TEEDHI PORTFOLIO
Open in Telegram
-Weekly Market Review 📉📈 --Set-ups analysis -- video HD Ah --Backtest 💯 -- Chanellkan waa free 100% @TeedhIPORTFOLIO
Show more411
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Repost from 252 CRYPTO
ASC SAAXIIBADA AHEY TRADING MUDDO DHEER KADIB ISKU SOO NOQON WANAAGSAN WAXAA RAJEENAYAA IN QOF WALBA UU CAAFIMAAD QABO INTAAS KADIB WAXAAN RABAA INAA IDINLA WADAAGO IN AAN DHALINYARADA USOO KORDHINAY MADALL AMA WEBSITE AAN WADA LEENAHAY WAXNA ISKUGU SOO GUDBINO KUNA KALA FAA'IDEYSANO .
HADABA MAXAA SOO GUDBINEYNAA :
1. FREE COURSES : Waxaa si free usoo dhigi doonaa course-yooyin free ah adiga oo aanan ubaahnaan doonin in aad lacag bixiso si aad u hesho casharadaas
2. FREE COMMUNITY : Waxaa dhisi doonaa community free ah iyada oo qeybaha kala duwan ee suuqyada maaliyada aan sameen doona qof walba dhinaca uu xiiseeyo ayuu kubiiri doonaa
Waxaan awooda saari doona suuqa FOREX iyo CRYPTOCURRENCY labbada suuq ayaan courses kasoo sameen doonaa inshaallah .
Sidoo kle waxaan sameen doona BLOGGING ama QORMOOYIN qofka ka caawin doono in uu fahmo labbadaan suuq hadaba
https://aheytrading.com/
#GBPUSD 4HCHART
PATTERNS DAILY DEEP PULLBACK
CONFIRMATION 4 FACELINE BREAK OUT AND 4H MOMENTUM SHIFT.
WE NEED 4H RETRACEMANT CANDLE TO
GET AN ENTRY.
SALAAMU LAAHI DHALINYARO ISKU SOO NOQOD WNGSAN IN MUDDO AH UPDATE MAANAN AHAYN WAXAAN KU MASHQUUL SANANAYN DHISIDA BARNAAMIJYO KOR U QAADAYA TRADINGKQ DHALINYARTA NAGU XIRAN INSHA ALAH HADA WIXII KA DANBEEYA UPDATR BAN NOQONDOONA, WAXAANA RAJRYNAYAA INAAN KUKUGUIN KAWADA FAA'IIDEYSAN DOONTA FURSADAHA AAN IIDIIN SOO GUDBINDOONO.
5 BILOOD EE SANADKA KA HARTAY WAXAY NOQON DOONTA 5 BILOOD OO AAN WAXBADAN ISLA QABAN DOONO.
Repost from N/a
EURCAD WAY QURUXBADANTAHAY
4H 50% RECRACEMANT CANDLE
1H BREAK AND RETEST
15M SIMPLE HL
Growing my little one😎
Amiin naftaada, ku kalsoonow aqoontaada , majirta cid ku celin karta.
#Let's_win_together
#GA TRADING IS SIMPLE📈
KALIYA WAA INAAD DAGSATAA RULES AND SYSTEM KUU SHAQEEYA, AADNA IXTIRAAMTAA RULESKAGA, HUBAAL SUUQU WUUKU IXTIRAAMI DOONAAASNA.📊
SALAAMA FAMILY TEEDHI PORTFOLIO MEELKASTOO ADUUNKA AAD KAJOOGTAAN ISKU SOO NOQOD WACAN, WAXAAN SOO WADNAAA BARNAAMIJYO XIISO LEH SOODHAWAADA MAR LABAAD.
EID MUBAARAK walaalayaal.
Dhamaantiin hamoalyo meel kastoo aad dunida ka joogtaan,
Eiidan iideeda rabbi khayr hanagu gaarsiiyo. insha alah update baan noqon doonaa barnaamij yadeeniina waan dardar galindoonaa guuleysto dhamaantiin dhalinyaro.
