en
Feedback
FastUp Trading

FastUp Trading

Open in Telegram

Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖

Show more
The country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
Waa sida uu asbuucayga udhamaaday This is trading hadii aad buuq isku furto yaci trade aad uraadiso sidii in wax qasab ay tah
Waa sida uu asbuucayga udhamaaday This is trading hadii aad buuq isku furto yaci trade aad uraadiso sidii in wax qasab ay tahay in aad heleyso oo kale tasi waxa ay sababaysaa in aad ka tilaabsato dhamaan trading rules-kaaga oo idil balse hadii aad ixtiraanmto kaliya trading rules-kaaga aadna ogaato ama maskaxdaada aad ka dhaadhiciso in macqul ay tahay in bisha markay dhamaato aad 0 imaan karto. waxba buuq ha isku furin ku qanac waxii uu sharcigaaga dhigaayo waxii aad ka hesho

2 maalin ayaa ka harsan isdiiwangalinta bishaan Contact @FUTSupport

Inta aadan tradingka bilaabin horta sidaan in ay wax ujiraan fahma
Inta aadan tradingka bilaabin horta sidaan in ay wax ujiraan fahma

Process-kaan waxaan rajeynayaa in uu noqdo mid guuleysta oo qof kasta aan arko asiga oo profit sameynayo anigana waxaan diyaa
Process-kaan waxaan rajeynayaa in uu noqdo mid guuleysta oo qof kasta aan arko asiga oo profit sameynayo anigana waxaan diyaar u ahay wax walba oo ay horay ugu socdan in aan ku hago Taariikhda siday isku qorto ila arka insha allaah waxaana ku raja weenahay teamka oo noqdo kuwa guuleesto inaad aragtaan ka bacdi haters-ka maxay dhihi doonaan?

Waxa kaliya ee aad ubaahantahay waa in aad raacdaa rules-kaaga aadan isku kalifin wax trade ah kaliya aad trade gareyso set-u
Waxa kaliya ee aad ubaahantahay waa in aad raacdaa rules-kaaga aadan isku kalifin wax trade ah kaliya aad trade gareyso set-up clean ah entry markaad gasho aad udulqaadataa loss iyo profit midna aadan ka fakirin aadan kuxirin maskaxdaada halmalin aad noqonto qof ka fakiro long term xaalad ah intaas kadib THE REST IS HISTORY OCT Achievement +16RRR Alxamdulillah

Aniga hadaan iska bilaabo labada bil ee sanadka ka dhiman waxaa ii qorsheysan cilmi iga maqan inaan meel isaga tiiriyo oo aan
Aniga hadaan iska bilaabo labada bil ee sanadka ka dhiman waxaa ii qorsheysan cilmi iga maqan inaan meel isaga tiiriyo oo aan si fiican uga soo jeesto taasina nafsadeyda ayaan balan kula galay hubaal waxaa ah cilimigaas hadii uu allah igu guuleeyo in uu aad ii anfaci doono

Tusaale ahaan uqaado waxii kaa anfacana practice kusameey Asbuuca ha idiin wacnaado

Week 24 - 28 OCT 2022 (1).pdf5.72 KB

Halmar aan kusalino suubanaheena Nabi MUXAMMAD SCW

Isdiiwan galinta kala xariir @FUTSupport
Isdiiwan galinta kala xariir @FUTSupport

photo content

Practice Kusameey inta uusan suuqa furmin
Practice Kusameey inta uusan suuqa furmin

Markasta oo aad sameyso trading recap waxaa sii kordhaayo kalsoonidaada iyo aqoontaada

photo content
+1

1 Day 🤝🙏

Tani waa wadada dhabta ah ee trading-ka loogu wajaho. Ii kaadi bal isweydii heerkee ka maraysaa? waxaan kuu rajeynaa in aad m
Tani waa wadada dhabta ah ee trading-ka loogu wajaho. Ii kaadi bal isweydii heerkee ka maraysaa? waxaan kuu rajeynaa in aad maalin uun aad noqotid successful trader ilaahay idinkiis

photo content

Cashirkii youtubeka aan soo dhigay PDF-tiisii waaye

Waa tanaa nolosha dhabta qof kasta oo hami leh ugu dambeyn waa kii gaaro Allah isku xir naftaadana aamin qofna ha dulmin waxii kuu wanaagsan oo dantaada ahna focuska saar marnabana ha isdhiibin waa midaas nolosha saxda ah 🙏