en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 327 subscribers, ranking 11 577 in the Education category and 486 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 327 subscribers.

According to the latest data from 29 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -186 over the last 30 days and by -19 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.26%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.08% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 739 views. Within the first day, a publication typically gains 187 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 30 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 327
Subscribers
-1924 hours
-707 days
-18630 days
Posts Archive
📚SIDA LOOGU OGAADO QOFKA KU JECEL SAACAD GUDAHOODA. Pdf 📄 WAA KAN BUUGA DEGSO ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚SIDA LOOGU OGAADO QOFKA KU JECEL SAACAD GUDAHOODA. Pdf 📄 WAA BUUG AAD U XIISO BADAN OO IN BADAN DHALINTA KA CAAWINAYO INAY
📚SIDA LOOGU OGAADO QOFKA KU JECEL SAACAD GUDAHOODA. Pdf 📄 WAA BUUG AAD U XIISO BADAN OO IN BADAN DHALINTA KA CAAWINAYO INAY OGAADAN QOFKA JECEL ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚JACAYL GUULAYSTAY . Pdf ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚JACAYL GUUL DARAYSTAY. Pdf 📄 WAA BUUG SHEEKO XIISABADAN OO KU SAHABSAN JACAYL GUUL DARAYSTAY DHIBKIISA ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻
📚JACAYL GUUL DARAYSTAY. Pdf 📄 WAA BUUG SHEEKO XIISABADAN OO KU SAHABSAN JACAYL GUUL DARAYSTAY DHIBKIISA ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

goor dhow iyo buug cusub oo xiiso badan insha allah

Hadii ay jiraan qof aan wili fahmin sida loo download gareeyo buugagta ku jira groupka waxan jclan lahaa in ay inala soo xiriiran si aan uga caawino una fahansiino qaabka ay ula degi lahaayeen buugaagta madama u jeedkena uu yahay inaan kala fa'iideysano cid walbo groupka ku jirtana ay nala fa'iideysato mahad sanidiin wixii su'aalo ama talo ah kala xiriir @suldan_fiqi ama @som_motivation

Asxaabta waxaan idinsoo duubay muuqaal dheer kaas oo aan kaga jwbayo su'aaloyiin badan oo ay Asxaabta nagu ina soo weydiiyeen kuwaas oo kala ah 1) sideen buuga ula degaa? 2) qaabkeen ku helaa buug hore loosoo dhigay? 3) xagee uu mobilke ka galaa buuga marka aan lasoo dego? 4) qaabkeen magac ugu qoraa buuga aan lasoo degay? 5) ma jirtaa meel si fudud aan kaga heli karo buugagta kaliya? dhamaan su'aalahaas iyo kuwa kale oo badan ayaan muuqaalkan kaga jwbay waxaan rajeynaa inaad si fcn u daawatan oo aad ka fa'iidan jwbahaas hadii aad su'aalo kale qabtidna kala xiriir @suldan_fiqi ama @som_motivation F.g waxaan ka cudurdarana muuqaalka oo size kiisa aad u balaaran madaama aan kaga jwbayi su'aalihii malinka ugu horeyo ilaa maanta ay dadka intoda badan ina soo weydiinayeen muuqaalkana uu yahay full HD ka raali noqda mahad sanidiin Asxaabta inagu xeran

Asc asxaabta heshay buuga AFGANBIGII Dhicisoobay iyo kuwaan helinba waxaan idin leenahy waa lagu soo celinay insha allah ⚠️⚠️⚠️⚠️DIGNIIN ⚠️⚠️⚠️⚠️ waxaa looga dhigayaa cidii heshay buuga in ayna iib iyo wx lamida kula kicin oo xuquuqdiisa iska leeye kaamil A.ali iyo in ayna loo adeegsankarin WHATSAPP ka iyo wixii la mid ah ee qofkii heley uu isaguun ku koobnaado ⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️

📚 AFGANBIGII DHICISOOBAY. pdf 📄 BUUGA AFGANBIGII DHICISOOBAY EE TURKIGA WXAA UU KA KOOBANYAHAY 3 QAYBOOD OO MUHIIM AH ⭐️FULINTA ISKU DAYGII AFGANBIIGA ⭐️FASHILKII AFGANBIGA ⭐️SHIRQOOLKII SHISHEEYAHA 🌟 IYO QODOBO KALE OO XIISE LEH 📍QORAAGA BUUGA:KAAMIL A.ALI 💥TIRADA XAASHIYAH: 239 PGS 🔐SIZE KIISA : 44 MB ⚙FORMAT KIISA : PDF WAA YIMI BUUGU EE HALA SOO QARXIYO ❤️👍 GALABTA MARKAY SAACADU TAHAY 3:00 PM KA EEG @SOMALIBOOK

