en
Feedback
Geeraaro , heeso iyo sheekoyin

Geeraaro , heeso iyo sheekoyin

Open in Telegram
4 745
Subscribers
+224 hours
+137 days
+1730 days
Posts Archive
https://t.me/hamsTer_kombat_bot/start?startapp=kentId303990336 Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token airdrop! 💸 2k Coins as a first-time gift 🔥 25k Coins if you have Telegram Premium

Daqaradaa Nafteydiyo Hadii Aan Dilqiyo 'Dilqiyo Dilqiyo Diifta An Ildaranahay Dambarsaday Lugooyada Doqon Ruuxii Weheshadaa Cidluu Dugaag Ku Cunaya Damac iyo nasiibkuba Dooqeyga Yaabkaleh tii An dalbadayee Markaan Degay Dugsidii Durmadii an Dhigay Sidaa Doonahaye durbadiba uma Ladin DamqashadaSidiibuu Dabku Igu Baxaya.

hadaad islahayd ha cawdo🥹 cidhiidhi dartaa ha ooyo😭 calaacalna haw dhamaado😤 waxaan ahy caadigiiye 😎 ma noqon caykad filaysay🙏

Midab quruxeey mug wanaagay inagoo mid ah oo mataana ah markay cadawgeenu maqlaan mixnadooda meelay geeyaan markay waayaan murugo iyo ciil ha mutaystaan

hasaawahaagan tabiyo hadaladaadiiye👩🏻‍❤️‍💋‍👨🏽 hadyadahaad isiisan bugiyo laabta ku hayaaye💝 dumarkiyo haweeko dhan ban kugu hilmaamaye😍 Haka tagin ninkuu baahan baa kaa codsaday hiil e😭

Dadku kala wanaagsano badhbaad duray ka qaadaaye Badhna daymadoodi mar qudha lagu dawoobaaye

-Cad hadduu carada kaaga dhaco, amase ciidoobo - Caqli nimuu ku weyn yahay ma cuno, calafka qaarkiise - Anigana caruuraha yaryari, waa iga caynkaase - Maxaan Aadan Carab kala hadlaa, caaqil baan ahaye _ Cali dhuux.

-Cad hadduu carada kaaga dhaco, amase ciidoobo - Caqli nimuu ku weyn yahay ma cuno, calafka qaarkiise - Anigana caruuraha yaryari, waa iga caynkaase - Maxaan Aadan Carab kala hadlaa, caaqil baan ahaye _ Cali dhuux.

“Maandhoow Laxaad Kaan Qabbaa Laacib Baan Ahaye, “Maandhoow Liibaan Baan Kala Taggaa Leexa Dirrireede, “Maandhoow Laqdabbo Waan Ka Duudiyaa Tan Iyo Laalayse, “Maandhoow Waxaa Igu Lammaan Duciyo Liibaane.”

° Midabbada dabiiciga ah waa,muunad qaali ah ° Qof waliba mid buu caashaqaa,muhasho doomhiisa ° Anna waxaa muraaqeygu rida,madawga nuurnuura ° Dadka qaar masuugaase jira,jaadka loo madhaye ° Mar haddii la baadhaxo ma laha,micno sii culuse ° Caddaankaaba iib lagu mutaa,oo mashruuc gala e' ° Wax madowga gooyaa ma jiro,maal hadduu yahay ° Maarriin-dhalaal ruuxii ahoow,hayso midabkaaga. Nimco M. X. Ilbir Ilbir

Gob iyo nasab baad ahayde Qof loo galo waad ahayde Gayaan xula waad ahayde Hadaan gaabsadey walale Cishqigu gaagaxey dhankayga Gef mad galine yaqiinso Anun baa kugu gumoobey Qirash☺

Waxay tiri Sidii qamarkaad Indhaha qabato Iftiin qalaclaad Qalbiga galisoo Anaa quroxoow Qudhaada jantee Miyaaan qalbiyoow Qo
Waxay tiri Sidii qamarkaad Indhaha qabato Iftiin qalaclaad Qalbiga galisoo Anaa quroxoow Qudhaada jantee Miyaaan qalbiyoow Qofkale doonaa?.

