Koryaal
Open in Telegram
Koryaal TV 📺 Warar 📰 | Madadaalo 🎭 | Dhaqan 🌍 | Siyaasad 🏛 | Ganacsi 💼 | Dhaqaale 💰 | Wacyigelin Diini 🕌 Geeska Afrika, Afrika & Caalamka 🌐
Show moreFinland837The category is not specified
2 988
Subscribers
No data24 hours
No data7 days
No data30 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
August '26
August '260
in 0 channels
July '260
in 0 channels
Get PRO
June '260
in 0 channels
Get PRO
May '260
in 0 channels
Get PRO
April '260
in 0 channels
Get PRO
March '260
in 0 channels
Get PRO
February '260
in 0 channels
Get PRO
January '260
in 0 channels
Get PRO
December '250
in 0 channels
Get PRO
November '250
in 0 channels
Get PRO
October '250
in 0 channels
Get PRO
September '250
in 0 channels
Get PRO
August '250
in 0 channels
Get PRO
July '250
in 0 channels
Get PRO
June '250
in 0 channels
Get PRO
May '250
in 0 channels
Get PRO
April '250
in 0 channels
Get PRO
March '250
in 0 channels
Get PRO
February '250
in 0 channels
Get PRO
January '250
in 0 channels
Get PRO
December '24
+7
in 0 channels
Get PRO
November '24
+15
in 0 channels
Get PRO
October '24
+30
in 0 channels
Get PRO
September '24
+15
in 0 channels
Get PRO
August '24
+7
in 0 channels
Get PRO
July '240
in 0 channels
Get PRO
June '240
in 0 channels
Get PRO
May '24
+3
in 0 channels
Get PRO
April '240
in 0 channels
Get PRO
March '24
+4
in 0 channels
Get PRO
February '24
+39
in 0 channels
Get PRO
January '24
+86
in 0 channels
Get PRO
December '23
+55
in 0 channels
Get PRO
November '23
+9
in 0 channels
Get PRO
October '23
+19
in 0 channels
Get PRO
September '23
+30
in 0 channels
Get PRO
August '23
+58
in 0 channels
Get PRO
July '23
+27
in 0 channels
Get PRO
June '23
+17
in 0 channels
Get PRO
May '23
+11
in 0 channels
Get PRO
April '23
+27
in 0 channels
Get PRO
March '23
+31
in 0 channels
Get PRO
February '23
+24
in 0 channels
Get PRO
January '23
+44
in 0 channels
Get PRO
December '22
+76
in 0 channels
Get PRO
November '22
+68
in 0 channels
Get PRO
October '22
+33
in 0 channels
Get PRO
September '22
+33
in 0 channels
Get PRO
August '22
+74
in 0 channels
Get PRO
July '22
+111
in 0 channels
Get PRO
June '22
+98
in 0 channels
Get PRO
May '22
+100
in 0 channels
Get PRO
April '22
+124
in 0 channels
Get PRO
March '22
+177
in 0 channels
Get PRO
February '22
+122
in 0 channels
Get PRO
January '22
+146
in 0 channels
Get PRO
December '21
+177
in 0 channels
Get PRO
November '21
+189
in 0 channels
Get PRO
October '21
+354
in 0 channels
Get PRO
September '21
+349
in 0 channels
Get PRO
August '21
+614
in 0 channels
Get PRO
July '21
+202
in 0 channels
Get PRO
June '21
+278
in 0 channels
Get PRO
May '21
+306
in 0 channels
Get PRO
April '21
+381
in 0 channels
Get PRO
March '21
+1 209
in 0 channels
Get PRO
February '21
+801
in 0 channels
Channel Posts
Ma ogtahay in Moobilku sababo dab ka kaca Guriga... Taliyaha Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo sharaxaya halkan ka daawo.
| 2 | Sawir qaadahan wuxa uu muuqaal ka duubayaa dusha sare ee diyaarad uu saarnaa oo dulmaraysay badda, u fiirso waxa sidaa u galayo wajigiisa waa xooga dabaysha. | 629 |
| 3 | Muuqaallo laga baahiyay labo qabiil oo ku dagaallamay dalka Papua New Guinea, oo ku yaal koonfur-galbeed ee Baasifigga ayaa warbaahinta qabsaday, kaddib markii la arkay in dagaalka labada qabiil dhex maray ay hub ahaan u adeegsadeen qaanso, fallaar iyo waraf. In ka badan 12 qof ayaa dhaawacyo culus ay ka soo gaareen dagaalkan, kuwaasoo qaarkood fallaarta ay ka gashay indhaha, sida uu baahiyay telefishinka Press Tv.