Barbara Bush, oo aheyd xaaska madaxweynihii 41-aad ee Mareykanka Goerge H W Bush,dhawaana geeriyootay, aheydna hooyadii dhashay madaxweynihii 43-aad ee maraykanka Goergr W. Bush, ayaa wareysi uu CNN-ku ka qaaday waxa uu wariyuhu ku weydiiyay "Barbara Bush, 4 sano ayaad aheyd Marwada koowaad ee Mareykanka, 4 kalena waxaad aheyd Marwada labaad, wiilkaaguna wuxuu ahaa madaxweynaha Mareykanka muddo 8 sano, balse adiga oo jaaniskaas badan helay marna si fiican ugamaad soo muuqan Aqalka-cad, markaa maxaa kuu diiday inaad magac sameyso oo aad caan noqoto sida Hillary Clinton iyo Michelle Obama"Barbara Bush waxay bixisay jawaab wariyihii aamusiisay.  Waxay tiri.......................... Sheekadaan waan hubaa in aad wax badan ka faa'iidi doonto,iyadoo dhammeystiran linkiga hoose taabo. http://t.me/joinchat/Mvuxo1Gbb1UYX9n_gcgGOA

Asc wrm wbr Dhmaan asxaabta ku xeran groupyadeena waxaan ogeysiinaynaa inaan u hayno fursad qaali oo ay nagala qayb qaadan karaan gudbinta wanaaga iyo inaan sare u qaadno wacya gilinta bulshada. Waxaan u baahanahay 10 qof oo nagala shaqaysa arinkaas aan kor kusoo sheegay Wey soo codsan kartaa cidwalbo oo jecel inay nagala shaqeyso wanaga Balse waxaan kala bixi doonaa 10 qof oo iskugu jira wiilaal iyo badho wiliba si siman 5 wiil iyo 5 gabdho Waxaa jiro doono qaab loo kala saari doono dadka soo codsanayo inay nala shaqeeyaan dadka ku guuleysta uguna tayada sareysa waxay nagala shaqayn doonaan pagekena same wade kaas oo ay ku xeran yihhiin dad kabdan 35 kun (sodon iyo shan kun dad ka badan) waa kan pagekena https://m.facebook.com/samewade2233 Hadii aad diyaar u tahay inaad wanaga nagala shaqeyso la xiriir @suldan_fiqi Wixii faafahina ahna asiga aad ka wareysan doontaan mahad sanidiin

🛎📕HAYEE ASXAABTA BUUGA WAA IS KEENAY HADUU ALLE IDHAAH DO DHAWAAN WAAN SOO FASIXI DOONAAA 👍❤️

Asc asxaapeey waa YouTube channel keena sun code academy oo aan idinkula wadaago design nada iyo waxyabaha kale ee muhiimka ah fadlan soo bokho subscribe na dheh

Flag 🏁 mockup

Fadlan kuso biir hoyga design ka ee (@suncodeacademy) @Suncode2 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @same
Fadlan kuso biir hoyga design ka ee (@suncodeacademy) @Suncode2 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

Fadlan kuso biir hoyga design ka ee (@suncodeacademy) @Suncode2 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @same
Fadlan kuso biir hoyga design ka ee (@suncodeacademy) @Suncode2 🦋 ➠: @Som_read 🦋 ➠: @som_wall 🦋 ➠: @somalibook 🦋 ➠: @samewade 🦋 ➠: @samewadegroup 🦋 ➠: @suncodeacademy 🦋 ➠: @som_sub ❤️Codso: @Buugaagbot ...... ka fa'iidayso Wakhtigaaga.........

Hadiii wx ciladi kaa haysato 🛎download ka ama buugta oo kuu furmayn xalka waaa laguu hayaa eee hamoogaan @farsamooyin

Sugaayo yaan lagaaga hore dhawaan ayuuu dabka soo saaranyahay🔥🔥 Hadii aad xiisaynaysay ◇◇ COMMENT ga hadh tira oo habuuxsam
Sugaayo yaan lagaaga hore dhawaan ayuuu dabka soo saaranyahay🔥🔥 Hadii aad xiisaynaysay ◇◇ COMMENT ga hadh tira oo habuuxsamo ◇◇ 👉coming soon👈

📚The Ottoman Empire Pdf, 1700–1922 ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