en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-224 hours
-217 days
-7730 days
Posts Archive
Muuqaal ayaan doonayaa in aan soo dhigo ila taliya sideen usoo dhigaa ?
Anonymous voting

Habeenka waa sadax Talo wanaagsan kuna socota guur doonka

Nin isagoo sii dhimanaya Towxiidka qabso lagu kari waayay!. Xilligii kacaanka uu dalka ka talinayay ayaa mid guulwade ah xanuunsaday, waxaa la dhahay dardaaran xaalkaaga ma fiicno e, halki dardaaran iyo towxiid laga sugaayay wuxuu bilaabay “Guulwadoow Siyaad … Goolwadow Siyaad …. Aabihii garashada….”. mid kale oo raggii meesha joogay ah ayaa ku yiri “ War Aabo Siyaad ma joogto waa la isku yimide, Ashahaadka qabso” mid kale oo isna qoladii kacaameysnaa ku jiray oo goobta joogay ayaa markii uu kii xanuunsanaa nafta ka baxday udhaqaaqay dhankaa iyo Saldhiga Polic-ka, waxaa uuna dacweeyay ninkii towxiidka qabsado dhahayay isagoo ku eedaynayay “ marin habaabin mootada toosan “ Marka ninki ashahaadka uqabanayay sxbkiis waa la xiray? . Guurin: Omar Hassan.

Repost from OGAALSO
Annagaa balo aragnay!😳 Bismillaah: Jabhadda ictisaam ee dhiigga ummadda soomaaliyeed qabta ayaa waayahaan car car iyo jihaad iclaamisay iyada oo markaas leh al shabaab hallala digaallamo oo halla iska dhiciyo iyaga oo markaas ku cilladeeyay in ay al shabaab dilaan indhaha bulshada oo ay markaas ka wadaan wadaadadii laga dilay kooxdooda ee ictisaamka ahaa sidii wadaadkii hadda u dambeyay ee la oran jiray abdi naasir. Horta waxaa diin darro ah garaad xumana ah in marka shacabka dhib soo gaarana ay jabhadda ictisaam aamusto sababtoo ah dadkii indho iyo mijo ayeey u qaybiyeen markii mijaha la dilana kama hadlaan markii indhaha la dilanaa oo laga wado wadaadada ururkooda dhiigya cabka ah ee diintii shaqada kq dhiggay afka labqdiis bay dhawaaqaan sidii hal geela oo uu abras ku dhagay. Tusaale iga hoo aad wax ku fahmi kadho, qaraxii soobbe ka dhacay ee shacabka badan ku dhintay ictisaam hal iyo labo nin baa hadlay iyaga oo markaas yiri war dhiigga oo la daadsho waa xaaran weedh kalana ma aysan raacin, halka markii wadaad kooda ah waa dhaweed la dilay ay dal iyo dibadba afka furteen oo ay jihaad na fareen sidii in yahuuddii bariga dhexe joogtay in ay dalka ku soo duuleen oo ay naqabsan rabaan. Jabhadda ictisaam mashaacirta iyo dareenka shacabka sida loo kiciyo oo loogu dheelo bqy barteen markaas bay maalinba rati dadka ku kacsadaan iyaga oo ku dagaya caammada diinta. War hooy soomaaliyeey wadaad xume yuusan naarta idinku shubin oo mijo iyo indho idiin qaybin ee iska eega dhagarta taalla meesha diin ha moodina ee.