Dalka Papua New Guinea, ayaa ka mid ah meelaha aysan wali noloshan casriga ah ee dhibta iyo dheefta wada leh gaarin. | 587 |
| 4 | Dhacdadan oo maalintii sabtida ka dhacday magaalada shabwa ee dalka Yemen ayaa haysta baraha bulshada ee ay ku kulmaan dadka Yementu, dhacdada ayaa u dhacday in ninkan loo haysto dalka oo la odhan jirey Amiin Nasser Baxaaj uu diley nin ka soo jeeda qabiil la yidhaahdo Alasuud kadibna uu baxsaday oo u galay qabiil sadexaad, sida uu yahay dhaqanka qabiil ee ay ka siman yihiin Yementa iyo soomalidu, Amiin waxaa ka daba tegey aabihii iyo odayaashii qabiilka uu ka dhashay iyo odayaal dhexdhexaad ah oo ka soo jeeda qabiilka sadexaad ee uu ugu tegey maganta si ay u soo qabtaan oo u hor keenaan cadaalada iyaga oo ka feejigan in ay isku dhacaan labada qabiil Baxaaj iyo Alasuud, odayaashii qabiilka Baxaaj oo ay weheliyaan odayaashii dhexda ahaa iyo Amiin aabihi waxa ay Amiin gacanta u geliyeen qabiilka Alasuud. Arinta la yaabka iyo filan waaga noqotay ee laga wada xumaaday ayaa ah in qabiilka Alasuud markii Amiin loo geliyey gacanta aanay samayn sidii la filaayey | 427 |
| 5 | Qaab dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, Tan waa soo jeedinta koowaad. | 300 |
| 6 | Sucuudiga oo baraf kada ay Gobolka Tabuuk xiliyadan lagu jiro qaboobaha aya baraf badan ka daaa Wadanka Sacuudiga | 333 |
| 7 | Waa sheeko run ah, waxay ka dhacday Sucuudiga sida la sheegay.
Nin baa xaaskiisa uga shakiyey in uu jin durreeyey, kaddibna wuu kaxeeyey oo nin sheekh ah buu u geeyey si uu Quraan ugu akhriyo.
Markuu ku akhriyey ayuu jinkii ka dhex qayliyey haweenaydii, wuxuuna yidhi waan ka baxayaa, laakiin shardi baan ku xidhayaa?
Sheekhii wuxuu ku yidhi bax shardi la'aan.
Jinnigii: horta iga dhegayso shardigayga marka hore.
Sheekhii: haye sheeg.
Jinkii: Waan ka baxayaa, laakiin waxaan gelayaa ninkeeda!!
Ninkii baa isaga oo argagaxsan meeshii ka booday.
Sheekhii: Maya, ma gelaysid ee bax.
Jinnigii: ma ogtahay sababta aan u doonayo in aan ninka u galo?
Sheekhii: Maxaad u doonaysaa?
Jinnigii: ninku ma tukado!
Sheekhii: Waar ma dhabbaa, waxa uu sheegayaa?
Ninkii: Waan tukadaa wallaahi, waa beentii!
Sheekhii: Jinniyow dhegayso, ka bax, gurigooda agtiisa fadhiiso, haddii uu tukan waayo gal.
Jinnigii: haye.
Muddo kaddib, ayay haweeneydii la soo xidhiidhay sheekhii, oo u mahad celisay, wuxuuna weydiiyay xaalka ninkeedii.
