4 065
Subscribers
-324 hours
-347 days
-12230 days
Posts Archive
4 065
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
➡️ Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 065
#DAAWO
Tuslaaha dhabta ah ee soomaalida diinta iyo dhaqanka iyo afkaba looga badalay.
1= Ciidamo gumaysi
2= Dhaqan galin wax barasho gumaysi
3= Idaacado meel mariyo danaha gumaysiga
4= Qaadashada Dimuqraadiyo
Ugu dambayn waxay noqotay soomaaliga isaga oo muslim ayaan ahay ku leh in uu diinta la diriro.
Waa #rahii_biyaha_kulul lagu riday
4 065
🌼🌼🌼 🌻🌻🌻 🌸🌸🌸 💐💐💐
adkaar qiimo badan
عن أبي هريرة رضي الله عنه أن أبا بكر الصديق رضي الله عنه قال: يا رسول الله مُرني بكلمات أقُولُهُنَّ إذا أصبَحتُ وإذا أمسَيتُ، قال:
«قل: اللهم فاطِرَ السماوات والأرض عالم الغيبِ
والشهادة، ربَّ كُلِّ شَيءٍ ومَلِيكَه، أَشْهد أن لا إله إلا أنت، أعوذ بك من شرِّ نفسي وشرِّ الشيطان وشِرْكِهِ وأن أقترف على نفسي سوءًا أو أجرُّه إلى مسلم»
قال: «قلها إذا أصبحت، وإذا أمسيت، وإذا أخذْتَ مَضْجَعَك».
[صحيح] - [رواه أبو داود والترمذي والنسائي وأحمد]
🌼🌼🌼 🌻🌻🌻 🌸🌸🌸 💐💐💐
4 065
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
Kuwa ILAAH Caayo Hadana Muslimiin Sheegto Ma Aragteen.?
Imaamu Daarami Ilaahey Ha U Naxariistee Wuxuu Yiri:
Xaqiiq Allaah Ayaad Ku Caayseen Wax Ka Xun Waxa Ay Yahuudu Ku Caaysay:
{قَالَتِ الْيَهُودُ يَدُ اللَّهِ مَغْلُولَةٌ} [المائدة: 64]،
"Yahuudu Waxay Tiri: Gacanta Alle Waa Mid Laaban"
Idinkana Waxaa Tireen: (Gacanta Alle) Waa Makhluuq (La Abuure) Goorta Aad Ku Andacooteen In Gacanta Alle Loola Jeedo Nimcadiisa Iyo Rizqigiisa, Maxaa Yeelay Nimcada Iyo Arzaaqda Dhamaantod Waa Makhluuq.
Ka Dib Yahuuda Waad Ka Darteen Oo Waxaad Sheegteen In Wajiga Alle Uu Makhluuq Yahay, Goor Aad Ku Andacooteen In Wajiga Qiblada Iyo Wajiyada Acmaasha Wanaagsan Iyo Sida Wajiga Marada Iyo Darbiga, Tan-na Dhamaantood Waa Makhluuq, Sidoo Kale Waxaad Ku Andacooteen In (Cilmiga Alle) Iyo (Kalaamkiisa) Iyo (Magacyadiisa) Ay Tahay Gadaal Ka Imaad Makhluuq Ah, Sida Aad Idinkaba U leedihiin,
Wax Kale Ma Harin Aan Aheyn In Aad Dhahdaan: Ilaah Dhamaantiis Waa Makhluuq, Saas Awgeed Ayaan U Dhahnay: Allah Ayaad Ku Caayseen Wax Ka Xun Waxa Ay Yahuudu Ku Caaysay.
📚[An-naqd Lid-daarami / b 280]
4 065
Si naarta lagaaga xureeyo ha iloobin in aad aqriso adkaartàan 4 jeer subax iyo galab .
اللَّهمَّ إنِّي أصبحتُ أشْهدُكَ وأشْهدُ حملةَ عرشِكَ وملائِكتَكَ وجميعَ خلقِكَ أنَّكَ أنتَ اللَّهُ لا إلَهَ إلَّا أنتَ وحدَكَ لا شريكَ لَكَ وأنَّ محمَّدًا عبدُكَ ورسولُكَ.
4 065
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
Culumadeena waa gaashaan aan waramaha cadawga naga difaaco
Culumadeena waa ilays iyo iftiin aan mugdiga isaga ifino.
Ibnu qayim ilaah ha u naxariistee wuxuu yiri:
Culimadu waa dhagxaan lagu tuuro shayaadiinta insiga iyo jinniga, kuwaas oo u waxyooda qaarkood qaarka kale eray qurxoon si kado ah dhagar, saas darteed culumada waa kuwa dhagax tuuro nuucaas shayaadiinta ah, hadey iyaga ahaan laheyn macaalimta diinta waxaa lagu tirtiri lahaa talbiiska (isku dheehida) kuwa dhumiyayaasha ah, ha yeeshee Allah culumada ayuu joojiyay iyaga oo diinta u ah gaar'hayayaal iyo ilaalo, iyo dhagax tuur colka ilaahey iyo colka rasushiisa".
📚 Miftaaxu daaris-sacaada. 1/260
4 065
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
Ijmaacaatka gaalaysiinta qofka aan Gaalaysiinin mushrikiinta
1️⃣ Al imaam Abul-Xusayn Al-Muladi ilaah ha u naxariistee Wuxuu yiri:
"Ahlu Qiblaha Oo Dhan Wax Khilaaf Ah Kama Qabaan: In Qofka Ka Shakiyo (Gaalnimada) Gaalka Inuu Gaal Yahay Maxaa Yeelay Kan Ku Shakiya Gaalnimada Iimaan Malaha Maxaa Yeelay Kama Yaqaano Gaalnimo Iimaan".