قبل أخذ الحجاب والإلتزام به أخبريها أنّه أمر إلهيّ يجب أخذه بدون إعتراض وليس الحجاب قماشا يُوضع على الرّأس كما يعفله غالبية النّساء في وقتنا الحالي !! [يا أيّها النّبي قل لأزواجك وبناتك ونساء المؤمنين يدنين عليهنّ من جلابيبهنّ ذلك أدنى أن يعرفن فلا يؤذين وكان الله غفورا رحيما] Inta aysan qaadan xijaabka iyo joogteentiisa u sheeg xirashada xijaabka inuu yahay amar [alle] ayna waajib tahay qaadashadiisa adoo kahor imaaneyn mana ahan xijaabka maro yar oo madaxa la dul dhigo sida ay sameeyaan inta badan dumarkeena maanta !! مومن علي جيدي

👈🏻 [ من فضائل شعبان. ] 📌سُئل رسول الله صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم عن كثرة صيامه في شهر شعبان فقال : 🕹🪴{ "ذَلِكَ شَهْرٌ يَغْفُلُ النَّاسُ عَنْهُ بَيْنَ رَجَبٍ وَرَمَضَانَ ، وَهُوَ شَهْرٌ تُرْفَعُ فِيهِ الأعْمَالُ إِلَى رَبِّ الْعَالَمِينَ ، فَأُحِبُّ أَنْ يُرْفَعَ عَمَلِي وَأَنَا صَائِمٌ." } 🪴 رواه أحمد والنسائي 📚 👉 Fadliga bisha shacbaan. 📌 Nabiga ﷺ ayaa la waydiiyay soonka faraha badan uu bisha shacbaan soomo kadib wuxuu yidhi: 🕹🪴{ Waa bil ay dadku badaanaa hilmaansanyihiin waxay u dhaxaysaa rajab iyo ramadaan, waana bil camalka loo kor yeelo Allaah, waxaanan jecelahay in camalkayga la kor yeelo anoo sooman. } 🪴 W/W: Axmed iyo nasa'i 📚