Waxay tidhi: Isagaa fura albaabada masjidka!! kkkk
Sheekhii intuu aad u qoslay ayuu saaxiibadii oo la fadhiya ku yidhi: jinkii waxaannu u dirnay shaqadii "Hay'addii wanaag farista iyo xumaan reebista" kkkk
Waxa la sheegay in aanu gabadha jin ba ku jirine ay sheekha kula heshiisay sidii uu ninkeedu u tukan lahaa! Kkk
Qaar badan baa u baahan in uu jin galo si ay u tukadaan kkkk
Dumarow raggiina salaadda ku ilaaliya.
Xigasho : Dr abdiqani beder | 379 |
| 8 | No text... | 361 |
| 9 | Nidaam Waxbarasho oo dhamaystiran waxa uu koobsanayaa waxyaabahan:
- Cilmiga Diiniga ah,
- Cilmiga Sayniska iyo tignoolajiyadda,
- Cilmiga bulshada iyo dhaqaalaha,
- Xirfadda fagaare ka hadalka, doodda, iyo guud ahaan macaamilka (emotional intelligence EQ)
- Xirfadda cilmi baadhista iyo qoraalka,
- Ciyaaraha kala duwan oo jidhka iyo dhaqanka labadaba dhisa gaar ahaan adkaysiga, joogtaynya, hiigsiga iyo ka dhabaynta yool kooxeed.
- Luqadaha waawayn ee dunida lagaga hadlo,
- Wadaniyadda iyo u adeegidda bulshada,
- Xirfadaha wax soo saarka.
Maxaad ku dari lahayd?
Maxamed daahir | 860 |
| 10 | Shaqsiyaadka awoodda leh ee isku kalsooni inta badan, dadka ay ka sareeyaan dhulka kuma siidaayaan! Balse waxa ay isku dayaan in ay caawiyaan ama ay u noqdaan wiish ama jaranjaro ay ku gaadhaan meesha ay doonayaan. Always be the bigger and humble person and respect with all others. But not an arrogance and pride!
mukhtar maxamed | 1 094 |
| 11 | U sheega Jiilkan Danbe
U sheega jiilkan danbe in aqoonta iyo waxbarashadu ay tahay aas'aaska nolosha isla markaana ay ku dedaalaan. U sheega jiilkan danbe in ay muhiim tahay in aad yeelato aqoon iyo xirfad si aad u shaqaysato una kafayso noloshaada iyo nolosha cidda aad masuul ka noqon doonto. U sheega jillkan danbe in noloshu ka balaadhan tahay sawir iyo muuqaal la iska duubo oo baraha bulshada la soo dhigo. U sheega jiilkan danbe in aanay macne samaynayn in aad caan tahay ama aad saaxiibo kugu xidhan haddii aanad si togan uga faa'idaysanayn. U sheega jiilkan danbe in waqtiga ay galinayaan muuqaalkooda iyo labiskooda in ay galiyaan kobcinta maskaxdooda iyo aqoontooda. U sheega jiilkan cusub in aan waligood masuul laga ahaanayn ee beri ka maalin iyaga laga rabo in ay masuul noqdaan. U sheega jiilkan danbe in uu sugayso jid dheer oo marar badan ay ku keliyoobi doonaan isla markaana ay tahay in ay sii diyaarsadaan sahaydii ay kaga bixi lahaayeen.
U sheega jiilkan danbe (hablaha) in aanay midabkooda oo ay beddelaan iyo jidhkooda oo ay qaawiyaan waxba ku helayn. U sheega jiilkan danbe (wiilasha) in timaha oo la raameeyo iyo meelahaa oo ay is qalqaloociyaan, masuuliyad ka balaadhani ay u taal. U sheega jiilkan danbe in berri ka maalin ay noqonayaan qoysas isla markaana soo saari doonaan ubad ay tusaale u noqon doonaan.
