en
Feedback
Crypto Millionaire's

Crypto Millionaire's

Open in Telegram

Halkaan waxaad ka heli doontaa courses muhiim ah iyo casharo wax tar u leh inaad barato skills ku anfaca noloshaada La Xiriir admin 👉 @Hindise70

Show more
330
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
💰 Bitcoin ETFs Smash $10B Trading Volume Record Amid Wild BTC Price Action U.S.-listed spot bitcoin ETFs had their busiest d
💰 Bitcoin ETFs Smash $10B Trading Volume Record Amid Wild BTC Price Action U.S.-listed spot bitcoin ETFs had their busiest day ever on Tuesday, surpassing $10 billion in trading volume as BTC's new all-time high turned into a correction.

Cashiradii Crypto Currency ayaa si toos noogu bilaabmay weli fursad ayaad haysataa Ka faaideyso

Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Courseka wuxuu Ka koobnaan doonaan Hordhac Qeyb dhexe Iyo Technical and Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25 Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15 Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵 Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa WhatsAppkaan 👇 https://wa.me/252616787049 Fariin noogu reeb 👇 @Hindise70

Waxaa Meel Gabo Gabo ah maraya Cours kii Cryptocurrency Maka mid tahay ardayda Sugaysa
Anonymous voting

Caawa BTC Waxey gaartay meel aysan gaarin mudo 3 Sano ah taas waxey cadeyn U tahay ulin sanadkaan ama.kan xiga BTC ay gaari d
Caawa BTC Waxey gaartay meel aysan gaarin mudo 3 Sano ah taas waxey cadeyn U tahay ulin sanadkaan ama.kan xiga BTC ay gaari doonta 100K FURSADAAN Insha Allah aan Isha Ku heyno Bull Runka wuu bilawday yaan lagaa tagin adna sidoo kale April 18 waxaa inagu soo socda Bitcoin Halving oo la rajeynayo in Suuqa Cryptocurrency UU gaari doona meel uusan gaarin waligii

Hadii aadan ka taajirin Cryptocurrency 2024, waligaa shiid lee ahaanee, my bro. fursaddu waa mar ee ka faa'iideyso.
Hadii aadan ka taajirin Cryptocurrency 2024, waligaa shiid lee ahaanee, my bro. fursaddu waa mar ee ka faa'iideyso.

BTCUSD si gobanimo leh ay noo shaafisay
BTCUSD si gobanimo leh ay noo shaafisay

🔥🔥

Gold sell : 2035.8 - 2037.8 Sl : 2040.8 Tp1 : 2033.8 Tp2 : 2027.8

“Bitcoin” muxuu yahay, sidee buu u shaqeeyaa? Waa Maqaal Yar oo aad kuu ANFICI DOONA ama aad Ka Heli doontid fakrad guud oo Ku saabsan lacagaahan loo yaqaan CRYPTOCURRENCYga @CryptoMillionairer

CRYPTO CURRENCY XOG FIICAN MAKA HAYSATAA MISE WU KUGU CUSUB YAHAY
Anonymous voting

Taxliilintii aan la wadaagay ardayda Skillsom Academy Saakay Mid ka mid ah Coinanka XAIUSDT Before @CryptoMillionairer

After🔥🤑🤑 @CryptoMillionairer
After🔥🤑🤑 @CryptoMillionairer

Cryptana isbuucaan sidaan ayaan looga faaiday dadna waa la dhacay Crypto Ninkaan Soo galin ilaa April Ka hor waxaan ia leeyah
Cryptana isbuucaan sidaan ayaan looga faaiday dadna waa la dhacay Crypto Ninkaan Soo galin ilaa April Ka hor waxaan ia leeyahay wax badan baa dhaafaya @CryptoMillionairer

Appska ugu fiican ee loo isticmaala productivity ga ama wax soo saarkaaga maalinlaha ah @CryptoMillionairer
Appska ugu fiican ee loo isticmaala productivity ga ama wax soo saarkaaga maalinlaha ah @CryptoMillionairer

Runtii hadaadan Crypto Currency aadan Ka war hayn oo aad wax fikrad ah heysan waxaan kugula talin lahaa inaad Baarto oo aad f
Runtii hadaadan Crypto Currency aadan Ka war hayn oo aad wax fikrad ah heysan waxaan kugula talin lahaa inaad Baarto oo aad fahanto Bal qiyaas isbuucaan bilawgiisa Bitcoin waxey aheyd $41,000 Halka maanta ay maareyso $45,000 Hadii aad in un Ku fakareysay inaad Barato siyaabaha Kala duwan EE lacagaha loo maalgashto ha moogaan CRYPTO CURRENCY 💲💵 Baaritaan Ku sameey inaad baratana isku day @CryptoMillionairer

Waxyaabaha Crypto Currency aan Ku jeclahay waxaa Ka mid faaido dag dag ah hadana sidaa U badan 24H gudaheeda 50%+ Faaido ah m
Waxyaabaha Crypto Currency aan Ku jeclahay waxaa Ka mid faaido dag dag ah hadana sidaa U badan 24H gudaheeda 50%+ Faaido ah meel laga Helo way adagtahay runtii Aqoon badan kaaga baahna ama inaad maanta dhan trade gareysay sida Forex oo kale sidoo kale sidii Forex lacagtaada way dhamaatay ma jirto oo waa sidii dhul aad iibsatay oo waa Hanti aad adigu leedahay xitaa hadii ay kugu raaqiisto waad heysansysaa maalintii ay soo laabato ayaad iska iibineysaa Waa cajiib runtii Sxbyaal Ka war doona sanadkaan oo jadwalka Ku darsada MAHADSANIDIIN @CryptoMillionairer

photo content

2024 Bitcoin Momentum Xoogan ayeey lasoo baxday iyadoo Newskii CPI da UU u xumaa hada sameyn kuma yeelan taasoo inoo cadeneys
2024 Bitcoin Momentum Xoogan ayeey lasoo baxday iyadoo Newskii CPI da UU u xumaa hada sameyn kuma yeelan taasoo inoo cadeneysa in 2024 ay gaari doonta Ku dhawaad $70K ama $100K Waxaana sababta ugu weyn lahaa in la Aqbalayo Bitcoin ETF oo Sanadka badan laga diidayay Insha Allah ha u deyma la'aan Guul wacan @Cryptomillionairer

Lacagta cryptocurrency ammaan ma tahay? Aynu ka eegno laba dhinac ee ugu muhiimsan: maalgashiga iyo kaydinta. Dabcan, Cryptocurrency waxa uu xanbaarsan yahay khatarta la mid ah maalgelin kasta oo kale. Si kastaba ha noqotee, faa’iidooyinka iyo khasaarooyinka cryptocurrency waxay u dhacaan si ka dhakhso badan maalgashiga kale ee lacagta. Markaad hesho lacagta dhijitaalka ah, waxaad u baahan doontaa inaad ku ilaaliso aaladda kaydinta crypto ee loo yaqaan jeeb (wallet). Tignoolajiyada sirta (encryption technology) ah ee qalabkan kaydinta ama jeebka ay isticmaalaan ayaa lacagtaada badbaadinaysa si ay uga hortagan tuugta dhijitaalka Maqaalkaa dheer si fiican u aqri si aad wax badan ugu fahanto CRYPTO CURRENCY 💲💵 MAHADSANIDIIN @CryptoMillionairer