Kuliyada Barashada Luqada English ka
Open in Telegram
Kusoo dhawoow wll channel keena Cusub waxaan ku siin doonaa cashiro English oo Free ah
Show more1 980
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Posts Archive
OGAYSIIS DEEQ WAXBARASHO DEBEDEED
1. Jaamacadda Khalifa oo Imaaraatka ku taal, kana mid ah 200 ee jaamacadood ee adduunka ugu sarreeya, ayaa bixinaysa deeq waxbarasho oo u gaar ah ardayda Masterka iyo PHD-da diyaarinaya.
Noloshaada iyo caafimaadkaagaba ayaga ayaa dabbaraya, mushaar bille ahna way ku siinayaan, haddii aad hesho. Dalalka adduunka oo dhan ayay u furantahay deeqdaani.
Shuruudda la isku aqbalayo, iyo warqadaha lagaa rababa halkaan ka akhriso, isla meesha ayaadna ka helaysaa linkiga la iska diiwaangelinayo.
https://www.ku.ac.ae/graduate-admissions
2. Jaamacadda Oxford ayaa ayaduna bixinaysa deeq waxbarasho oo u gaar ah ardayda PHD-da diyaarinaya.
Ayaguna sidoo kale noloshaada, tegidhadaada, iyo mushaar fiican oo bille ah ayay bixinayaan, haddii lagu aqbalo.
Waxaa jira lacag isdiiwaangelin ah oo dadka laga qaado, laakin haddii aad passport Soomaali wadato waa lagaa cafinayaa
Shuruudda la isku aqbalayo, iyo warqadaha lagaa rababa halkaan ka akhriso, isla meesha ayaadna ka helaysaa linkiga la iska diiwaangelinayo.
https://www.path.ox.ac.uk/content/departmental-prize-dphil-studentship-competition
F.G. Deeqdaan xaraysashadeedu waxay xirmaysaa 3 December.
Haddii aadan adigu u baahnayn fadlan gaarsii u baahan.
Runtii majiro Qiimaha aan idinku barno School Online ah oo idinku baraya
Qiimaha aan idinku barno iyaga dhankoda wxey ka tahy diiwan galin
Lkn anaga mar walbo waxan eegnaa baahiyaha gaarka ee umadeena Soomaaliyeed
Qofkaan wa arday
Qofkaan ma shaqeeyo
Qofkan guri joog waaye.
Qofkan qiimo uu bil kasta wax ku barto ma heysto,
Dadbaa inoo fahmaya in aan meesha uso fadhisaney in aan cunno lacgta dadka
Lkn muhimada wxey tahy in aan adiga wax ku fa'ideyno inta dadaalkeena ah
Waxan jecelnahy hormarka dhalinteena somaliyeed, la shakeyso caalamka oo ku xirnow markasta
Wixii faah faahin iyo isdiwan galin ah kala xirir👇👇👇👇
@MrSahal