U sheega jiilkan danbe in ay hammi/yool yeeshaan oo ay meel fog hiigsadaan. U sheega jiilkan danbe in ay fursado badan ay haystaan oo ay tahay in ay ka faa'idaystaan. U sheega jiilkan danbe in ay mustaqbalka ka fikiraan oo ay xirfado bartaan, afaf kala duwan bartaan, shaqooyin raadsadaan, ganacsiyo samaystaan, safraan, dadka guulaystay la saaxiibaan, dhaqaale sameeyaan, wax uruursadaan, noloshana waajahaan. U sheega jiilkan danbe in ay daawashada heesaha iyo tiktoka ku beddelaan daawashada casharo anfacaya noloshooda. U sheega jiilkan in ay ku daydaan dadka guulaystay ee aanay ku dayan dadka nolosha ka dhacay!
U sheega jiilkan danbe in ay xidhiidhka Ilaahay ku dedaalaan, waalidkood ay ka ducaystaan, masaakiinta ay caawiyaan, ubadkooda ka yaryar waxbarashada ka caawiyaan waqtigooda wax fiican uga faa’ideeyaan.
Ha iska raalli ahaadaan haddii aan ku talax tagay!
Mullaaxo | 1 287 |
| 12 | Makhaayadda markuu soo galo ayuu cunno dalbanayaa, deedna markuu wax walba cuno oo cabbo ee loo keeno lacagtii biil ka, ayuu qufacayaa oo indhaha caddaynayaa deedna dhul ka ayuu isku tuurayaa wuxuuna leeyahay "wadne xanuun kii baa igu soo kacay" wuuna suuxayaa, amblunce, ayaa loogu yeeraya lacagtiina waa laga cifinayaa.
Ilaa 20 makhaayadoos markuu saas ku smaeeyay ayaa maalin dhawayd la fahmay, boolis ka ayaana xiray. Spain ayuu joogaa xariif ka xammaashaa. | 1 201 |
| 13 | Isbadal Inaad Raadisaa laba shaybay Ubahan Tahay
1. Waa #Search for Opportunities.
Raadi Fursadaha Nololeed
Ha Quusanin Hays odhan There's no Way ..
There's away.............
Kalabadna Waa
2. #Experiment and take the risks
Ha Cabsan ee Tijaabi oo Riskska Qaado
Guulo badan Waad Xaqiijin Marka
Ilhayw Na ilaali | 1 828 |
| 14 | Sharciga 8 8 8
—————
U qeybi 24 kaaga saacadood ( 8, 8, 8 )sideed sideed saacadood si aad u samayso dheelitiran nololeed oo wanaagsan oo noloshaada ah.
1. Sideed saacadood oo shaqo adag ah.
2. Sideed saacadood oo hurdo kugu filana.
3. Sideed saacadood ood ku bixiso 3 F’s , 3 H’s , 3s.
3 F’s = Family , Friends, and faith , Qoyskaaga, Asxaabtaada, iyo Iimaankaaga.
3 H’s = Health, Hygiene, and hobby, Caafimaadkaaga, Nadaafadaada, iyo rajooyinkaaga .
3 S = Soul, Service, Smile , Ruuxdaada, adeegyadaada , Dhoolcadayntaada.
Qaacidadani waa isku dheelitirka maaraynta wakhtiga iyo nolosha, waxayna tahay 8+8+8= 24 sideed saddex marka lagu dhufto waxay soo baxaysaa 24 ka saacadood ee wakhtigu yahay.
Abdinasir Mohamed Ismail | 2 362 |
| 15 | Hal-Ku-Dhegyo Xikmadaysan Oo Laga Reebay Hal-Abuurro Caalami Ah
– Inta aad muujisato wax badan oo kale ha kaaga hooseeyaan, inta aad og tahay in ka yarna sheeg. (Shakespeare)
– Geesinimadu ma’aha in aad aargoosato, balse waa inta aad dulqaad iyo Samir leedahay. (Shakespeare)
– Si aynu dadka ugu qancinno sida aynu u fikirayno, marka hore waa in aynu fahamno sida ay iyagu u fikirayaan. Haddii aad doonayso in aad adigu wax hoggaamisana waxaa lama huraan ah in aad ogolaato in adiga lagu hoggaamiyo. (William Hazlitt)
– Qof aan fikirini waa dameeri-dhaan-raacday… qof in uu fikiraba aan awoodi karinina waa doqon, laakiin qofka aan kuba dhiirranayn in uu fikiro, kaasi waa addoon. (Sir William Drummond)
– Waa ay adag tahay in ruux jaahil ah aad dood kaga adkaataa. (Willaim McDo)
– Hiddaha iyo dhaqanku waa hanuun iyo gadhwadeen ee yey noqon xabsi (William Somerset Mugeam)
– Ujeedada cilmigu ma’aha in xaqiiqada la ogaado, balse waa in qiyamka wanaagsan la barto (Dean William Laing)
– Adduunyada waxa ugu weyn ee ku dhaqani waa aadamaha, aadamaha waxa ugu weyn ee ku jiraana waa caqliga (Sir William Hamilton).
