en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 417 subscribers, ranking 11 621 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 417 subscribers.

According to the latest data from 18 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -168 over the last 30 days and by -2 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.08%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.10% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 711 views. Within the first day, a publication typically gains 191 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 19 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 417
Subscribers
-224 hours
-317 days
-16830 days
Posts Archive
+1

SAWIRADA.rar28.82 MB

#Wargilin_Muhiim_ah πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ @samewadeacademy

Poster Resources01.rar42.10 MB

Billboard Resource.rar15.84 MB

Calendar Resources.rar33.56 MB

Calendar Design 2025 | Baro Sida Loo Design Gareeyo Calendar 2025 | Illustrator πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ
Calendar Design 2025 | Baro Sida Loo Design Gareeyo Calendar 2025 | Illustrator πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://youtu.be/5BjStHOSwXE?si=EpBHj5aEDcL1twlq

#Rasmi Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 17aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan ino
#Rasmi Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 17aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 60 Maalin kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

#Rasmi Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 17aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan ino
#Rasmi Galabta waxa inoo Bilaabanayo Cashirada Dufcada 17aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo 60 Maalin kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Ka Fa'iideyso oo Baro xirfad Cusub 2025 Diiwan gilinta dufcadii 17aad Waxaa ka harsan Maalin Kaliya Waxayna si rasmi ah Fasal
Ka Fa'iideyso oo Baro xirfad Cusub 2025 Diiwan gilinta dufcadii 17aad Waxaa ka harsan Maalin Kaliya Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 11 January, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Haddii aad dib u dhigto salaadda, waxaad markaa qorsheysay dib u dhaca guul iyo qorsha kasta ee waxtar u leh nolasha aakhiro iyo adduun! Horumarka qofka bani’aadamka ah uu doonayo halka lagu gaaro waa salaadda . Allaha inagu xafido , aamin. Xuquuqda muuqaalka; TikTok/ Professor_yuul

Ka Fa'iideyso oo Baro xirfad Cusub 2025 Diiwan gilinta dufcadii 17aad Waxaa ka harsan kaliya 4 Maalin Waxayna si rasmi ah Fas
Ka Fa'iideyso oo Baro xirfad Cusub 2025 Diiwan gilinta dufcadii 17aad Waxaa ka harsan kaliya 4 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 11 January, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin. Mahadsanid------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_17aad Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 17aad ee Graphic Design Fasalada kal
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_17aad Waxaa inoo socda Diiwan Gilinta Dufcadii 17aad ee Graphic Design Fasalada kala ah Photoshop iyo Illustrator Diiwan Gilinta Waxay ku egtahay Jimco 10 Bisha January. ------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300