FAAIDADA-CAJIIBKA-UU-LEEYAHY-SALIGA-NABIGA-SCW-1.mp342.85 MB

𝙆𝙐 𝘾𝙀𝙇𝙄𝙉𝙏𝘼 𝙎𝙐𝙐𝙁𝙄𝙔𝘼𝘿𝘼 𝙆𝙐 𝘽𝙀𝙀𝙉 𝘼𝘽𝙐𝙐𝙍𝘼𝘿𝙆𝘼 𝙎𝙃𝙀𝙀𝙆𝙃 𝙓𝘼𝙎𝙎𝘼𝘼𝙉 . 𝙎𝙪𝙪𝙛𝙞𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙦𝙪𝙪𝙧𝙤 𝙘𝙖𝙖𝙗𝙪𝙙𝙠𝙖 𝙖𝙝 𝙙𝙝𝙖𝙬𝙖𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙛𝙖𝙖𝙛𝙞𝙮𝙚𝙚𝙣 𝙢𝙪𝙪𝙦𝙖𝙖𝙡 𝙤𝙤 𝙖𝙮 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙦𝙖𝙖𝙩𝙚𝙚𝙣 𝙨𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝𝙚𝙚𝙣𝙖 𝙎𝙃𝙀𝙀𝙆𝙃 𝙓𝘼𝙎𝙎𝘼𝘼𝙉 𝙤𝙤 𝙡𝙚𝙝: "𝙣𝙖𝙗𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧𝙪 𝙠𝙝𝙖𝙡𝙦𝙞𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞 𝙮𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙠𝙝𝙞𝙡𝙖𝙖𝙛 𝙗𝙖𝙖 𝙠𝙪 𝙟𝙞𝙧𝙤" 𝙞𝙮𝙖𝙜𝙖 𝙤𝙤𝙣 𝙢𝙪𝙪𝙦𝙖𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙨𝙞𝙞 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙖𝙮𝙨𝙩𝙞𝙧𝙞𝙣 𝙠𝙖 𝙙𝙞𝙗𝙣𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙮 𝙗𝙪𝙡𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙪 𝙢𝙪𝙪𝙟𝙞𝙮𝙚𝙚𝙣 𝙎𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝 𝙓𝙖𝙨𝙨𝙖𝙖𝙣 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙣𝙖𝙗𝙞𝙜𝙖 𝙡𝙞𝙞𝙙𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙖𝙢𝙖 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙠𝙖 𝙙𝙝𝙞𝙜𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙣𝙖𝙗𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙖𝙝𝙖𝙮𝙣 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧𝙪 𝙠𝙝𝙖𝙡𝙦𝙞𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞, 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙗𝙖 𝙝𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙣 👇 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣 𝙞𝙙𝙞𝙣𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙜𝙪𝙙𝙗𝙞𝙣𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙘𝙤𝙙 𝙢𝙖𝙦𝙖𝙡 𝙪𝙪 𝙨𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝𝙖 𝙠𝙖𝙜𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙡𝙖𝙮 #𝙛𝙖𝙖'𝙞𝙙𝙖𝙙𝙖 𝙨𝙖𝙡𝙞𝙜𝙖 𝙣𝙖𝙗𝙞𝙜𝙖 𝙡𝙚𝙚𝙮𝙖𝙝𝙖𝙮, 𝙤𝙤 𝙗𝙚𝙚𝙣𝙞𝙣𝙖𝙖𝙮𝙤  𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮 𝙨𝙪𝙪𝙛𝙞𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙠𝙪 𝙖𝙣𝙙𝙖𝙘𝙤𝙤𝙙𝙚𝙚𝙣. 𝙄𝙨𝙖𝙜𝙤𝙤 𝙦𝙤𝙧𝙖𝙖𝙡 𝙖𝙝 𝙝𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙦𝙧𝙞 𝙞𝙨𝙠𝙖𝙣𝙖 𝙤𝙜𝙤𝙬 𝙮𝙚𝙮𝙣𝙖 𝙠𝙪𝙜𝙪 𝙙𝙖𝙜𝙞𝙣 𝙩𝙖𝙭𝙧𝙞𝙞𝙛𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙤𝙤 𝙖𝙝 𝙙𝙝𝙖𝙦𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙮𝙖𝙝𝙪𝙪𝙙𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙮𝙖𝙦𝙖𝙖𝙣𝙤 يحرفون الكلم عن مواضعه 𝗦𝗜𝗗𝗔 𝗟𝗔 𝗢𝗚𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗪𝗘𝗘𝗬𝗘 