Diyaariye: Kamaal marjaan | 2 119 |
| 16 | No text... | 1 586 |
| 17 | Sawirkan aan idinla wadaagay waxaa jira wax la yidhaahdo "Dooxada niyadjabka" oo qofku marka uu isbadal ku dhaqaaqo isbuucyadda hore waxaa laga yaabaa inuusan wax isbadal ah arkin laakiin waa inta ugu muhiimsan ee la doonayo qofku inuu cagaha dhulka kusii hayo, oo uu u sabro
Marka aad isbedel ku dhaqaaqdo tusaale: waxaad isku dayday inaad Miisaan iska dhinto oo aad caafimaadkaaga ilaaliso, waxaa jirta hal shey oo dadka intooda badan niyadjab ku rida oo ay u guuldaraystaan taas oo ah inay waxbadan rajeeyaan oo ay niyada gashadaan waxyaabo badan balse ay u noqon weydo isbuucyadda hore, kadibna iyagoo inyar u dhimantahay halkaas ku joojiya.
Markasta rajadaada meel sare ha geynin sababtoo ah, marka aad aragto inaad sidaadii tahay oo hal kiilo kaa dhici la'dahay adigana aad sugaysay inay 10 kiilo kaa dhacdo waxaa dadku badankood ku dhacda inay iska daayaan oo ay halkaas kaga haraan, hadafkii ay doonayeen inay gaaraan.
MAXAA XAL AH?
Markasta ha filan inaad markiiba isbadalka aragto ee waxaad ku dadaashaa inaad hab samaysato (System) oo aad systemkaas ku kalsoonaato tusaale: adiga waxaad ku dadaashaa maalinkii saacad inaad jiimka tagto cuntadana iska saxdo bes, systemkaas raac laakiin maalinkasta miisaan ha fuulfuulin.
caseer | 1 765 |
| 18 | No text... | 1 410 |
| 19 | Warkoo koobani waxa weeyi in
1- guushu aanay ku xidhnayn wax wayn oo la qabto sida ay ugu xidhantahay joogtaynta
2- guulaha waawayni uma baahna aan ka ahayn kaliya caado yar oo wanaagsan oo la joogteeyo
3- marka aad joogtayso caado yar oo kooban waxaad si kadis ah u arkaysaa adigoo in badan dhaafay yoolkaagii sannad ama laba sanno gudohood
Waa kitaabka cajiibka ah ee ( Aragtida midhaha fustuqa)
Waxaan ku daray : ha ku fekerin inaad guul uun ku boodo ee ku fikir inaad dhisto caadooyin maalinle ah oo wanaagsan waxaad is arki uun adigoo si toos ah u dhex jooga gusha aad goobaysay ama raadinaysay | 1 521 |
| 20 | dhakhtar Maraykan ah aya sidan usharaxay oo ku tilmaamay sida ugu dhakhsaha badan ee ay Oxygen ku gaadho wadnaha iyo sanbabada marka qofka naqasku ku dhego waa dariiqada sujuuda
hada aayadana ufiirso macnnaheeda iyo amarka Ilaahay "swt" ina faray 1400 oo sanno ka hor marka aynu galno xaaladas oo kale
وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ " يَضِيقُ صَدْرُكَ " بِمَا يَقُولُونَ فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَكُن مِّنَ "السَّاجِدِينَ " .. | 1 522 |