Garoon lagu ciyaaraan noqdaye golayga maan diido Gacamaha iyo luga haygibuu qaarba gees tagaye intaan gudub ukala aalo maan meel isugu gaysto

- Garr-darradu ma guulaysatoo, waxaad ku garan taasna - Mid gafuurka duubtiyo midkii, gooja-cadde haystay - Labaduba galbade
- Garr-darradu ma guulaysatoo, waxaad ku garan taasna - Mid gafuurka duubtiyo midkii, gooja-cadde haystay - Labaduba galbade oo ka gude, gacan ku hayntiiye - Rag is guraya oo goob dagaal, gacanta maalaaya - Oo midiba geerida kan kale, gudun u soofaystay - Oon garasho xeer-beegti jirin, guurti nabadaysa - Oon garab aduunyada kahelin, ama gar-gaar door ah - Oo Cadaw guun ah goonyaha kajiro, boqol malyuun gaadhay - Gablan weeye soomaali iyo, gabbal dhaceediiyee - Saw Geesi hiil gala xabaal, galiya uun maaha - Saw gaadhka dhulka hooyo, uun iil kugura maaha - Saw nimanka go’ay ee ladilay, qabriga gee maaha - Gobonimo ka dheer iyo ileen, sharaf lagaadhaaye - Aduunyada ka gudho oo gunnimo, qabatin soomaha - Aakharana gunta naarta iyo, gogol cadaab maaha Allahay soomalida hakala qaboojiyo way is gurayaane

mar haduu karaamada qofku kaash ka jecelyahy kaba qaadis mooye kaalin gudasho laga waaa garashana haday kibis iyo kadab hel uuntahy had ba koobka shaahiyo nin kiraystay kama foga wax kariim kusiiyoo ifka aad ku lumisana waxa ugu kadeed badan sharaftood kun lacag ah iyo ku badalato keenada dadka ruux kufkaa ihi kolba kugu adoonsado

Asxaabta somaliya joogta telegram ka hadii la xiro waxaad nagala socon karaysaan WhatsApp group iyo linkagaan hoos idiinka muuqda https://chat.whatsapp.com/BSzVytHetruDaSXALx3C3m

Asxaabta somaliya joogta telegram ka hadii la xiro waxaad nagala socon karaysaan WhatsApp group iyo linkagaan hoos idiinka muuqda https://chat.whatsapp.com/BSzVytHetruDaSXALx3C3m

Qamar suugani naga cilmi badan yuu tuskii boholyowgu ku tiixay yu kusii tarmay xiise tandhaafay yay taariikhdu ku sheegtay tusaale yaa loo taagay sidii cilmi taalo waalay taagay😁😁😁

Abwaan jaamac kadiye Allaha unaxariisto e sida wararku sheegayaan, isaga oo salaada makhrib usocda ayaa lagu dilay duqaynta a
Abwaan jaamac kadiye Allaha unaxariisto e sida wararku sheegayaan, isaga oo salaada makhrib usocda ayaa lagu dilay duqaynta ay somaliland ku xasuuqayso shacabka laascaanood. Abwaanka suugaantiisa cajiibka ahayd waxaa kamid ahaa - “Suuf iyo alool la iskudaray siigo celin waa. - Socon wayday somaliland lagana sooyaac” Gabay kale waa isagii lahaa - “Geela ay wadaagaan markii gorofka looqaato - Godolkiisa kii doonayiyo kii ka gudhinaaya - Gacalkiyo nasteexooda iyo nacab ka gooynaaya - Hadii aanay garanayn dadkani ooy kagubanaynin - Miyaan anigu gaadh noqon karaa guudka ka ilaasha - Mise gobanimaan heli karaa aniga iigaar ah - Saw halkay ku gawracan yihiin dani igayn mayso” Mar kalena wuxuu yidhi allaha unaxariistee - “Sidii dumar lawada guursadooy daano kala gaadhay - Nin dareen walaalkiis kaqaba yaw ayaan daran - Hadaad daydo duul wada dhashoo diirka ka colooba - Iyagoo is wada diidan baa laga danaystaa” Naxariistii janno allaha siiyo abwaanka aamiin