𝗔𝗠𝗔 𝗖𝗨𝗟𝗨𝗠𝗔𝗗𝗔 𝗨 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜𝗡𝗘 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗜𝗕𝗥𝗔𝗔𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗜𝗬𝗢 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗔𝗗 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗬𝗨-𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛𝗜 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗔𝗗 𝗕𝗔𝗔 𝗙𝗔𝗗𝗟𝗜 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡, 𝗔𝗡𝗕𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗡 𝗕𝗨𝗨 𝗨 𝗙𝗔𝗗𝗟𝗜 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬,  𝗞𝗛𝗔𝗟𝗤𝗜𝗚𝗔 𝗢𝗢 𝗗𝗛𝗔𝗡 𝗕𝗨𝗨 𝗞𝗔 𝗙𝗔𝗗𝗟𝗜 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗦𝗜𝗗𝗔 𝗥𝗔𝗔𝗝𝗜𝗫𝗔 𝗔𝗛, (𝗥𝗔'𝗬𝗜𝗚𝗔 𝗫𝗢𝗢𝗚𝗔 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡) 𝗞𝗛𝗜𝗟𝗔𝗔𝗙𝗡𝗔 𝗠𝗔𝗦'𝗔𝗟𝗔𝗗𝗔 𝗪𝗔𝗔 𝗞𝗨 𝗝𝗜𝗥𝗬𝗔𝗔, 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔𝗡𝗔 𝗜𝗝𝗠𝗔𝗔𝗖 𝗕𝗔𝗬 𝗦𝗢𝗢 𝗚𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗡𝗨𝗨 𝗔𝗙𝗗𝗔𝗟𝗨𝗟 𝗞𝗛𝗔𝗟𝗔𝗔'𝗜𝗤𝗜 𝗜𝗝𝗠𝗔𝗔𝗖𝗔𝗡 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬, 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗔𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗚𝗨𝗨𝗥𝗜𝗬𝗔, 𝗡𝗜𝗠𝗔𝗡𝗡𝗔 𝗞𝗛𝗜𝗟𝗔𝗔𝗙 𝗕𝗔𝗬 𝗦𝗛𝗘𝗘𝗚𝗔𝗔𝗡, 𝗦𝗜 𝗞𝗔𝗦𝗧𝗔𝗕𝗔 𝗛𝗔 𝗡𝗢𝗤𝗢𝗧𝗘𝗘 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗪𝗘𝗘𝗬𝗘 𝗦𝗜𝗗𝗔 𝗔𝗡𝗔𝗚𝗔 𝗡𝗔𝗟𝗔 𝗥𝗔𝗔𝗝𝗔𝗫𝗦𝗔𝗡  𝗪𝗔𝗔 𝗔𝗙𝗗𝗔𝗟𝗨𝗟 𝗞𝗛𝗔𝗟𝗔𝗔'𝗜𝗤𝗜, 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗔𝗗 𝗞𝗛𝗔𝗟𝗤𝗜𝗚𝗔 𝗜𝗦𝗔𝗚𝗔𝗔 𝗨 𝗞𝗛𝗔𝗬𝗥 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡, 𝗔𝗡𝗕𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔𝗡𝗔 𝗔𝗦𝗔𝗚𝗔𝗔 𝗞𝗔 𝗞𝗛𝗔𝗬𝗥 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗞𝗨𝗟𝗟𝗜𝗚𝗢𝗢𝗗, 𝗙𝗔𝗥𝗗𝗜 𝗙𝗔𝗥𝗗𝗜 𝗛𝗔𝗗𝗜𝗜 𝗟𝗔 𝗬𝗜𝗥𝗔𝗔𝗛𝗗𝗢, 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗜𝗕𝗥𝗔𝗔𝗛𝗜𝗠 𝗔𝗦𝗔𝗚𝗔𝗔 𝗞𝗔 𝗙𝗔𝗗𝗟𝗜 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡, 𝙃𝙖𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙨𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝𝙖 𝙤𝙤 𝙢𝙖𝙦𝙖𝙡 𝙖𝙝 𝙝𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙣👇 𝙠𝙖 𝙙𝙝𝙖𝙜𝙖𝙮𝙨𝙤 𝙙𝙖𝙦𝙞𝙞𝙦𝙖𝙙𝙖 𝙡𝙞𝙭𝙖𝙖𝙙 𝙞𝙡𝙖𝙖 𝙩𝙤𝙗𝙤𝙣𝙖𝙖𝙙 𝙨𝙞𝙛𝙞𝙞𝙘𝙖𝙣 𝙪 𝙙𝙝𝙖𝙜𝙖𝙮𝙨𝙤 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙠𝙪𝙪 𝙘𝙖𝙙𝙖𝙖𝙣𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙨𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝𝙖 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙉𝘼𝘽𝙄𝙂𝘼 𝙞𝙣𝙪𝙪 𝙮𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧𝙪 𝙠𝙝𝙖𝙡𝙦𝙞𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞.

