FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
11 Trades
6 wins
3 loses
1 BE
1 Management +2 R
wax walba waa process
Discipline | Patience | Consistency
3 Trade oo xariir ah hadaa lose gareyso waa in aad lahaad trade-ka afaraad markii aad qaadaneysid isla mindset-kii iyo isla sterategy-gii aad ku lose gareysay sadexdaas trade waayo ma ogaan karto suuqaan waxa uu sameeynaayo naftaadana been ha usheegin kana faa iideyso trade-kaaga guusha waa intaas uun
1 218
Asc dhaman asxaabta waxan raba in aan idin ogaysiiyo in aan idiin furay qabashada arday cusub si aad uga mid noqotaan ardayda aan udiyaarinaayo sanadka 2023 isku filnaasho in ay gaaraan waxaana bari doonaa isla systemka aan ku trade gareyo.
Fursadaan waxaa macquul ah in ay noqoto midii udambeysay kafaa iideysi wacan laxariir @FUTSupport
Isdiiwaan galanta mudo gaaban bay socon doontaa
1 218
Waxa kugu kalifaayo in aad noqoto Patience trader waa natiijadaas waa macquul 70%
