREX iyo CRYPTOCURRENCY labbada suuq ayaan courses kasoo sameen doonaa inshaallah .
Sidoo kle waxaan sameen doona BLOGGING ama QORMOOYIN qofka ka caawin doono in uu fahmo labbadaan suuq hadaba
https://aheytrading.com/
778
Repost from AHEY CRYPTO
War aad loogu farxo weeye waxaa isoo gaari jirtay marar badan in dhalinyaradu Marka ay rabaan in lacag ay dhigtaan binance ama shirkadaha kale aysan awoodin haday somaliya joogan hadase qoFka Somalia joogo Waxa uu ubaahanyahay kaliya inaa haysto Mastercard si uu u Ugu shubto Binance lacag una maalgashto Suuqa Cryptada
778
Repost from AHEY CRYPTO
Luna
Binace ayaa ilaa maanta Waxay Hawada kasartay in laga trade gareeyo Terra ( luna ) galabta Ayaa lagu soo ceshay in dib looga trade garayn karo iyadoo oo lagu iibsanyo BUSD
Hada ayaan 65$ ka iibSadey Iyadoo oo la isiiyay 905k oo Coins oo Luna ah Waali weeye shaly
65$ ee aan gatay waxay ii goyn laheyn 5k coins kaliya qiimaha aan ka gatay hada 0.00007200
Saaxiibayaal aan idin xasuusiyo Terra Qiimaha ay ka marayso CoinmarketCap ka waa 0.00009390 Xiliga aan qoryo Qoraalkan 20min kahor 0.0001889 ayey maraysay Waali baa socoto Volitity lama dhihi karo wllhi
Hada aa Fiirineyso Xagee buu marayaa
778
Luna
Binace ayaa ilaa maanta Waxay Hawada kasartay in laga trade gareeyo Terra ( luna ) galabta Ayaa lagu soo ceshay in dib looga trade garayn karo iyadoo oo lagu iibsanyo BUSD
Hada ayaan 65$ ka iibSadey Iyadoo oo la isiiyay 905k oo Coins oo Luna ah Waali weeye shaly
65$ ee aan gatay waxay ii goyn laheyn 5k coins kaliya qiimaha aan ka gatay hada 0.00007200
Saaxiibayaal aan idin xasuusiyo Terra Qiimaha ay ka marayso CoinmarketCap ka waa 0.00009390 Xiliga aan qoryo Qoraalkan 20min kahor 0.0001889 ayey maraysay Waali baa socoto Volitity lama dhihi karo wllhi
Hada aa Fiirineyso Xagee buu marayaa
778
Repost from AHEY CRYPTO
Terra ( Luna ) waxaa ka socdo Qiimo dhac aana inaba caadi aheyn Dhalinyarada Rabto inay maalgashtaan Project-gaan kulama Talinayo inay hada Maalgashtaan Dhalinyaro shalaY Maalgashatay ayaan arkay oo ku degdegay Coinkaan hadii aad wax gashanayso Xataa hada gasho waliba lacag yar gasho
mustaqbalka Ina isbadal lagu sameeyo ayaa macquul ah hada lacag yar ayaad kuheleysaa Coins badan
Shaly Dhalinyaro lacag 100$ ah galinayso ayaan arkay Hada 100$ kii dollor 100% ayuu hoos udhafay Oo hada coins kii oo kaliya ayey heystaan ee wax lacag ah mahaystaan
778
inshallaH asbuuca Danbe waxa noo bilaabmayo Course-deena Hadii aad xiisaynayso aadan walina Isdiwaangalin
laxiriir: @ahmettahey
778
Hadaa Bilaa Trading plan tahay wax qorana uusan aheyn waxaa tahay QoF Meel madow gacanta Intuu lagalay yirii waxa macquul inaa wax kahelo meeshaan
Forex waa Ganacsi maaha Nasiib iYo Lacala trade kaan ayaa dhaqaaqayo Hormar looga gaaro Samayso Qorshe Kadib qorshahaada ku trade garee waxa dhaba inaa muddo Yar aad isbadal ku Dareemi Doonto