sticker.webp0.03 KB

𝗜𝗯𝗹𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮𝗹 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹 𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗹 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗺𝗮𝘆 𝗴𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝗳𝘂𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗲𝗲 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝘂 𝘀𝘂𝗷𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗺. { وَإِذۡ قُلۡنَا لِلۡمَلَـٰۤىِٕكَةِ ٱسۡجُدُوا۟ لِـَٔادَمَ فَسَجَدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِبۡلِیسَ أَبَىٰ وَٱسۡتَكۡبَرَ وَكَانَ مِنَ ٱلۡكَـٰفِرِینَ } [سُورَةُ البَقَرَةِ: ٣٤] 𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗮𝗿𝗶𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗮𝘀 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗺𝗮𝗹𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗼 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘂 𝘀𝘂𝗷𝘂𝘂𝗱𝗼 𝗲𝗲 𝗸𝗵𝗶𝗹𝗮𝗮𝗳𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗲𝗲 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 { وَمَاۤ أُمِرُوۤا۟ إِلَّا لِیَعۡبُدُوا۟ ٱللَّهَ مُخۡلِصِینَ لَهُ ٱلدِّینَ حُنَفَاۤءَ وَیُقِیمُوا۟ ٱلصَّلَوٰةَ وَیُؤۡتُوا۟ ٱلزَّكَوٰةَۚ وَذَ ٰ⁠لِكَ دِینُ ٱلۡقَیِّمَةِ } [سُورَةُ البَيِّنَةِ: ٥] 𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝘁𝘂𝗸𝗮𝗻 𝗶𝗯𝗹𝗶𝗶𝘀 𝘄𝗮𝘅 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗮𝗺𝗼  𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗰𝗶𝗹𝗮𝗱 𝗼𝗼 𝗶𝗯𝗹𝗶𝗶𝘀 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝘂𝗷𝘂𝘂𝗱𝗶𝗱𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘁𝗮𝗮𝗿𝗶𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮𝗻𝗮 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝘂 𝘀𝘂𝗷𝘂𝘂𝗱𝗶𝗱𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗻𝗮 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱 𝘅𝘂𝗺𝗲 𝗴𝗮𝗿𝗱𝗮𝗿𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝗺𝗮 𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗯𝗹𝗶𝗶𝘀𝗻𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗺𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗴𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗲𝘆 𝗳𝘂𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝗮𝗻. 𝗪𝗮𝗿 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝘂𝘂𝗯𝗼𝗼 𝗶𝗯𝗹𝗶𝗶𝘀 𝗵𝗮𝗹 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹 𝗳𝘂𝗹𝗶𝗻𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗮𝘆𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆, 𝗵𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗺𝗶𝘀𝗮 𝗮𝗺𝗮𝗿 𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗮𝗺𝗿𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆, 𝗺𝗮𝘀𝗲 𝗳𝗶𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗮𝘄𝗮𝗮𝗺𝗶𝗿𝘁𝗶𝗶 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗮𝘆 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝘅𝘂𝗸𝗺𝗶𝗱𝗮 𝗸𝗶𝘁𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗯𝗶 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮𝘆 𝗨𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗺𝗻𝗶 𝗸𝘂 𝗻𝗼𝗼𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗺𝗶𝗱𝗼𝗼𝗯𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗼𝗼𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗸𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗻𝗼𝗾𝗱𝗼.

WAX AKHRI. +:。.。 - 。.。:+ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ 🥷KOOXDA KULMIS🥷 *✿❀ - ❀✿* 🪢Buugaag dhagaysi ah 🪢 dunida dahsoon 🪢ku baro afcarabiga qoralo 🪢culimada su'aashaada weydii 🪢 xikmado xul ah. 🪢kala soco WARARKA 🪢Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🪢 Love stories 🪢su'aalo guud(diini iyo maadi) 🪢Xikmado badan 🪢 Buug somali maqal ah 🪢 Dhambaal 🪢 Dareenka dunida 🪢Buugwalba ood u baahato 🪢Xikmad iyo dhiirigelin 🪢weheliso 🪢Taariikhda 🪢Dareenka dunida 🪢Gaarsiinta diinta 🪢Halxiraale 🪢Noqo mufakir 🪢 Science iyo qur'aanka 🪢Faafinta diinta islaamka 🪢 Su'aalo iyo jawaabo 🪢 siirada nebiga SCW 🪢Rajada nolosha 🪢 Oraahyo 🪢barashada af English-ka 🪢 sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🪢Dhagayso quraanka 🪢 cilmi nafsiga. 🪢Siyaasadda dunida 🪢 Sahanka nolosha 🪢 Kalasoco wararka 🪢cilmi iyo aqoon 🪢Baro luuqada English'ka 🪢 Iftiinshe 🪢 Dhiirigeliye 🪢 Qoraal qaadasho mudan 🪢Qaado iftiinka 🪢 ila qosol 🪢oraahside 🪢baraaruji awoodahaaga 🪢 niyadeena 🪢korodhso online academy 🪢Su'aalo diini ah 🪢BUUG SOMALI PDF AH 🪢faafinta khayrka 🪢 arrimaha islaamka 🪢Aqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks@xikmadbadan@Oraahyo ゚+:;;: - :;;:+゚ ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥  🥷Haddii aad doonto Khayrka minjo u noqo, laakiin sharka madax ha u noqon.🥷 ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ゚+:;;: - :;;:+゚ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅▄ ▂ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