[📗At-tanbiih War-radu Calaa Ahlil Ahwaa'i]
2️⃣ Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Yiri:
Gaalnimada Kuwaan Duruuzka Iyo Nusayriyada Iskuma Khilaafaan Muslimiinta Iskaba Daayee Qofka Ka Shakiya Gaalnimadooda Isagaa Ah Gaal Iyaga La Mid Ah".
[📘Al-fataawaa 35/161]
3️⃣ Shaykhul Islaam Muxamad Ina Cabdul-Wahaab Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [Nawaaqidu Al-islaam]:
Sadaxaadka: Qofka Aan Gaalaysiinin mushrikiinta Ama Ka Shakiya Gaalnimadooda Ama Saxiixiya Mad-habkooda Wuu Gaaloobay (Gaalnimo) La Isku Raacsan Yahay".
4️⃣ Al-Qaadi Ciyaad Al-maaliki Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [📗Ash-shifaa]:
Kan Aawgiis Waxaan Gaalaysiinaynaa Qofka Aan Gaalaysiinin Qofka Diin Dhigtay Wax Aan Ahayn Diinta Islaamka Oo Diimaha Ka Mid Ah Ama Ka Istaago Ama Ka Shakiya Ama Saxiixiya Mad-habkooda Haba Muujisto Iyada Ay Saas Tahay Islaam Oo Rumaysnaado Islaamka Hana Rumaysnaado Baadilnimada Mad-hab Kasta Waa Gaal (Wuxuuna Gaal Ku Yahay Ku Yahay) Muujisashada Waxa Uu Muujistay Oo Ah Kaas (islaamnimada) Wax Ka Duwan".
5️⃣ Sidoo Kale Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [Ash-shifaa]:
Kan Dhamaantiis Kii Yiri Waa Gaal (Wuxuu-na Gaal Ku Yahay) Ijmaaca (Ku Guntamay) Qofka Aan Gaalaysiinin Axad Nasaarada Iyo Yahuuda Ka Mid Ah, Iyo Mid Walba Oo Faaruqa Diinta Muslimiinta, Ama Ka Istaago Gaalaysiintooda, Ama Ka Shakiyo".
6️⃣ Sheekha Faqiiha Ah Ee Cuthmaan Ina Fuudi Al-maaliki Wuxuu Yiri:
"Ijmaaca Wuxuu Ku Guntamay Gaalaysiinta Qofka Aan Gaalaysiinin Qofka Ku Labaayo Camalka Islaamka Camal Gaalnimo Haba Ahaado Mid Ka Diin Dhigto Diinta Islaamka Sheegashadiisa".
[📘Al-jaamicul-xaawii Lifataawaa Cuthmaan Binu Fuudi]
4 065
Daaha gadaashiis maxaa ku daboolan "diinta dowlada ayey xil ka saaran tahay in ay ilaaliso" iyo "kaniisad dalka waa laga dhisa karaa waana lagu cibaadeysa karaa" meel Isla galiya #xasan sheekh waligiis wuxuu raali galiyaa gaalada, diintana wuu dumiyaa.
4 065
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
https://t.me/THEKURAN
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
✅MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Meegaar
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
➡️ Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 065
Mahad celin bulshadii sheekha garabkiisa istaagtay iyo taabashada wadaadii sheekha afka ku lubay
Sh Xassaan xusayn
4 065
Somaliland daciifnimadeeda waxay bilawday ku been abuuradka bulshada laascaanood iyada oo ku suntayso in ay yihiin Argagixiso ama shabaab si ay taageero ooga hesho gaalada caalmaka qasta Una baabi'so shacabkaas dulman.
Dowlada Somaliland u sheega been meel ma gaarto
4 065
Soomaaliyey iyaga wixii ka dhinta u tacsiyeeya idinka wixii idinka dhintana iyaga ha ku jeesjeesaano waa saqajaantii jaarli hibdoo oo ku faraxsan dhimashada kumanaanka muslim.
4 065
Muxaadaro ka dhici doonto masjidka bilaal Nairobi Kenya ciwaankeedana yahay
فقه الدعوة إلى الله 02
Sh. Xassaan Xusayn Aadam Abuu Salmaan
4 065
Islaan ayaa isoo wacday iyada oo lacag I waydiinayso waxay igu tiri: "cuuryaan ayaan ahay waan garguurtaa ma soco kari #ilaahaa_igu_og #rasuulkaa_igu_og".
Islaantaan maxaa ka qaldan ma ii sheegi kartaan.
4 065
Lugaha iyo gacmaha ha looga dhufto xabada madaxa yaan looga dhufanin🤔 sidee u Hadley sarkaalka
4 065
Laascaano maanta waxaa ku shahiiday abriyo aan waxba galabsanin dhacdada oogu xanuunka badan ee maanta laascaano ka dhacday waxay eheed in hoobiyihii ciidamada soomaali laan ay ridayeeb ku shahiideem hooyo iyo 7todoba caruur ah ay dhashay ilaah ha u naxariisto hoygooda caawa Rabbi ha ka dhigo kii jannaad oo ay aduunyada dhibkeeda ooga nastaan.
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
