FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Tani waa wadada dhabta ah ee trading-ka loogu wajaho.
Ii kaadi bal isweydii heerkee ka maraysaa?
waxaan kuu rajeynaa in aad maalin uun aad noqotid successful trader ilaahay idinkiis
1 218
Waa tanaa nolosha dhabta qof kasta oo hami leh ugu dambeyn waa kii gaaro
Allah isku xir naftaadana aamin qofna ha dulmin waxii kuu wanaagsan oo dantaada ahna focuska saar marnabana ha isdhiibin waa midaas nolosha saxda ah 🙏
1 218
Asxaabta qaaliga waxaan idiinkaga mahad celinayaa sida quruxda badan ee aad feadbacka iigu soo dirteen iyo mahad celinta mahadsanidiin ❤️🙏
1 218
Hadii uu ilaahay idmo waxaan isku dayi doonaa bari oo AXAD ah inaan video advance ah aan kasoo diyaariyo market Structure Kadibna aan Youtubeka idiin soo galiyo
1 218
si fiican ueeg sida ay isku lahaanayaan si fiican u eeg xiriirka kawada dhaxeeyo si fcn ugu celceli
iskuday in aad naftaada bare unoqoto xaqiiq wax badan baaa kuu xalismaayo qaasatan sidaan oo kale jaanis hadaa uheshid qof waxaa taqaanid kutuso sida la isugu hagaajiyo
waxaan rajeynaa meeshaas in cilmi idiinkaga baxay
#Besave
1 218
Kaliya ficus gareey labadaas leen inta udhaxeeyso adiga oo diirada saaraayo
Liquidiy
Imbalance(FVG)
Psychological levels
No Orderblocks
1 218
Simple Exercise waa hadii aad idea ka heysato
isku day bal kadibna sida aan aniga usameeyo cawada ila arag bal in aan isku qaab nahay
1 218
Asc asxaabta qaaliga ah
Waxaa macquul ah xogo aan maqlay in telegramka laga bixin doono hawada somalia oo idil sababo jiro owgood.
Sidaas darteed maadaama waxyaabo badan aan halkaan idinkugu soo fudbin jiray waxan idinkugu soo gudbin doonaa bogga aan kuleenahay instagramka
Fadlan hadii uu follow kuu ahayn hada nasoo follow gareey linkga hoose adigoo raacaayo
https://instagram.com/fastuptrading?igshid=YmMyMTA2M2Y=
1 218
Dad badan waxay aaminsanyihiin tradingka in lacag waali ah looga sameeyo mudo kooban markaasi waa kuwa focuska saara kaliya lacagta
Waxyaabaha aan kabartay mudada dheer aan kujiray suuqaan waxaa wayo oo kaliyaa calaamadaan kor aan idiin kugu soo qoray.
1 218
Jimco wanaagsan walaalaha halkaan aan ku bahoownay
Fadliga jimcaha oowgiis halmar aan ku salno nabgeyna naxariis nabad galyo korkiisa ha ahaate si niyad ah 🙏
ALLAH iyo malaa iktiisa waa kii ay ku saliyeeen SCW
اللهم صل علي سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