إحدى الأمهات التي فقدت أطفالها الستة في السويد منذ 4 سنوات سمح لابنها (11 سنة) بزيارتها الأسبوع الماضي لكنها صعقت من المقابلة! تغيرت ملامحه وأصبح كأنه غريبا عنها! قال لها أنا ملحد ولا أريد أن أكون مسلما! أخبرها أنه حاليا يأكل الخنزير ولا يمكن يستمر في تحري اللحم الحلال! ثم قضى عليها قائلا: تنازلي عن الحضانة بدون محكمة لأني سأخبرهم أني لا أريدك فلا تحاولي استردادي مرة أخرى ثم تركها باكية وذهب! بعد فترة قصيرة محكمة لنزع الحضانة عن الأم نهائيا بحيث يصعب استرجاع الأطفال مرة أخرى! ما يحدث من جرائم في السويد بحق الأطفال لا يمكن السكوت عليه 4 سنوات كانت كافية لغسل دماغه ومحو هويته وإقناعه بعدم العودة لأسرته وهذا والله مما تتفطر له القلوب! Hooyo kamid ah hooyooyinka ilmaheeda kuweysay wadanka sweden kadib markii ay kaqaateen qoloda loo yaqaan (socialka) muddo laga joogo afar sano waxaa loo ogolaaday wiilkeeda (11) jirka inuu booqdo hooyadiisa asbuucii tagay lkn kuma atsan farxin is araga iyada iyo wiilkeeda !! Muuqiisa wuu is badalay wuxuu lamid noqday qof aysan garaneyn ookale ! Wuxuuna kuyiri hooyadiisa waxaan alle mulxid oo macnaheedu yahay diin laawe aan alle aaminsaneyn !! Mana rabo inaan muslim noqdo ! Wuxuu u sheegay inuu isticmaalo waqtigan xaadirka hilibka doofaarka ayna adagtay inuu sii siticmaalo xalaasha !! Kadibna wuu ka dhaqaaqay asagoo kuyiri katanaasul barbaarinteyda adoon maxkamad tagin waxaan u sheegi doonaa inaan ku dooneynin adiga ! Hana isku dayin inaad isoo ceshato mar labaaf wuuna ka dhaqaaqay iyadoo ooyneysa !! Muddo yar kadib maxkamdii waxey go'aamisay in hooyadii laga qaaday xaqii bar baarinta ubadka si dhameestiran !! Waxaana adag marka xaalku sidaa yahay dib usoo cesashada ilmada laqaato !! Dambiyada ka dhacaya wadanka (sweden) ee la xiriiri xuquuqda ubadka yar ! Ma'ahan mid laga aamusi karo ! 4 sanno kaliya waxaa ay aheed mid ku filan in la dhaqo maskaxda ubadkaa yar iyo baa'bi'inta dhalashadiisa iyo kuqancintiisa inuusan dib ugu laaban qooyskiisa ! Dhacdadaan waxey dilaacineysaan qalbiga wlh ! مصطفى الشرقاوي : كاتب المقال مومن علي جيدي: ناقل ومترجم المقال الى الصومالية

