FastUp Trading
Open in Telegram
Next stop 🛑 The Top 🔑📚📖
Show moreThe country is not specifiedThe category is not specified
1 218
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
1 218
Ma jiraan asxaab basic ah oo suuqa ku cusub oo aan xitaa aqoonin waxa forex laga wado waxyaabaha bilowga aanan fahamsaneen aanan isticmaali karin TRADINGVIEW,MT4, aanan wax walba basic ah wax ka qasanyihiin xitaa basic technical analysis
1 218
Wax kayar 35 saacadood ayaa ka hardan isdiiwaan galinta ila so xariir hadad diyar utahay @FUTSupport
1 218
Dhamaan walaalaha halkan aan saaxiibada ku nahay iyo dhamaan ardaydeeda iyo familkooda waxaan urajreynaa sanad barwaaqo caafimaad iyo kheyrkiisa wato in uu ilsahay inooga dhigo sanadkaan hada curtay ee 2023
1 218
Maalin aad ushidan alxamdulillaah
Waxa soo socdo waan isla joognaa dadaalna nooma yaro ani iyo ardaydeeda
2023 only for #Results💯
1 218
Wax walba shuruudo iyo sabab ayay leeyihiin balse qof walba waxa uu arkaa waa concept-ga
1 218
Asxaabta diiwaan galinta program-ka way socotaa la xiriir @FUTSupport waqtigana yuusan kaa dhamaan
1 218
Waxaan furay fursad kale oo aad uga mid noqon kartid teamka guusha insha allaah kusoo biir oo hel caawimaad buuxdo oo ilaa iyo guul hadafkiisu yahay kaliya $125 one time payment oo lifetime ah
1 218
Asc subax wanagsan waxan idiin rajeynaa bil kale oo wanaagsan waana bishi ugu dambeysay sanadka 2022 ilahay kheyr iyo farxad ha inoogu soo gaba gabeeyo.
Sidoo kale isdiiwan galinta bishan maanta ayay ku egtahay hadii aad xiisayneeso fursadas ha iska qasaarin mahadsanidiin
