en
Feedback
جامعة الإمام الشافعى- قسم التدريبات للأونلاين..

جامعة الإمام الشافعى- قسم التدريبات للأونلاين..

Open in Telegram

الدورات الشهرية التدريبية/ الأونلاين عنوان الورشة:- 《 أساسيات البحث العلمى》 أ.د. عبد السلام حمود غالب الانسي أستاذ الفقه وأصوله بجامعة الإمام الشافعي. ....... الساعة: 4:00 PM. الزمان: الجمعة 10/01/2025

Show more
1 496
Subscribers
No data24 hours
+17 days
-830 days
Posts Archive
Waa inoo Galabka Jumcada in shaa allaah .....
Waa inoo Galabka Jumcada in shaa allaah .....

Haloo Diyaar Garoobo in shaa allah .... Jumcadda bari 4:00 PM

Siminaarka Bilaha ah ee Jaamacadda imaamu shaafici University Cinwaanka Siminaarka (Habka Qaadista dacwaddaha madaniga ah ) .
Siminaarka Bilaha ah ee Jaamacadda imaamu shaafici University Cinwaanka Siminaarka (Habka Qaadista dacwaddaha madaniga ah ) ... Soo jeedinta ..... Avv: Xabiib Macalin Cali Waqtiga: 02/02/2024 Goobta : Online

Repost from N/a
Bishaaro Bishaaro Markasku Wuxuu qaadanayaa Fasalkii sadexaad Ee diploma qaanuun ah Oo lagubaranayo nidaamka garsoorka iyo ma
Bishaaro Bishaaro Markasku Wuxuu qaadanayaa Fasalkii sadexaad Ee diploma qaanuun ah Oo lagubaranayo nidaamka garsoorka iyo maxkamadaha dalka Mudo 6bil ah Waxaa bixinaya diploma da markaska oo kaalmaysanaya jamacadda safanah University Shahadadana waxaa bixinaya jamacadda savannah University Manhajka laqaadanayo dhamaantiis Waa qaanuunka somalia Ee kusaabsan nidaamka garsoorka dalka Sid: nidaamka garsooka iyo 4 xeer ee dalka Waxaa laguqaadanayaa casharada han online ah FG: diplomada waxaa bixinaya Qareeno,qarsorayaal, xeer ilaalin iyo khubaro kutakhasustay qanuunka F&F: +252617656745/0619778070 https://chat.whatsapp.com/ERkkoOVud2B2kQUfJHzeDQ

Halaga Faa'iideysto Fasalada Cusub ee Takhasusaadkaan .... Daraasada Fasalada Cusub Qeybta Onlinka waxay bilaabaneysaa Bilowga Bisha 2-aad ee 2024 ......

Nagalasoo xariir +252615143188/619778070

Boshaaro Qiimo dhimis Kuhel dowradaan $4 Kabilaabata 15/1/2024 1laa 20/1/2023
Boshaaro Qiimo dhimis Kuhel dowradaan $4 Kabilaabata 15/1/2024 1laa 20/1/2023