sticker.webp0.03 KB

𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗮𝗺 𝗸𝘂 𝗸𝗵𝘂𝗱𝗯𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗸𝗵𝗮𝗹𝗶𝗶𝗳𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗯𝗮𝗮𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗔𝗯𝘂𝘂 𝗷𝗮𝗰𝗳𝗮𝗿 𝗔𝗹-𝗺𝗮𝗻𝘀𝘂𝘂𝗿 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗱𝗮𝗱𝗼𝗼𝘄 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗹𝗮 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗵𝗱𝗶𝘀𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗶𝗯𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗲𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗶𝗱𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗹𝗲𝗲𝘅𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗮𝗰𝘂𝘂𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗶𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗶𝗿𝗮𝘆. 𝗡𝗶𝗻 𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗯𝗮𝗮𝗱𝗶𝘆𝗮 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘄𝘂𝘂 𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝗱𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗰𝘂𝘂𝗻 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗶𝘆𝗼. 😂😂 𝗔𝗹 𝗯𝗶𝗱𝗮𝗮𝘆𝗮 𝘄𝗮𝗻-𝗻𝗶𝗵𝗮𝗮𝘆𝗮

𝗡𝗶𝗻 𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗯𝗮𝗮𝗱𝗶𝘆𝗮👳‍♀️ 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗱 𝘄𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗲𝘀𝗷𝗲𝗲𝘀𝗲𝗲𝗻 𝘄𝘂𝘂 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗹𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗾𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗮𝗵 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 ❤"𝗗𝗮𝗱𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗯𝗼 𝗾𝗼𝗳: 𝗺𝗶𝗱 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗮𝗺𝘂𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗹𝗼.. 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮𝘆𝗲𝗲 𝗺𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗺𝘂𝘀𝗻𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗻𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗶𝗻𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗶𝗶 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝗮𝘆𝗮𝘆".🌻🌹

𝚆𝚊𝚕𝚊𝚊𝚜𝚑𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚎𝚢 𝚋𝚊𝚊𝚑𝚊𝚗 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚠𝚊𝚕𝚊𝚊𝚕𝚔𝚊 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚞 𝚔𝚊𝚋𝚊𝚊𝚢𝚘 𝚋𝚒𝚒𝚕𝚔𝚊 𝙸𝙼𝙰𝙰𝙼𝚄 𝙰𝚇𝙼𝙰𝙳

Repost from N/a
العصملي سلسلة حلقات توثيقية تكشف حقائق تاريخ الدولة العثمانية https://t.me/alasmaly

WAX AKHRI. +:。.。 - 。.。:+ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* 📌 Buugaag dhagaysi ah 📌 dunida dahsoon 📌ku baro afcarabiga qoralo 📌culimada su'aashaada weydii 📌 xikmado xul ah. 📌kala soco WARARKA 📌Axaadiista nebiga oo afsomali ah 📌 Love stories 📌 su'aalo guud(diini iyo maadi) 📌 Xikmado badan 📌 Buug somali maqal ah 📌 Dhambaal 📌 Dareenka dunida 📌Buugwalba ood u baahato 📌Xikmad iyo dhiirigelin 📌weheliso 📌Taariikhda 📌Dareenka dunida 📌Gaarsiinta diinta 📌Halxiraale 📌Noqo mufakir 📌 Science iyo qur'aanka 📌 Faafinta diinta islaamka 📌 Su'aalo iyo jawaabo 📌 siirada nebiga SCW 📌 Rajada nolosha 📌 Oraahyo 📌 barashada af English-ka 📌 sheekoyin qosol iyo xikmad ah 📌Dhagayso quraanka 📌 cilmi nafsiga. 📌 Siyaasadda dunida 📌 Sahanka nolosha 📌 Kalasoco wararka 📌cilmi iyo aqoon 📌Baro luuqada English'ka 📌 Iftiinshe 📌 Dhiirigeliye 📌 Qoraal qaadasho mudan 📌Qaado iftiinka 📌 ila qosol 📌 oraahside 📌baraaruji awoodahaaga 📌 niyadeena 📌 korodhso online academy 📌 Su'aalo diini ah 📌BUUG SOMALI PDF AH 📌faafinta khayrka 📌 arrimaha islaamka 📌Aqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks@xikmadbadan@Oraahyo ゚+:;;: - :;;:+゚ 📍Halkan waxaad ku baran kartaa Af Carabiga,si fudud oo sawiro leh JION DHEH❤️ ゚+:;;: - :;;:+゚ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅▄ ▂ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