875
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaa la.ogeysiinaa ardayda kutixan cashrka alfiyatu ibnu maalinka dib loobilaabi doono maalinta axadda tariikhdu tahay =21/4/2024
Waxaa la.ogeysiinaa ardayda shiiqa waxow nagula balamay inkitaabka jizka 1baad laga soobaxo inta lagujiro bisha ramadaan shiiqa xalay ow isoo wacay waxow ii sheegay iney kabaxday 4 ilaa5 qofood bis aaway 20ki kale qofood taas ceeb waaye
Bisha waxaa kadhiman 5maalin camal ardayeey waxaa leeska rabaa balanta shiiqa in la.oofiyo inta dhima haka soo baxdo intow ramadaanka ardayow ha fududeysan fariintaan shiiqa ey ka imaaday mahadsanid
