FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Si aad ufilato wax wanaagsan maalintaada
Ku bilow wax wanaagsan maalintaada tusaalo ahaan in aad quraan aqrso ama adkaar ama saliga nabiga scw
Dhamaanteen ilahay waxan ugu mahad celineynaa maalintaan quruxda badan
1 218
Isniinta waa maalinta ugu fudud ee aad ku xad gudbi karto shuruucdaada
PATIENCE & DISCIPLINE
1 218
Jimco wanaagsan markale. Aan kuwada salino xabiibkeena muxammad salallaahu caleyhi wasalam
1 218
20% hartay waa Fundamental analysis
Picture-kaan waxaa uu kuu soo koobayaa xaqiiqda jirto ee suuqaan iyo waxyaabaha lagaa qariyo oo ugu dambeyn markii aad silicdo hadii aad game-ka baaqi kusii ahaato ogaan doontid balse aniga aan kuu fududeeyay inaan kuu sii hormariyo si aad uga faa iideysatid
1 218
Dhibaatada ayaa waxa ay tahay markaas ma ogid wadada loo soo marayo profit sameyntaas goor dhawna way kugu adkaan doontaa in ay kaa dhaadhacdo waqti iyo cilmi iyo wax walba oo ad ubahantahay sidii aad wadadeeda uraaci laheed
1 218
Ogow sadexdaas sano 1 sano waad ka dhigan kartaa maadama aan kuu sii qishay.
Fadlan twitter-ka isoo Follow gareey asxaabta qaaska iila socoto update ayan ka ahan dona 👇
https://twitter.com/modairhsn?t=YXiDoLPl6YbedWNqzoFPOQ&s=09
1 218
Trader walba waxa waajib ku ah afartaan shey in uu meel saaro
Adiga kee baa kula muhiimsan
1 218
Trading-ka markii lajoogo wa isla sidaan camal.
Market-ka sida aad rabto wax uma heleysid kaliya waxaad ubaahantahay dulqaad iyo in aad ku kalsoonaato farsamooyinkaaga oo aad ku celceliso.
Ogow wax garansiyo ah uma heesatid in aad ku guuleysan doontid iyo in aad ku fashilmi doontid kaliya aamin systemkaaga
1 218
Insha allaah meeshaan meel aad wax ka faa iidaan ayuu noqon doonaa inta sida qaaska ah iila socoto wax badan ayaana idinkula wadaagi doonaa maalin kasta haduu alle idmo adinkana quiz-ka aan idin weydiin doono si dhab ah uga jawaab si aan hadhow wax aad dhab ahaan ugu baahantahay aan usoo galiyo
Subax wanaagsan markale
1 218
Sidee u aragtaan qormooyinka aan idinla wadaago ee dhiiri galinta iyo psychologyga quseeyo
1 218
Ka trader ahaan inta aadan trade galin sadexdaan waxyaabood baro dulqaadkooda
1. Waiting: baro in aad dulqaad uyeelato in aad sugato tradekaaga asbuuc xitaa hakugu qaadato
2. Holding: baro o maskaxdaada fahamsii in aad tradeka heeyso ilaa lagaaga gaarayo targetkaaga
3. Growing: ku xisaabtan hal ama 2 trade in aan lagu gaarin qiimaha aad rabto marka isku day in aad ka fikirto long term
